sii Gudbi
#Daawo isu soo bixii Degmada Towfiiq ee Urur Urur Siyaasadeedka Kaah
Ali Gaawiido Ahmed
Abaar baahsan oo ka jirta degmada towfiiq ee Gobolka mudug Gaarsii asxaabtaada
Abaar baahsan oo ka jirta degmada towfiiq ee Gobolka mudug
Gaarsii asxaabtaada
Odayaasha beesha Saleebaan-Cabdalle "Surre" ayaa ka digey in la musuq maasuqo hab qaybsiga Beeshaasi. #ILASOCO
Odayaasha beesha Saleebaan-Cabdalle "Surre" ayaa ka digey in la musuq maasuqo hab qaybsiga Beeshaasi.
#ILASOCO
Hadal jeedinta musharax xildhibaan DFS siciid jamac guuleed ee caawa kulanka mahadcelinta xeer ilaaliyihii hore ee qaranka Ahmed Ali daahir.
Hadal jeedinta musharax xildhibaan DFS siciid jamac guuleed
ee caawa kulanka mahadcelinta xeer ilaaliyihii hore ee qaranka Ahmed Ali daahir.
Ra iisal wasaare Rooble oo sheegay in an lagi qanci karin warbixinta NISA. 48 saacna u qabtay taliyaha NISA in uu keeno xog dhamays tiran oo lagu qanci karo Shacabka ayuu u sheegay in ay is dejiyaan rooble.
Ra iisal wasaare Rooble oo sheegay in an lagi qanci karin warbixinta NISA.
48 saacna u qabtay taliyaha NISA in uu keeno xog dhamays tiran oo lagu qanci karo
Shacabka ayuu u sheegay in ay is dejiyaan rooble.
#Beesha_Warday_Cali Waxaa maalmahan isa soo taraaya shirarka Aaya ka tashiga Beesha Direed gaar ahaan Dirka Koonfur dega Beesha Warday Cali oo Ah beel taariiq fac wayn kuleh Dhulka waamo Ee hada maamulka aan loo dhamayn uu Magaca JUBALAND ku maamulo a
#Beesha_Warday_Cali
Xigasho// South Dir Rights Movement
Waxaa maalmahan isa soo taraaya shirarka Aaya ka tashiga Beesha Direed gaar ahaan Dirka Koonfur dega Beesha Warday Cali oo
Ah beel taariiq fac wayn kuleh Dhulka waamo
Ee hada maamulka aan loo dhamayn uu Magaca JUBALAND ku maamulo ayaa soo Saaray baaqyo wax ku ool ah waxaana dal iyo Dibad socda abaabul looga tashan aayaha Beesha Direed.
Xaquuqaha maqan xal iyo xoog mid unbeey ku
Imaan doonaane midnimada halaga shaqeeyo.
GUUL IYO GARBO BUUXA.
S.D.R.M
Jawaabta uu bixiyay Gudoomiye Mohamed Ibrahim Dahir Gudoomiyaya ururka S.D.R.M. shirarka aad ka bilowdeen Muqdisho idinkoo ah Dir Koofureed ah maxaa ka jira inaad uga soo hor jeedaan aqoonsiga Jamhuuriyadda Soomaaliland????
Jawaabta uu bixiyay Gudoomiye Mohamed Ibrahim Dahir Gudoomiyaya ururka S.D.R.M.
shirarka aad ka bilowdeen Muqdisho idinkoo ah Dir Koofureed ah maxaa ka jira inaad uga soo hor jeedaan aqoonsiga Jamhuuriyadda Soomaaliland????
Xigasho South Dir Rights Movement
Shirki aaya ka tashiga Beesha Direed gaar ahaan Dir koonfur.
Shirki 1aad ee aaya ka tashiga Beesha Direed Gaar ahaan Dir Koonfur oo ka qabsoomay Magaalada Muqdisho 11.06.2021 Hotel Elite
Qudbooyinki dhaxal galka ahaa ee Duubabka Dhaqanka Aqoonyahanka indheergaradka Iyo
Dhalinyarada ay ka jeediyeen.
Hoowshuna waa soconeysaa insha allaah.
GUUL IYO GARBO BUUXA.
Xigasho S.D.R.M
Ugaas Candulahi
Ugaas Cabdulahi Ugaas Aadan (Shiinle) ayaa
Waraysi qiimo badan siiyay Idaacada DANAN
Waraysigaas oo daba socda aaya ka Tashiga
Beesha Direed oo ay u istaageen DIRKA KOOFUREED isuna Xilqaameen Xubno Qurbo Joog iyo Qolqol joog ah oo ku midoobay Ururka S.D.R.M. South Dir Rights Movement.
Xigasho// S.D.R.M
Shirka wada Tashiga Beesha Direed Gaar ahaan Dir Koofur.
War murtiyeedka shirki 1aad wadatashiga Beesha Direed gaar ahaan Dir Koofur oo Maanta ka qabsoomay Magaalada Muqdisho
Hotel Elite.
#Matalaada_Mudane_Cawad 20 sano oo uu Xil Mahad Cabdala Cawad ahaa mudane beeshiisa iyo qaranka Soomaaliyeedba ku matalayay kursiga #HOP104 waxaan dul istaag iyo qiimayn ku samayn doonaa rajadii laga filayay, waxa uu kasbaday, iyo waxa uu deegaankiisa uq
#Matalaada_Mudane_Cawad
20 sano oo uu Xil Mahad Cabdala Cawad ahaa mudane beeshiisa iyo qaranka Soomaaliyeedba ku matalayay kursiga #HOP104 waxaan dul istaag iyo qiimayn ku samayn doonaa rajadii laga filayay, waxa uu kasbaday, iyo waxa uu deegaankiisa uqabtay.
#Share
Mahad Cawad "Qof culus ayaa ka baxay dowladnimaada Soomaaliya oo Tariikh Dheer ku soo lahaa"
Mahad Cawad "Qof culus ayaa ka baxay dowladnimaada Soomaaliya oo Tariikh Dheer ku soo lahaa"