Durban Arag

Durban Arag Hoyga warka , warbixinta , fanka iyo madadaalada.

31/01/2024

Fursadda ka faaidayso 🎅🏻

Xamda oo kale Gabdhaha Somaliyed Waa Ka Buuxaan Laakiin Saaxiibkeed oo Kale ayaa Ragga kuyar.Xamda aadan Ciise oo ah Gab...
31/01/2024

Xamda oo kale Gabdhaha Somaliyed Waa Ka Buuxaan Laakiin Saaxiibkeed oo Kale ayaa Ragga kuyar.

Xamda aadan Ciise oo ah Gabar Da'yar ayaa Muuqaalkeedu Qabsaday Baraha Bulshada iyadoo Ay Soo Jiidatay Bulshada Sida Degan oo kalsoonidu Kujirto ee ay ugu Faanayso Saaxiibkeed ama Wiilka Xiriirku kala Dhaxeeyo, Xamda Waxay Sheegaysaa in uu abaal Badan ugalay isla Markaasna Duco iyo amaan ayey Kala Dul Dhacaysaa.

Hadii nin waliba wanaajiyo gabdhaha uu lasocdo ama qabo, walaal iyo wehel u noqdo waxaan aaminsanahay in sida Xamda oo kale u noqonayso meel walbana kaga faanayso.

31/01/2024

Af suuqddi caadiya 🙆🏻‍♂️

DEGDEG:  Maamul goboleedka Somaliland waxaa u billowday bur bur iyo kala go' maadaama maamul cusub dhawaan looga dhawaaq...
11/01/2024

DEGDEG: Maamul goboleedka Somaliland waxaa u billowday bur bur iyo kala go' maadaama maamul cusub dhawaan looga dhawaaqayo Saylac, kaasoo magaciisu yahay GUBAN-LAND OF SOMALIA.

Ujeedka dhismaha maamulkan cusub waa in Somaliland la dareensiiyo ficilka qaldan ee Badda Somalia ay kula saaxiib Itoobiya oo ah Cadowga koowaad ee Somalia.

Maalmaha soo socda waxaa la filayaa in lagu dhawaaqo maamulkii burburin lahaa Somaliland, maadaama Muuse Biixi galay qiyaano Qaran oo waddankiisii qeyb kamid ah iibsaday.

Horay waxaa isku Casilay Wasiirkii Gaashaandhigga Somaliland oo kasoo jeeday Saylac, wuxuu beel ahaan kasoo jeeday Ceesaha Somaliland wax ka daga.

Cali Aadan Muumin

‘’Soomaaliya iyo Itoobiya waxay wada galeen heshiis ah in ay iska kaashanayaan badda iyo dhulka intaba, heshiiskaas oo q...
11/01/2024

‘’Soomaaliya iyo Itoobiya waxay wada galeen heshiis ah in ay iska kaashanayaan badda iyo dhulka intaba, heshiiskaas oo qarsoodi ka ahaa dhammaan ummadda Soomaalida’’ Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday Ciidankii Soomaaliya ee tababarka u joogey gudaha dalka Eritrea.Waa ciidan...
10/07/2022

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday Ciidankii Soomaaliya ee tababarka u joogey gudaha dalka Eritrea.

Waa ciidankii ugu badnaa ee dal shisheeye u tababaro dalka Soomaaliya.

Aabe Shiinees ah ayaa oohin iska baroortay, sababtoo ah wiil uu dhalay ayaa xisaabta 6/100 keenay (Boqol meel lagu saxay...
06/07/2022

Aabe Shiinees ah ayaa oohin iska baroortay, sababtoo ah wiil uu dhalay ayaa xisaabta 6/100 keenay (Boqol meel lagu saxayay lix dhibic oo keliya keenay).

Wuxuu dhahay muddo sanad ah ayaan maalin walba xisaabta ugu celinayay, habeeno la dhafrayay, hadda dedaalkaygii dhan wuu beer dareeyay, asiga ha is bixiyo hadda kedib.

Shabakad Qilu Evening News la dhaho ayaa muuqaalka odayga 11 maalin kahor soo dhigtay.

Waan ka xumahay dhabtii, ninkaan caloosha ayuu na huriyay.

War Cusub : Mareykanka oo China ku eedeyay inay ka fikirayaan inay la wareegaan Dayaxa.BBC
06/07/2022

War Cusub : Mareykanka oo China ku eedeyay inay ka fikirayaan inay la wareegaan Dayaxa.

BBC

Wehel-Jacayl 😂FG: Buugga waxa la soo bandhiggayaa 7-7-2022, Moole venue, magaalada Hargaysa InshaAllah.
04/07/2022

Wehel-Jacayl 😂

FG: Buugga waxa la soo bandhiggayaa 7-7-2022, Moole venue, magaalada Hargaysa InshaAllah.

War Dag Dag : Christian Eriksen ayaa hashiis 3 sano ah la gaaray kooxda Manchestar United. Waana saxiixooda labaad
04/07/2022

War Dag Dag : Christian Eriksen ayaa hashiis 3 sano ah la gaaray kooxda Manchestar United. Waana saxiixooda labaad

04/07/2022

Shaqo noocee ah ayaad jeclaan lahayd inaad qabato haddaanad lacag ka welwelayn?

Xikmad Ajnabi ah ayaa waxay dhahdaa:Talo dumar, dumarka oo keliya ayay ku haboon tahay.Waxay ka wadaan, in nin ahaan ays...
04/07/2022

Xikmad Ajnabi ah ayaa waxay dhahdaa:

Talo dumar, dumarka oo keliya ayay ku haboon tahay.

Waxay ka wadaan, in nin ahaan aysan inta ugu badan kugu habooneyn talooyinka dhanka dumarka kaa soo gaara.

War bal kawarama arrinkaas?
Ra'yi bisil naga siiya bal, run iyo been xikmaddaasi waxay tahay.

Maalin wanaagsan 😊

Shirkadda Apple ayaa codsatay in waqti la siiyo oo ay kusoo jawaabaan kahor inta aysan u hogaansamin amarka Mareykanka e...
03/07/2022

Shirkadda Apple ayaa codsatay in waqti la siiyo oo ay kusoo jawaabaan kahor inta aysan u hogaansamin amarka Mareykanka ee ahaa inay iska tiraan aalada Tiktok.

Milkiilayaasha maqaayadaha lagu cuno Muufada sawirka idinkaga muuqata ayaa sheegay in Dhalinyaro badan Yurub ugu yimaada...
03/07/2022

Milkiilayaasha maqaayadaha lagu cuno Muufada sawirka idinkaga muuqata ayaa sheegay in Dhalinyaro badan Yurub ugu yimaadaan sidii ay u cuni lahaayeen muufadan.

Muufooyinka noocaan ah ayaa inta badan waxaa caan ku ah degmooyinka Yaaqshiid iyo Kaaraan

Madaarka Berbera maxaa ka socda ?18 Jun 2022 waxa yimi Madaarka Berbera 72 Shaqaale Ajaaniba ah, waxa ka socota Shaqo dh...
03/07/2022

Madaarka Berbera maxaa ka socda ?

18 Jun 2022 waxa yimi Madaarka Berbera 72 Shaqaale Ajaaniba ah, waxa ka socota Shaqo dhisme ah Shaqaalaha gudaha Madaarka in ay galaan looma ogola, waxaana la fasaxay 15 Maalmood. waxa halkaa ka socota hawl weyn oo Deegaanka iyo dadku xaq u leeyihiin in ay ogaadaan waxa soo kordhay?

cidda loo dhisaayo dhismayaasha degenaan shaha ah? Ha’yadda Madaarada Somaliland waa in ay faahfahin ka siisa Shacabka Somaliland Madaarka Berbera Dhismaha laga wado hawsha lagu qabanaayo?

Xoghaye Maxamed-sidiiq Dhamme

03/07/2022

Siddeed isku barateen Saaxiibkaaga ugu fiican?

Address


Telephone

+256793179851

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Durban Arag posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share