23/10/2022
Askartu waa kuwa mar walba dulman
Waa kuwa Qatar walba ee jirta la rabo inay xabadka u dhigtan kana hortagaan
Waa kuwa marka uu dhib dhaco sameenta ugu badan ay gaarto ama dhaawacma amaba dhinta hadana qosaski ay ka tageen ma helaan mudnaanti ay lahaayen oo waa la hilmaama
Waa kuwa dawlada shaqada ugu culus u qabta xuquuqda ay dawlada bixisana qeebta ugu yar qaata
Ayaado intaas ay jirto Hadana askariga hadi uu qalad ka dhaco inta uu hawshaas kujiro loma qiil dayo oo lama firsho qaladka dhacay qalad iyo sax sidu ahaa ee isla markiba waxaa qof walba si dhibyar ay niyadiisu ugu soo dhacdaa in ciqaab tan ugu daran la marsiiyo
Waxaan rajeenaa in malin la garan doono muhimada askari