Hawlkar Media Network

  • Home
  • Hawlkar Media Network

Hawlkar Media Network news, analysis documentary and other materials

05/05/2022

Prioritizing mental health is important during times of high stress, like the pandemic and other crises.
Find moments of happiness by relaxing, practicing mindfulness and connecting with friends and family.

28/04/2022
28/11/2021

Thinking aloud

The similarities between The Somali region and the Tigray region.

1. In 1994, the then ruling party of the Somali region, the ONLF, disagreed politically with the leaders of TPLF-led Ethiopia.

2. ONLF left the regional government to pursue its political objectives through the barrel of the gun with some early success.

3. TPLF government conducted between 2002-2008 in the name of law enforcement-a scorched-earth policy destroying lives and limbs, and anything useful in the region- thousands of innocent lives perished, and girls and mothers r***d with impunity.

4. TPLF- government conducted between 2008-2018 another policy to destroy the social fabric and the conscience of the people in the region by recruiting illiterate local elites to erase the survivals of the previous policy.

In 2018- Abiy came to power with fanfare.

1. He reversed all abusive policies enacted by TPLF, freed political prisoners, allowed press and personal freedom.

2. He ordered all regional leaders who were sympathetic to the TPLF, including the Somali region, to leave office or else. Some quietly left and others not so quiet, including the Somali regional administration.

3. He brought all political parties back to Ethiopia by signing a peace agreement, ONLF was included in these agreements

4. He signed a ‘peace agreement’ with Eritrea and won an NPP in the process.

5. Between 2019 and early 2020, he set up a new party( PP) while demolishing EPRDF.

6. TPLF refused to join the new party and left the federal government.

7. In October 2020, TPLF held a regional election in defiance of Abiy and his government.

8. In November 2020, Abiy waged war against the TPLF in the name of Law enforcement operation-a scorched- earth campaign annihilating lives, limps, and anything valuable. Innocent mothers and girls were r***d with impunity.

The difference between the Somali region and the Tigray region.

1. The Somali region’s plight was not captured on social media, was not covered wall to wall by the Western media, was not supported by Western friends in high positions, and above all, Somalis were not united in outrage.

2. The Tigray region’s plight was captured on social media, and the western media covered wall-to-wall; the Tigrayans were united in outrage. The Tigray region had international friends in high positions.

The people of both regions must draw a lesson from these!

End of my thought.

- Nour Hassan

28/11/2021

WARAR GOOS GOOS AH

•ku dhawaad 20 kun oo canfar oo laga qaaday deegaanka canfarta ayuu tababar xoogan Uga socda gudaha dalka Eritria .

•Soo noqoshada 20 kun Oo canfar ah Oo hub wata Oo tababar sare leh waxay halis wayn ku yihiin deegaankeena.

•Madaxweynaha dalka Eritria ayaa wada qorshe canfarta loogu gacan galinayo dalka Djibouti.
Arintan Waa in si siman dadka soomaaliyeed Uga diyaar garoobaan.
(Wax Intaas dhaafssn Halkan kuma daabici karno si ayna culaysyo Usoo waajihi jihooyinka aan Xogta Ka helno)

•Ina Cagjar Iyo cabdiraxmaan ciid dagaal qabiil ayay ku jiraan Waana muhiim in waxbadan shacabka deegaanka loo ifiyo.
Waxaan idinla wadaagi doonaa faahfaahin dheer oo ku saabsan Waxa ay DDS ka dhex wadaan Masfin cagjar iyo Ina ciid.
Dadka DDS waa isku in qaarna la hubeeyo Oo dagaal sokeeye loo diyaariyo qaarna shaadhka dawladnimo lo adeegsado waa fal danbiyeed.

•Tuulada jufra oo ku taala deegaanka canfarta ayaa laga wareegay TPLF.

•Dhanka deegaanka axmaarada dhawr tuulo ayay manata la wareegeen TPLF,
•dagaalkii aagaa dhebrabirhaan ka socday Ayaa wali si adag ugasii socda aagaas.

Wixii soo kordha halkan isha ku hay .
Wabilaahi Tawfiiq

Cabdisalaam sheekh xasan
Midnimo Web TV

28/11/2021

Time passes, and people live in our country, why? Abdul Rahman Bashir
…………………………………………………………………………………………
Time passes, life moves, questions abound, and some people remain on the way asking the question of work, but there is one question that remains with time, and that is the question of identity in a very changing world.

The great American writer Huntington writes his dangerous book, Who Are We? And he answers, but the answer is not as easy as some think, and I, in turn, ask, Who are we? We are in the African continent, peoples and states, and in the Arab countries there are populations and regimes, and in the Muslim world there are human beings and authorities. Are we part of history? Or are we still part of the modern reality?

who are we ? A broad question, and few people think about it, and the move towards the future is determined by the correct answer. Who are we intellectually and culturally? Who are we civilly and religiously? Who are we politically and socially? Who are we in the era of globalization? In the time of open space? Who are we in the era of the strong and the weak? Who are we in the great time of China?

Where are we going? Are we in the ship that sails towards the future? Or are we in a ship that got lost and lost, and does not know the right direction? Here, or there, the answer will be, and the true thinker looks for these questions, and not for the labyrinths and daily battles.

A true intellectual does not live only with diaries, and a true thinker does not live only with questions from the street, because he is not a journalist. He wants an event that causes a stir, while the thinker is searching for the meaning of the event. Why did what happened?

Simple people listen to journalists, average people look for the words of intellectuals, while adults search for the words of thinkers. The thinker feeds the mind with ideas of heavy weight, the intellectual feeds the minds with information of great weight, and journalists give people fresh and quick information, and for this we will always need a quality reading of life.

The intellectual in our country lives in a journalistic spirit, and our thinker lives in an informational spirit. Hence, we find that people live in the stage of (scarcity) in the world of ideas, and the stage of (abundance) in the world of events.

We find tribal meetings, religious meetings, a third political, a national fourth, a fifth regional, a sixth global, successive wars, continuous space conquest, continuous updating of the world of technology, and all of that, and others, and behind it there is a lot of information, we have (abundance) in the world of events, But the problem is, we do not have an (abundance) in the world of ideas. Rather, we live in a world that complains of a scarcity of ideas.

Every morning you read, hear, or watch various processes, but you rarely find a new idea in the world of readings, or capture a strong vision in the world of perceptions. Our region suffers from aging in this world, but rather lives in the world of intellectual stillness.

It is not reasonable to live forever as we live today, to relate to the world of events without understanding who makes the world of events? How is it manufactured? What are the ideas that formulate the worlds of events? Indeed, time passes, and life moves, but the person of our area has not changed for a hundred years, and the reason is intellectual stillness, and silence is a real sign of death, and from here I think that our human being needs a violent shock to wake up from his deep intellectual slumber, and to live in moments of thought, Not in moments of excitement.

27/11/2021

_SOOMAALIDA

27/11/2021

DEG DEG

Dagaal horleh oo u dhaxeeya ciiddamada Sudan iyo Itoobiya,ayaa maanta ka dhacay xuduudka ay wadaagan labada dal,gaar ahaan dhulka muranku ku jiro ee ay dhawan Sudan qabsatay.(Khasaare nafeed ayaa jira,sidda ay ku waramayan illo xog-oggaala.)

Aaggan dagaalku ka bilawday ayaa u dhaw goobta xuduudka saddex xagalka ah ee kulmiya dalalka Sudan,Eritrea iyo Itoobiya,taas oo dagaalka waji kale u yeeli karta.

W-Q: Macalinka Soomaliyed(Ms)
VOSS TV

27/11/2021

Tababar shan cisho soconaya ayaa loo bilaabay hoggaaminta sarree Deeganka Benshangul,oo maalmo kahor go'aamiyay inay furrinta dagaalka la gali doonaan Abiye Ahmed.

W-Q: Macalinka Soomaliyed(Ms)
VOSS TV

27/11/2021

Korneyl Abiy ayaa warbaahinta la wadaagay sawiro uu ku sheegay tuuladii ay shalay qabsadeen ciidankuu wato ee Kasangita.

Sida sawirada ka muuqata, Tuulada guri taagan lagagama tagin oo Drones & diyaaradaha dagaalka ayaa dhulka la simay oo lama dagaan ka dhigay.

Hadda waa Tuulo ee magaaloyinka Axmaarada markuu dhulka sidan ula sink yeeynu eegi doona.

27/11/2021

Laba munaafaq, Abby wuxuu meeraysanayaa deegaanka Chifra ee maamulka Canfarta, halkaasoo laba toddobaad ka hor ka guureen TPLF, halka imika ay kulaalayaan Addis una jiraan wax ka yar 120km ka dib markay la wareegeen noloshana ku qabteen sarkaalkii ugu sareeyey ciidamadii difaacayey magaalada Debra Burhaan oo Mayorkiidii Addia u baxsaday.
5tii 9 bilood ee u dambeeyeyba may helin roob hagaagsan deegaanada soomaalidu ku dhaqantahay ee ku kala yaala; DDSI, NFD & SOMALIA waxaana jiray gurmad samato bixin iyo biyo dhaamin ah, Shalay ayuu ka curtay deegaanno badan oo abaartaasi halakaysay, dabadeedna maanta ayuu la soo booday Ina Farmaajo mushaharkaygiibaan idiinku deeqay!!!
Hadda waa dadka muddada sannadka ah ba abaarta la lug dhabayey! taasooy deegaanada qaar u dheerayd go'doominta Alshabaab.
Arrinkiisu waa waxna haw qaban qawna maqashii.

Labadooduba midna isma waafaqsana; falkooda iyo faruuryahooda midna.

26/11/2021

FARIINTA SHIINAHA.

Afhayenka wasaarada arrimaha dibada ee Shinaha,Wang Webin ayaa sawirkan hoose ee dibad baxayaashii Itoobiya adeegsaday,wuxuuna raaciyay qoraal u dhigan siddan: "Imisa dambi ayaa magaca Dimuqraadiyada lagu gaystay?".

Sawirkan waxaa ku qoran:"Waxaa la burburiyay dalalka Afhhanistan,Iraq,Syria,Libya, iyo Yemen.Yaa ku xigga? Ethiopia?"

W-Q: Macalinka Soomaliyed(Ms)
VOSS TV

26/11/2021

"Anigu Waxaan Aamin-sanahay Hadii Hargeysa Aan Ku Dhax-maro Nigis Iyo Keeshali Waan Inaan Helaa Xeerkii...."

Gabadh Taageersan Gabadhii Xalay Ciidanka Booliska Somaliland Ka Bad-baadiyeen Dadweynaha

26/11/2021

BEENTA PP

- Beenta PP waxay kasoo billaabantay dhisitaankii xisbiga, intaan ogahay ilaa maanta wax shirweyne ah oo la qabtay maanan maqal, xisbi doorasho isku diyaariyay asagoon dhisnayn oon shirweyne gelin. Waxaad moodaa shirked ku heshiisay nin walboow numberkaaga xajiso oo yaynaan xisaabtamin

- BEENTA kale ee aadka u wayni waatii doorashadii aynu u wada joognay ee natiijadeeda aynu sii ogayn sannad ka hor intaan la qaban ee ay ku celceliyaan doorasho XOR AH OO XALAALAA dhacday, iyagoo og inay been tahay yay siday ugu celcelinayeen naf ahaantoodu rumaysteen beentoodii

- BEENTA kale ee ilaa maanta iibsami la’ bal ayku riiqmeen waa dagaalkii lala galay TPLF oo ay sheegayeen inuu kusoo afjarmi doono maalmo kooban,…,

- BEENTA kale ee ka aloosantay dagaalkaasi waa markii lagu jebiyay goobihii dagaalka inay dhahaan “ si shacabku beeraha u qotaan yaanu uga soo baxnay”

-BEENTA kale iyadna waa markay ka yaabeen askartii faraha badnayd ee lasoo bandhigay inay dheheen waa “ photoshop”

- BEENTA kalena waa tii iminka ugu dambaysay ee waxaan galayaa furinta h**e ee dagaalka iyo laba saacadood oo uu soo joogay canfarta kuna soo laabmay Addis Ababa,…,
- BEENTA kale ee ugu dambaysay waxaa soo xariiqay Taye Dandea oo ku waramay in Debrestion lagu dilay weerar drone loo adeegsaday Maqale maalin tii uu Obasanjo tagay habeenimadeedii, hase ahaatee la arkay duqa oo la kulmay wafti ka socda safaarada Ingiriiska ee Addis Ababa shalayto,…, sii wad uun

- BEENTA pp- da kililka iyadna waxay kasoo billaabantay ii kaalayaay, soo yaacaay, halkan iigu yimaadaay, …, iyo magacaabis degdega oo beenbeena saddex maalmood ka dibna “ ciddii paasport ajnabi ah haysata ma magacaabi karno” k*k, waxaa kasii daran inta subaxii la arkaba oday been loo sheegayay ama dad loo kala sheegayay

Waxaan maqli jiray maahmaah aanan jeclayn xataa oo dhahda “ Dumar beenbeen waa lagusoo xero geliyaa runtana waa lagu dhaqaa” . Markaa PP hadday beenbeen waddanka ku qabsadaan soo inay runta ku dhaqaan may ahayn k*k
Mohamed sh Cumar

Adan alala iyo Hassan dahir
26/11/2021

Adan alala iyo Hassan dahir

CAAWA WAXAAN RABAA INAAN U TIRIYO maanso kusaabsan geesinimada iyo gobonimada MUDANE AXMED SHIDE MAXAMED oo runtii umada...
26/11/2021

CAAWA WAXAAN RABAA INAAN U TIRIYO maanso kusaabsan geesinimada iyo gobonimada MUDANE AXMED SHIDE MAXAMED oo runtii umada soomaaliyeed dhamaan wadaqirsan tahay ee Wakhtigii h**e nolosha umaddeenu salkay ka fadhiday, macno waynna waxay ahayd qof dhulkiisa ku kalsoon, maalkiisa ku kalsoon, magaciisa ku kalsoon , salka ayaana lagawada garanayoo waan aqoonsaday??
Aniga oon buun buunin bal,han kahadlo noloshaas h**e maanso ku cabiraya geesigaa. lawada garanayo guulaha uu horseeday shakhsiyaadka hormuudka bulshada kashaqeeyey uu kamid yahay tan iyo markii deegaanka uu joogay.

Janno gale jinsiga qaaliboow jaalahayow heedhe.
Taladaynu jeexjeexaynaa waa mid jiritaanne.
Bal jeedaali nolosheennu way kala janjeertaayaa.
Bari iyo koonfur jananka joogaa markuu miisaaniyada dabanaayay
Ama jasadka dadkeena waqooyi u jiidaayey.
Ee gaajo jinac loo dubtee juuca lala liitay
Jabadkeennu qani buu ahaa loo jarmaadayee.
Jinawgiyo karuurkaa ku jiray jaarka iyo dhiiladaan lajiifnaaye geesigii soogurmaday saw adiga ma,ahayn.
AHMED SHIDE MOHAMMED ILLAAHAY HADAAYO??

26/11/2021

Say what you want, but there is one thing that you cannot take away from Abiy Ahmed- his perseverance to convince his followers.

Visiting an unmarked area in the Afar region, his getaway helicopter engine still on in the background, and action movie-like scene around him, he said the following

‘ The mountain you can see behind me was the enemy’s stronghold just yesterday. Now we have taken Kasagista; we will take Chifra and Burqa tomorrow.’

These areas are in the vicinity of Mille.

What is very surprising is that instead of going to Debre Birhan, where he should be to help his troops, he chose to hop onto a helicopter and land a safe place in Afar region.

This movie has potential Oscar-winning features- well done for the circus show Abiy.

26/11/2021

Cawada u cissuh u qabo walaaldon maxay tahay?

19/11/2021

Waxa beesha walaldon dhabarka kajabinaayo markasta, waa odayga cali muuse ee halaga qabto tolkayoo.
Oday kala oo daacad ah halagu badilo.

30/10/2021

CIDANKI GALBEEDKA SITTI DHAMAAN UKASO BAXAY DHUFAYSYADI, CANFARTINA DIB AYAY U WADA QABSADEEN DHUFAYSYADI HOREY LOGA SAAREY OO DHAN.

Waxa Ay Cidanku Kaso bexeen Dhufaysyadi GAWRACAN-BEERTA CUMAR XUSEN HORTEEDA, MAGAALA CAD, MAGAALADA GARBA-CIISE HORTEEDA, MADAX-RIYAADLEY, GODIREY, GALIILE, ILA QALACLE.

Dhulkaas Galbeedka Oo Ciidan iyo Shacaba Ay Naf iyo Wakhtiba Ku Baxdey, in Hal mar cidanku kaso boxo Waa Wax lama Filaan ah, ka Dibna ay Cidanki Canfartuna Dib uwada qabsadeen.

Waxa La Leeyahay Tagitaanki Xaaji Tuur ee Galbeedka Sitti Ayaa Sabab u ah wax walba oo dhacaya!
Ugu Dambeyn
Maxa Male ah Oo Dadkeena La Gudboon.
Waa Yaab!

22/10/2021

Barnaamij Dood wadaag ah oo ay soo qaban-qaabisay Kartileh TV

  Nacebka ka jira  "Qowmiyadda Somalida ee Itoobiya waa dadka loogu necebyahay Itoobiya loona arko in Somalidu aanay aha...
06/10/2021

Nacebka ka jira

"Qowmiyadda Somalida ee Itoobiya waa dadka loogu necebyahay Itoobiya loona arko in Somalidu aanay ahayn Itoobiyaan"
Soomaalidu waa qowmiyadda sadexda ee ugu balaadhan qowmiyadah dalka Itoobiya, wana qowmiyadda labad ee ugu dhul baladhan, waa qowmiyadda kubad ee ugu kheyraadka badan.haseyeeshee Soomaalidu waxay ka mid yihiin qowmiyadda ugu dib dhacsan nolosha dhinac kastaba.

Sikastaba ahaatee, markaad u kuurgashid ee aad eegtid xaagal kasta oo ku qotoma baahidda aadanaha. Sida siyaasadda, dhaqalaha, iyo arrimaha bulshada, waxay taagan tahay eebir

Inkastoo Soomaalidu leeyihiin 4 awooddooda miisaankoodu aad u culus yahay oo kala ah Awoodda baladhaka dhulka, Awoodda dadka, Awoodda kheyraadka, Awoodda marinada dhaqaalah (geoeconomics) laakin Soomaalidu ayaa weli waxay ku noolyin nolol aah harsysay dulimi, dib u dhac, faquuq, barakicin, iyo yaasiida.

Nidaamka kasta oo Itoobiya ka dhasha Soomaalida waxa lagu shabadeeyn jiray magacyo meelkaga dhaha ku Soomaalida

"Gunta la guumeysto waxa u caado ah in si dhib yar looga dhigo dabiilayaal. Sida madowga Mareykankanoo kale, wixii xinba Xaawo aya iska leh oo kale, Itoobiyana waxkasta oo xun Soomaali ayaa dusha laga saaraa" Faidal Robleh
1963 shifto,1977 Sargogobi, 1992 Alitixaad

2018 xiligii xasuuqii Belbalayti waxa la yidhii Alshabaab iyo xooga dalka Soomaaliyaa ayaa Itoobiya soo weeraray.
Warbaahinta Itoobiya kuwa ugu tuunka weyn Sida EBC, WALAT iyo Addis Standard sii weyn bunbunsii iyaga oo dhahaya dagaalka waxa ku jira Alshabaab iyo Somalia national army.

-2021, wax ugu dambey la inagu shaabadeeyey "Beriga TPLF junta." Waxa arintani imanaysaa 400 oo Soomaali lagu gawracay Garboissa. Sidokale warbaahinta Itoobiya sida Fana, walta, EBC, zehabesha iyo Ethio360 media waxay baahinayen propaganda canfartu " ciidanka jabuuti, cidanka Somaliland, ciidanka Somalia iyo Alshabaab ayaa canfartu la dagaallameysa"

Tani iyo markii Itoobiya la asas dastuurro iyo axdii qarameyd ku saleysan fadaral qowmiy ah. Soomaalidu k**a helin xuquqda muwaadinimo iyo tan bani'aadamnimo mid toona.
Dawladda cusub ee hadda u Abiy ka yaglelay Addis Ababa waxba kagama gadiisno kowi h**e noo soo maray.
Waxa muhiim ah inay Soomaalida ka taashtan sidi umadaha Soomaaliyeed laga xoreeyn laha gumaystay Itoobiya.
Mohamed Hadi 6 October 2021

30/09/2021

Suicidal of Abiy Ahmed

When the Ethiopia faces its worst humanitarian crisis in decades, the PM has decided to decapitate the international humanitarian aid staff in Addis. This means Abiy wants to pressure these organizations even more, and beyond to react blow for blow to international critics.
This is what will lead the end of his history.
Mohamed Hadi

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hawlkar Media Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share