Faaqid TV Media

  • Home
  • Faaqid TV Media

Faaqid TV Media Tv

01/03/2023

The Oromia regional government has announced major restructuring and merger of cities and creation of new zonal administration under the name “North Borana” to foster urban development and tackle problems related to service provision.

The region’s communications bureau said in a statement that the decision was made during a regular meeting of Caffee Oromia (regional parliament) on Monday.

Accordingly Bishoftu city would be merged with neighboring Dukem, Hidi, Ude Dhankaka and Dirre towns and restructured into three sub-cities and 10 city-districts. Shashemene would be merged with Bishan Guracha and restructured into four sub-cities and 12 city-districts. Adama would be merged with Wonji and restructured into six sub-cities and 19 city-districts.

Robe would be merged with Goba and restructured into three sub-cities and 12 city-districts. Haramaya, Awedayand Adelle cities would be merged under a name Maya city and restructured into three sub-cities and 12 city-districts. Batu and Adami Tullu cities would be merged and restructured into 7 Kebeles.

Apart from the restructuring, Adama, Shashemene and Bishoftu cities were upgraded to regiopolis, Robe and Maya cities were upgraded to major cities, whereas nine cities namely Metu, Agaro, Bule Hora, Najjo, Sandafa Bakke, Dodola, Shano, Moyale and Shakiso were upgraded to higher cities and made to be administered directly under the auspices of the regional government.

According to the statement, the restructuring was made to make the cities fully exploit their development opportunities, and to boost capacities of cities as development corridors and make them have a leading role in the overall development of districts encircling them.

Furthermore, a new zone named “East Borana” has been created comprising 10 districts formerly under the Borana, Guji and Bale zones. Nagelle Borena, the administrative capital of Guji zone becomes the seat of the newly formed East Borena zone, whereas the Guji zone administration would be based in Adola Rede.

Mada Walabu district, which was formerly in Bale zone and now placed under the East Borana zone, would be split into two, creating a new district called Oborso, while Chinaksan district along Oromia-Somali border, which sees frequent communal violence, is also split into two districts creating a new district called Makanisa Oromo.

The restructuring and merger of major cities in the region and the creation of additional zonal and district administrative units, came in the backdrop of the establishment of Shaggar city which encircles the capital Addis Abeba, having comprising towns like Burayu, Sululta, Laga Tafo-Laga Dadhi, Galan and Sebeta and some villages in neighboring districts of Addis Abeba such as Welmara, Sululta, Barak, Akaki and Sebeta Hawas.

The establishment of the Shaggar City had faced protests by residents whose villages were excluded from the city’s structuring.

Fannaanka Cabdi Cajuun oo shaaca ka qaaday xirfad kale oo uu leeyahay. Cabdi cajuun wuxuu been kasheegay xirfada uu shee...
07/12/2022

Fannaanka Cabdi Cajuun oo shaaca ka qaaday xirfad kale oo uu leeyahay.
Cabdi cajuun wuxuu been kasheegay xirfada uu sheegtay inuu leeyahay ee caafimaadka (Diploma caafimaad ah). Hadaba waxaanu uga digaynaa bulshada beenta laga gadayo ee somaliyeed gaar ahaan, bulshada reer somaliland inay ku kadsoomaan beenta uu usheegay oo laga yaabo inuu damacsanyahay inuu isku dayi rabo inuu bilaabo inuu ku Adeegto. Waxaanu bulshada ucadaynaynaa inuuna cabdi cajuun baran xirfad caafimaad oo diploma level ah. Balse uu hada kahor loo xareeyay xidhmada caafimaadka ee lixbiloodka ah (health extension worker) health postiga caafimadaka qabalaha Daroor, wakhtigii ayna degmada noqonin. Waxaa kale oonu bulshada ucadaynaynaa inuun kufashilmay fidinta xidhmooyinkii caafimaadka ee lasoo baray. Kadibna gudoomiyihii qabalaha daroor oo kula xisaabtamay inuu ku adeego xirfadii ay u xisheen in loogu soo tababaro uu dagaal kula kacay kadibna clahi dool oo ahaa gudoomiyaha qabaluhu ka caydhiyay qabalaha kadibna uu usoo kacay dhina somaliland.

19/09/2022
19/09/2022
ILDUUFKII IYO QALADAADKII XUKUUMADA MUSTAFE Waxaa jira dhibaatoiyin iyo Dulmi ay samaysay xukuumadii madaxweyne cabdi il...
19/09/2022

ILDUUFKII IYO QALADAADKII XUKUUMADA MUSTAFE

Waxaa jira dhibaatoiyin iyo Dulmi ay samaysay xukuumadii madaxweyne cabdi ilay. Dhibaatooyinkaas/ Dulmi. Isbadalkii kadib waxay bulshada deegaanku filayeen oo bulshadu Aad ugu rajo waynayd in ay xukuumada cusubi sixi doonto lana xalin doono laakin xukuumada cusub ee mustafe iyo hogaamintii loo hanweynaa ee isbadalka kadib timid waxay sii laba jibaareen Dhibaatooyinkii jiray iyo dulmi cusub.
Hadaba waxaa jira Dhibaato/ mushkilado lasoo darsay shacabwwynaha dewlada deganka soomalida isbadalkii kadib iyo mushkilado cusub oo ay wajihi doonaan oo kusoo fooleh tobanka ka sano ee soosocda hadaan laga hortagin.
Runtii waxay xukuumada cusubi la kowsatay amni daro jirto, burbur lagu siisagootiyay iyo mushikilado Aad ubadan waxaa kale oo garab socday marxalado isbadal oo heer deegaan iyo heerdal ba ah. Inkastooy jiran wax badan oo ax laga qabtay hadana waxaa jira wax badan oo khaldamay.
Hadaan dul istaago qaladaadka dhacay walina sixida ubaahan waxaa kamid ah
1. Cadaalad daradii ugu horay say waxay ka dhacday Aas aasidii Hogaaminta ama soo dhisidii hogaaminta heerarkeeda kala duwan gaar ahaan heer deegan, looma dhisin qaab cadaalad ah, waxaa jirtay in beelo Gaar ah lasiiyay saami badan iyo sad bursi, beelahaas oo ah beelo isu arkayay in ay isbadalka sabab u ahaayeen ama qayb ka ahaayeen (dulmidiid), hada waxaan odhankarnaa beelahaasi waxay qaateen saami/sad siyaasadeed oo ayna mudnayn waxayna heleen sad bursi haday tahay tirada wasirada iyo muhiimada xafiisyada lasiiyayba. Beelahaas waxaa kamida Beesha Jidwaaq iyo beesha ciise. Sidoo kale waxaa jirtay in beelo laga xaqiray sad kii ay mud- naayeen, loona aaneeyay dulmi h**e iyo inay sad bursi haysteen ama lagu suntay Heego oo ay cadaalad daro ka la kulmeen xukuumada cusub.
Cadaalad dararadaasi waxay abuurtay in isbadalkii ay afduubtaan beelo gaar ahi kana heleen fursado dahabiya iyo macaash siyaasadeed, iyo mid dhaale, helaana awood-xad dhaafa. Waxaa sidoo kale Tacadi gaar ah oo farabadan lakulmay bulshada kunool magaalada caasimada jijiga, Maamulka magaalad jijiga wuxuu gacanta ugalay koox isku xidhan oo lagu abaabulay nidaam salka ku haya qabiil oo ka kooban wasiirka madax tooyada oo ahaa xasan daadhi, wasiika qurba joogta iyo maalgashiga cabdisan qayo, commusinairka booliska maxamedyare, wasirka maliyada mubashir dubad, dhalinyaro laysku xidhay, madax dhaqameed. Qaybta 2aad kala soco wax badan oo kaaqarsoon iyo qaabkii kooxahaas isku xidhani ay uga macaasheen masuuliyadii loo dhiibay iyagoo u abaabulan qaab qabiil, haday tahay dhulkii danta guud ahaa, dhulkii dadku gaarka ulahaayeenba, dakhligii magaalada, ganacsiga iyo ganacsadii magaalada, uga qayb qaateen sicir bararka ka jira magaalada iyo tacadiyadii ay kala kulmeen shacabka magaalda dagani.

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faaqid TV Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share