Warbaahinta Cusub

  • Home
  • Warbaahinta Cusub

Warbaahinta Cusub Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Warbaahinta Cusub, Social Media Agency, .

Warbaahinta Cusub ( Social Media Department) Wasaraadda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ( Ministry of Information, Culture and Tourism Federaal Republic of Somalia

31/12/2022

Soomaaliya oo ka badbaaday xaalad hubanti la'aaneed taas oo keeni kartey in Dalka ay ka dhacdo macluul.

Wargeyska Dalka oo soo baxa  isniin kasta maanta oo kale ka daalaco warar iyo maqaalo ku xiiso gelinaya.La soco Dalka Jo...
24/10/2022

Wargeyska Dalka oo soo baxa isniin kasta maanta oo kale ka daalaco warar iyo maqaalo ku xiiso gelinaya.

La soco Dalka Journal

29/08/2022

Abaaraha Dalka iyo dedaalada dowladda Federaalka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dowlad-goboleedka Puntla...
28/08/2022

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dowlad-goboleedka Puntland ee magaalada Garoowe waxa uu kulan latashi kula qaatay qaar ka mid ah Isimada iyo hoggaanka dhaqanka Puntland.

Madaxweynaha oo kulanka uu ku wehelinayey Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa Isimada iyo waxgaradka Puntland waxa uu ka dhageystay talada iyo doorkooda horumarineed ee ku aaddan adkaynta dowladnimada iyo midnimada shacabka Soomaaliyeed.

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Bangi...
28/08/2022

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Bangiga aduunka ee Soomaaliya Kristina Svensson.

Wasiirka Maaliyadda iyo Wakiilka Bangiga Aduunka ayaa ka wada hadlay hannaanka dib u habeynta maamulka Maaliyadda iyo horumarka Soomaaliya ka sameynayso.

Wasiir Cilmi ayaa yirri " Waxa aan maanta shir muhiim ah oo miro-dhal ah la qaadanay Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Kristina Svensson iyo wafdigii ay hogaaminaysay oo nagu soo booqday xarunta Wasaaradda Maaliyadda"

"Waxa aan ka wadahadalnay qorshaha socda ee dib-u-habeynta Maaliyadda iyo mashaariicda taageerada ah ee Bangiga uu ka fuliyo gudaha Soomaaliya"

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS Daa'uud Aways Jaamac ayaa khadka telefoonka kula hadlay Madaxa Qaranka e...
28/08/2022

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS Daa'uud Aways Jaamac ayaa khadka telefoonka kula hadlay Madaxa Qaranka ee Golaha Sare ee Warfaafinta Jamhuuriyadda Masar Karam Gabar.

Labada mas'uul ayaa ka wadahadlay iskaashiga labada dhinac ee xagga warbaahinta, wadashaqeynta iyo iskaashiga warbaahinta Carabta.

Madaxa Golaha Sare ee Warfaafinta dalka Masar Karam Gabar ayaa Wasiirka si gaar ah ugala hadley wadashaqeyn iyo iskaashi dhow oo dhex mara warbaahinta labada dal.

Waxaa kale oo labada dhinac is tusaaleeyeen muhimadda ay leedahay in warbaahinta waddamada xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta ay door ka qaataan wacyigelinta bulshada ee dhinacyada amniga, horumarka iyo tiknoloojiyadda.

Dowladda Masar ayaa horaantii 80-aadka gacan ka geysatey taageerada dhismaha Telefishankii Qaranka ee Somalia.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb gashay shirka looga hadlayo Istiraatajiyadda Isbeddelka Cimilada ee Urur Gob...
26/08/2022

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb gashay shirka looga hadlayo Istiraatajiyadda Isbeddelka Cimilada ee Urur Goboleedka IGAD shirkaas oo lagu soo gunaanaday Magaalada Mombasa ee dalka Kenya.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbaddelka Cimilada DFS, ayaa ka qayb galay shirka loo ga hadlayo Istiraatajiyadda Isbeddelka Cimilada ee Urur Goboleedka IGAD shirkaas oo lagu soo gunaanaday Magaalada Mombasa-Kenya 26.08.2022. Shirka ayaa waxaa lagu meel mariyay Istiraatiyadda Isbeddelka Cimilada ee Wadamada IGAD.

Agaasimaha Guud oo khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyay ayaa iftiimiyay saamaynta isbeddelka Cimiladu ay ku yeelatay guud ahaan gobolka iyo gaar ahaan Soomaaliya. Isbeddelka cimiladu waxa ay si ba’an u saamaysay dadka ku nool gobolka IGAD, waxayna khatar ku tahay hab-nololeedyada bulshada gobolka oo dhan.
Sidaas darteed waxaa lagama maarmaan ah in ay wadamada gobolku yeeshaan wadashaqeyn dhow oo wax looga qabanayo caqabadaha baaxadda leh ee ka dhasha cimilada isbadalaysa.

Istaraatiijiyada Isbeddelka Cimilada ee IGAD iyo Qorshe Hawleedka ku lifaaqan waa istaraatijiyad lagama maarmaan ah oo gacan ka gaysan doonta dadaalka ay dalalka gobalku ugu jiraan wax ka qabashada saamaynta isbaddelka cimilada.

Istaraatajiyaddu waxa ay xooga saaraysaa la-qabsiga isbaddelka cimilada iyadoo mudnaan gaar ah siinaysa 11 waaxood oo ay ka mid yihiin Beeraha, Xoolaha, Biyaha, Kheyraadka Badda, Dhirta iyo Noolaha kala duwan iyo Kaabayaasha dhaqaale. Waaxyahaasi waxa ay muhiim u yihiin dhaqaalaha gobolka iyo kan dalkeena Soomaaliya.

Soomaaliya waxa ay qayb firfircoon ka qaadaynaysaa sidii loo dhaqan galin lahaa Istaraatajiyadaas waddamada IGAD ay ansixiyeen. Sidoo kale Soomaaliya waxa ay dejin doontaa Istaraatajiyad gaar u ah dalkeena taas oo ku salaysan Istaraatajiyadda guud ee gobolka.

Dhammaad

23/08/2022

Warka Galab Warbaahinta Cusub 23/08/2022

20/08/2022

WARKA SACADA EE WARBAAAHINTA CUSUB 20/08/2022

17/08/2022

warka kooban ee warbaahinta cusub 17.08.2022

16/08/2022

Warka kooban ee warbaahintacusub 16.08.2022

15/08/2022

Warka Warbaahinta Csusub 15/08/2022

13/08/2022

Warka Kooban Warbaahinta Cusub 13-08-2022

09/08/2022

warka Galab ee Warbaahinta Cusub 09/08/2022

09/08/2022

Warka Duhur ee Warbaahinta Cusub 09/08/2022

08/08/2022

Warka Subax ee Warbaahinta Cusub 08/08/2022

06/08/2022

Warka Galab Warbaahinta Cusub 06/08/2022

06/08/2022

Warka Duhur Warbaahinta Cusub 06/08/2022

04/08/2022

Warka Duhur Warbaahinta Cusub 04/08/2022

03/08/2022

Warka galab ee Warbaahinta Causub 03/08/2022

03/08/2022

Warka Kooban ee Warbaahinta Cusub

DEG-DEG: Maraykanka ayaa sheegay in duqeyn diyaaradeed ku dileen hogaamiyahii Al-qaacidda Ayman Al-Zawaahiri, marka ay d...
01/08/2022

DEG-DEG: Maraykanka ayaa sheegay in duqeyn diyaaradeed ku dileen hogaamiyahii Al-qaacidda Ayman Al-Zawaahiri, marka ay dhaceysay duqeytaan hoggaamiyaha waxa uu ku sugnaa gudaha dalka Afgaanistaan.

01/08/2022

Warka Galab Warbaahinta Cusub 01/08/2022

31/07/2022

Warka Duhur Warbaahinta Cusub 31/07/2022

30/07/2022

Warka Duhur ee Warbaahinta cusub 30/07/2022

28/07/2022

Warka galab ee Warbaahinta Cusub 28/07/2022

27/07/2022

Warka Kooban ee Warbaahinta Cusub 27-07-2022

27/07/2022

Warka duhur Warbaahinta cusub 27-07-2022

26/07/2022

Warka galab ee Warbaahinta cusub 26.07.2022

26/07/2022

Warka Warbaahinta Cusub

25/07/2022

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si heer sare loogu soo dhaweeyay Madaxtooyada Jahmuriyadda dalka Masar

25/07/2022

warka kooban warbaahinta cusub 25.07.2022

24/07/2022

Warka Galab ee Warbaahinta 24/07/2022

23/07/2022

Warka galab ee Warbaahinta cusub 23/07/2022

21/07/2022

Warka Warbaahinta Cusub 21.07.2022

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar shaqo ugu baxay dalka Tanzania.
21/07/2022

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar shaqo ugu baxay dalka Tanzania.

20/07/2022

warka warbaahinta cusub 20.07.2022

19/07/2022

Warka Galab ee Warbaahinta Cusub 19/07/2022

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warbaahinta Cusub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share