Carro Hawd Post

  • Home
  • Carro Hawd Post

Carro Hawd Post Bar kulan aad kala socon karto barnaamijyo iyo casharo la xiriira dhaqanka iyo deegaanada soomaalida.

Halkan waa bartamaha magalada jigjiga oo ay daryeel la'aantiis dhinaca dhulka dhigeen geed timireedyadii bilicda magalad...
09/03/2023

Halkan waa bartamaha magalada jigjiga oo ay daryeel la'aantiis dhinaca dhulka dhigeen geed timireedyadii bilicda magalada qurxinayay.

Nimcooyinka eebahay ka badan cawska geedaha e”Alxamdulilaah, Carro Hawd si fiican baa looga roobsaday..Sawirada:baliga C...
02/10/2022

Nimcooyinka eebahay ka badan cawska geedaha e”

Alxamdulilaah, Carro Hawd si fiican baa looga roobsaday..
Sawirada:baliga Cadaad ee magaalada Gallaadi, baliga heegaale ee deg bookh ee DDS iyo degmada burtinle ee gobolka mudug..

William Ruto ayaa loo doortay Mw kenya..Doorasho tirinteedu socotay muddo 7 cisho ah aya ugu danbayn lagu dhawaaqay inuu...
15/08/2022

William Ruto ayaa loo doortay Mw kenya..
Doorasho tirinteedu socotay muddo 7 cisho ah aya ugu danbayn lagu dhawaaqay inuu ku guulaystay william ruto oo ahaa musharax saaxadda siyaasadda isagu isa soo-saaray.

26/04/2022

Doorashadii aqalka safe oo soo gabagaboowday.

Gudoomiyaha waxaa loo doortay senator Cabdi xaashi cabdulaahi.
gudoomiye ku xigeenka waxaa loo doortay senator cali shacbaan.

02/04/2022

Mw farmaajo ayaa khadka taleefonka kala hadlay mw somaliland muuse biixi cabdi, isagoo uga tacsiyeeyay wixii ka dhacay suuqqa hargaysa iyo burburkii hantiyeed ee baaxadda lahaa ee illaa xalay ka socday suuqaas.

20/02/2022

Taliyihii h**e ee sirdoonka soomalia Fahad yaasiin oo noqday xildhibaan ka tirsan golaha shacabka.

Garab sixitaan oo xisbiga PP ah ayaa jigjiga looga dhawaaqay maantay.
06/02/2022

Garab sixitaan oo xisbiga PP ah ayaa jigjiga looga dhawaaqay maantay.

Sawirada shirkii wada fadhiga ee beesha cali ibrahim(bicidyahan).
18/01/2022

Sawirada shirkii wada fadhiga ee beesha cali ibrahim(bicidyahan).

Go’aanka isimada ee arintii boosaaso
11/01/2022

Go’aanka isimada ee arintii boosaaso

07/01/2022

Tobaneeye cisho ayaa kasoo wareegtay markii nabadaynta boosaaso looga dhawaaqay, ilaa hadda se waxba k**a dhaqaaqin nabadayntii, waxnana ismaysan badalin..

Dagaalkii ayaa caaway isla saacaddaan dib uga qarxay magaalada boosaaso, rasaas aad u culusna waa laysu adeegsanayaa.All...
22/12/2021

Dagaalkii ayaa caaway isla saacaddaan dib uga qarxay magaalada boosaaso, rasaas aad u culusna waa laysu adeegsanayaa.

Allaha badbaadiyo boosaaso iyo dadkeedaba.

20/12/2021

Ethiopia: dib u heshiisiin qaran baa la qorsheeyay inay wadanka ka dhacdo, sayaasiyiin mucaarad ah na waa la siidaynayaa maalmahan.

Islaan xasan cigaal ciise oo gobolka doollo ka yimid ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada gaalkacyo ee g/mudug.
16/12/2021

Islaan xasan cigaal ciise oo gobolka doollo ka yimid ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada gaalkacyo ee g/mudug.

08/12/2021

Xaaladda boosaaso oo caaway laga sii dayrinayo👀

Waxani dhagaxaan may ahan ee waa rooti ay ka carareen cidamada TPLF oo baryahan dib u riixis badan iyo iska caabin xoog ...
06/12/2021

Waxani dhagaxaan may ahan ee waa rooti ay ka carareen cidamada TPLF oo baryahan dib u riixis badan iyo iska caabin xoog leh dowladda kala kulmayay.

Ciidamo cusub oo la tirsan Ciidanka Gor Gor Ayaa saka kaso dagay Garoonka diyaaradaha ee magalada mogdishoShare
04/12/2021

Ciidamo cusub oo la tirsan Ciidanka Gor Gor Ayaa saka kaso dagay Garoonka diyaaradaha ee magalada mogdisho

Share

02/12/2021

TPLF ayaa dib uga baxday deegaanno ka tirsanaa kililka amxaarada iyo kan canfarta, bixitaankoodana ay ku sababeeyeen dib u gurasho dagaal.

Ka bixitaankoodan ay ka baxeen deegaanadan ay horay gacanta ugu hayeen ayaa waxay kusoo beegantay kadib markii RW abiye uu tagay furinta dagaalka si uu uga qayb qaato dagaalka wuqooyi, tagitaankiisi kadib na guulo badan oo ciidamada huwantu gaareen laga soo sheegay.

Dekedda garacad oo markabkii ugu h**eeyay kusoo xirtay maantay. Waxaa fursad ganacsi oo aad u qiimo badan ka dhaxli doon...
28/11/2021

Dekedda garacad oo markabkii ugu h**eeyay kusoo xirtay maantay.
Waxaa fursad ganacsi oo aad u qiimo badan ka dhaxli doona shacabka gobollada mudug,, galgaduud, doollo, qoraxay iyo shabeelle.

Address


Telephone

+251919167332

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Carro Hawd Post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share