Hayaan Tv

Hayaan Tv Bog madax banaan oo dhexdhexaad ah islamarkana kaso warama dhacdooyinka dalka iyo aduunkaba

20/12/2024
22/11/2024

Dilalkii qorshaysana ee lascanod ka dhici jiray ma dhulbahanta isdili jirayo iska aargosan jiray mise isaaq kaliya wax dili jiray waa su,aal ila hada taagan

Sido kale somaliland oo ka talinaysay gobolka sool maxay ka ogtahay se maxay uga aamusen oo uso qaban wayen wa suaal ila hada tagan

Kooxda ictisaam ee wadada lascanod xidhiidh noce ah ba ka dhaxay jiray somaliland markayse isku dhaceen qorzhe noce ah bay qaaten wa su,aal

Yaa malgalin jiray dilalka ma qurbajogta dhulbahante mise kocda ictisaam maxase laysku waydin wayeyy dadki dhintay oo isaq un dhakada loga. Saraya.

Gabadhan oo lagu magacaabo Khadra abdi ayaa Uhambalyeysay Saygeedii oo minyareystay [Gabadh kale guursaday] Waa Gabadh R...
22/10/2024

Gabadhan oo lagu magacaabo Khadra abdi ayaa Uhambalyeysay Saygeedii oo minyareystay [Gabadh kale guursaday] Waa Gabadh Rabbi iyo Rasuulba taqaana iyadoo muujinaysa jaceylka ay u qabto Saygeeda.!!

Adiga maxay kula tahay.

Protocol xumada hogamiye firdhiye bal daya gudomiyahi barlamamka aya shacabka dhex tagaan halka axmed karash aan wax xil...
25/08/2024

Protocol xumada hogamiye firdhiye bal daya gudomiyahi barlamamka aya shacabka dhex tagaan halka axmed karash aan wax xil ah ka hayn maamulka salaan sharaf ka qadanaya ciidanka

Aqoon xumo iyo iyo siyasad aan lafahmim dhibkasay ledahay

Hogaamiyaha maamulka Ssc khaatumo ayaa bari usocdaalaya degmada oowrbogays ee gobolka Sanaag halkaas uu kaga qayb galayo...
10/08/2024

Hogaamiyaha maamulka Ssc khaatumo ayaa bari usocdaalaya degmada oowrbogays ee gobolka Sanaag halkaas uu kaga qayb galayo alibari iyo sab ay dhigteen beesha naalaye axmed oo ku shirayey maalmahanba magaladas.

Farmaajo markuu lahaa roodo suaasha k**a jawaabi karo runtiis bay ahayd waayo adigoo rooda garaadkeedi ah baa madaxtooya...
22/10/2023

Farmaajo markuu lahaa roodo suaasha k**a jawaabi karo runtiis bay ahayd waayo adigoo rooda garaadkeedi ah baa madaxtooyada Somaliland fadhiyey oo horgal bad ahayd dadkiisa iibsaday ina garad ismaacilow muslim iyo gaalba wa ogyahay waxad ahayd

14/10/2023

Musharaxa madaxwaynaha dowlda puntland Abdicasiia afgudud oo ka war bixiyey xaladu puntland iyo guud ahaan dalku marayo

Been fakatay!!!Maxaa loo bililiqaystay magacii "halgamaa"?Yaase halgamaa ah Roodo mise fahiima quuje fahiima fudayd?Ka d...
11/10/2023

Been fakatay!!!

Maxaa loo bililiqaystay magacii "halgamaa"?
Yaase halgamaa ah Roodo mise fahiima quuje fahiima fudayd?

Ka dib dilkii marxuum cabdifitaax sangub hadraawi ay u geysteen sirdoonka somaliland , dilkiisa waxaa sababay in uu ahaa nin aad u fahmasan shirqoolada ay maleegayaan kooxaha abaabulan ee ka tirsan sirdonka somaliland, kuwaas oo dili jiray qof walba oo ay u arkaan in uu caqli badan leeyahay ama nin karmeed yahay.
Dhaqamada nuucsaas ah Waxa ay ka jiraan badi dhulalka xoogga lagu haysto ee caalamka, ujeedada dilalkaas loo geystaana, waa in dadka indhoha u ah bulshoda la cidhib tiro, si' dhulkaas mudo dheer xoog loogu maamulo.

Ka dib dilkaas arxan darada ahaa, shacabkii way dagaalameen, waxayna ku dagaalameen dhagxaan, iyagoo shafka u dhigtay xabadda cadowga. Dhalinyaro badan ayaa halgankaas dhagax tuurka ku bilowday , ay ka soo gaadheen dhimasho iyo dhaawac.

Hadaba Roodo waxay ka mid ahayd dhalintii dhagaxa tuurayay ee xabadda cadowga dhagaxa kala hortagey,
Roodo waxay cadowgu ku dhufteen xabbad, iyadoo halgankaas ku weyday mid ka mid ah lugteeda.

Halka fahiima yuusuf quuje oo bililiqaysatay magacii" halgamaa" , aanay ku jirin gabdhihii dhagaxa tuurayay.
fahiima quuje fahiima fudayd waxay shaqodeedu ahayd hadal uun, iyadoo ciidamo qayilaya dhex tagta oo camerada ka duubta deetana inoo sheekoysa.

Hadaba akhristoow isweydii , ma ciidan qayilaya oo magaalada iska fadhiya oo cameradda laga duubo, deetana la inoo sheekeeyo ma intaas bay halgamaa ku noqotay fahiima quuje fahiima fudayd?

Maalin kale oo ay riwaayadda fahiima quuje si fiican u jishay, waxay inoo soo sawirtay iyadoo ciidomo magaalada jooga ka dhigaysa ciidomo dagaal ku jira, waa ciidan dagaal usocda ayay ka dhigaysay kuwo dagaal ku jira,

waxaa iigu qosol badnayd markii ay tidhi mid baa dhaawac ah, iyadoo aanay na tusin dhaawaca k*kk
Dadka dagaalka wax ka yaqaan waxa ay leeyihiin waa been , marka goob dagaal ka socdo, xaalada goobtaas maaha jawi caadi ah, qof walba wuxuu ku mashquulsan yahay siduu difaac adag u xidhan lahaa.
ee waxa ay fahiima quuje fahiima fudayd ina tusaysay maalinkaas waa ciidan usii socda goobta dagaalka ayay ahaayeen, oo weliba ka fog halka uu dagaalku ka dhacayo, maadaama ay iska sheekeysanayeen.

Maalin kale fahiima quuje fahiima fudayd waxa ay inoo soo sawirtay iyadoo qori xabad ka ridaysa , oo meel cidlo ah ku khasaarinaysa rasaasta. k*k

Hadaba yaa mudan magaca " halgamaa "in loogu yeedho, ma gabdhihii dhagaxa tuurayay ee xabadda shafka u dhiganayay ee naftooda inoo hurayay, mise fahiima quuje fahiima fudayd oo askar qayilaya inta ay dhex tagto inoo sheekeysa ayaa mudan?

Gari Allay taqaanaaye, magaca "halgmaa" lama bililiqaysan karo.

.

Cabaas Ibraahim Ismaaciil Afhayen Osman Fagase Yacqwub Siyaad Page Kabtan Cadduun Land Kabtan ayuub Xaawo Cali Samatar Shiine Culay Ahmed Shire Bile Ahmed Puntland Hanoolato Ayub Abdirizak. Darwıısh Khaatumo YaaSsiin Apdi Farah Mohamed Dhal Darawiish DhulBahante Dhulmar Media Aniizo Garaad Muna Bintu Garaad Boqorada Talex Boqorada Majeerteen Ali Samatar Xamda Aadan Sanaag Nasra Nalka Sanaag Boqorada Sool Halyeyga Sool Aarka Sool Nimco Sool Xamdi Cabdilaahi Dhulukaas Dube Ayatulah Hagar Shamsa Ina Abdirazak Amiirada Puntland Khaatumo Ssc Deeqo Khaatumo dhulbahante community

Laba Qof aya ku dhintay shan kalana way ku dhacmeen kadib markii  Haayada bisha cas oo u Timi magalada laascanod Caawint...
07/10/2023

Laba Qof aya ku dhintay shan kalana way ku dhacmeen kadib markii Haayada bisha cas oo u Timi magalada laascanod Caawinta dadki so barakacay ay la kulantay fowdo iyo buuq iyadoo shacab badan isku dileen qaarna ku dhawacmen kadib markii Si Nidaam leh loo maamuli wayey

Maamulka dowlada hoose oo haayada utimi markii h**e shaqadana lahaa ayaa gabi ahaanba ku fashilmay inay xaafadkasta mesheda ku qoraan iyado dadki shacabkii iyo ciidanki ilaalinayey Gobta isku dhacen taaso sababtay dhimashada iyo dhawac.

Maamulka Ssc Iyo Hayada Bisha cas Ayaan aarintan ka hadal Ila hada.

19/08/2023
Ninkan waxaa la yiraahdaa Nuur Ileeye Wuxuu Had iyo Goorba ugafaa Nabiga Scw iyo diinteena Suuban Waana Nasiib Darro in ...
12/06/2023

Ninkan waxaa la yiraahdaa Nuur Ileeye Wuxuu Had iyo Goorba ugafaa Nabiga Scw iyo diinteena Suuban Waana Nasiib Darro in uu Dhul somaliyed oo islaam ah ku Noolyahay.

Malcuunkaan Marka aad Wax ka Sheegto Qaar Baa Qabiil ku Difaacaya oo Ku Leh " Dadka iyo Rabbigood Ka Dhex Bax " Qaarna waxay Leeyihiin waa Nin Reer Hebel ah.

Ninkaan waa in Gacan wax lagaga Qabtaa Kaliya waxaan la Hadlayaa Muslimiinta Kunool Laascaanood Lama Hadlayo Kuwa Ku difaacaya Qabiil Dartiis ama isaga lamid ah. Diinta waa in aan ku Difaacnaa Af iyo Gacan. Wabilaahi Towfiiq.

Dhulbahante iyadoo guryahodi sidaas lo duminayo maalinkasta madaafic lagu garaacayo dadkoodi la qaxiyey ragoodi la dilay...
27/04/2023

Dhulbahante iyadoo guryahodi sidaas lo duminayo maalinkasta madaafic lagu garaacayo dadkoodi la qaxiyey ragoodi la dilay ayey waliba riwaayad iyo fulaynimo ku jiraan

Laascaanod waxa jooga ugu yaraan 30kun oo ciidan harti ah hub iyo qalabna udhamaystiran yahay hadana waxay ku dhici layihin inay qabsadan mesha cadowgu ufadhiyo ee magaladooda ka duqaynayo

Waa nala duqeeyey ayey maalinkasta mediaha laso taagan yihin war waa idinku ceeb inad maalinkasta guri madfac ku dhacay soo duubtaan ee wax iska celiya cadow bad ishaysan waxkasta wuu idin adeegsan

ama isdhiiba oo waan iska celin kari waynay dhaha ama wax iska celiya oo weerer kuqada ciidamada tirada yar ee idin fadhiya magalada dusheda

Xogtii ugu Dambaysay  SLAND  Dagaal bay udiyaar Garawday Ciidamadii ugu Dambeeyay ee Madaxtooyada iyo RRU  Baa la Soo Dh...
30/01/2023

Xogtii ugu Dambaysay SLAND Dagaal bay udiyaar Garawday Ciidamadii ugu Dambeeyay ee Madaxtooyada iyo RRU Baa la Soo Dhoobay jiida oog kuwaso HARGAYSA BURCO IYO CEERIGAABO laga keenay

Ciidamadii Sarakiishii waa laysku shaandheeyay kuwii laga Shakisanaa Awoodoodii wa la Dhimay Kuwa Cusubna wa lo Magacaabay oo qoyska muuse biixi kaso jeedo ah

OOG ilaa TUKARAQ Way iskala Bixiyeen ilaa Ambalaasyadoodii iyo Dhaqaatiirtoodii Way diyaarsadeen

WAXAA ISWAYDIIN MUDAN MAXAA U DIYAARA RER LAASCANOD?

21/01/2023

Laascanod war saxafaded ay soo saareen wafdigii Golaha wasiirada xukuumada somaliland ee ku sugnaa magaalada

War degdeg ah; Somaliland ayaa sheegtay in Laascanood lagu qaban karo keliya shirarka dhaqan ee aan kasoo horjeedin Qara...
21/01/2023

War degdeg ah; Somaliland ayaa sheegtay in Laascanood lagu qaban karo keliya shirarka dhaqan ee aan kasoo horjeedin Qaranimada somaliland waa sida uu hadalka u dhigay Wasiirka Arrimaha gudaha ee Somaliland maxamed Kaahin Axmed

Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland  Abdirisaaq khaliif Axmed aya si diiran loogu so  dhaweyey magalada lascaanodGud...
19/01/2023

Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland Abdirisaaq khaliif Axmed aya si diiran loogu so dhaweyey magalada lascaanod

Gudomiyaha aya uyimi nabadgalayada lascnood iyo mashaariic wawayn oo xukuumadu ka fulin doonto

Address

Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hayaan Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share