Ceynul-Islaam-Center

  • Home
  • Ceynul-Islaam-Center

Ceynul-Islaam-Center Ceynul Islaam Center

Aduunka Waxaa Ugu Xun Qofkaa Lawo Wajiilahaa Dhinac Dadka Iskeega Dhigaayo Mid Kugarab Taaagan Dhinaca Kale Dadka Lawo L...
23/01/2024

Aduunka Waxaa Ugu Xun Qofkaa Lawo Wajiilahaa Dhinac Dadka Iskeega Dhigaayo Mid Kugarab Taaagan Dhinaca Kale Dadka Lawo Lawo Iskuu Galinaayo Haisku Aaminin Lawo Wajiile Waayo Jano Magalo Isku Diralahaa

Qofna ma oga halganka aad ku jirto, qofna ma oga murugadaada, qofna ma oga xanuunkaaga laakiin waxa ay dhamaan ogaadaan ...
05/01/2024

Qofna ma oga halganka aad ku jirto, qofna ma oga murugadaada, qofna ma oga xanuunkaaga laakiin waxa ay dhamaan ogaadaan misne buun buuniyaan halkaaga qalad

03/09/2023
03/09/2023
Al-Qarni Islaamic Foundation Waaa Hay'ad  Umada Somaliyeed Udhisan
03/09/2023

Al-Qarni Islaamic Foundation Waaa Hay'ad Umada Somaliyeed Udhisan

26/03/2023
26/03/2023

Sheer sii dheh wll

05/02/2023

Guurka Hala Fududeyo || Sheekh Xuseen Cali Jabuuti Sii shere Gareey Wll

إنالله وإنا إليه راجعون Dhacdo ka naxdin ba majirto in hooyo wiilkeeda lagu hordilo wiilkaan maanta lagu dilay muqdisho ...
21/01/2023

إنالله وإنا إليه راجعون

Dhacdo ka naxdin ba majirto in hooyo wiilkeeda lagu hordilo wiilkaan maanta lagu dilay muqdisho waxa uu ahaa arday dalkiisa wax ku bartay dalkiisana aaminay si uu noloshiisa iyo tan familkiisaba wax uga qabto waxa uu ku xamaalanayay bajaaj asagoo wada hoyadiis iyo walaashis buu sababsaday gacanti askari Katirsan Dowlada Somalia Intee In La'eg Udhameynesaa Ubaxii Wadanka

20/01/2023

اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺ🧡

ASC ASXAABTA JUMCO MUBARAK AAN BADINO SALIGA NABIGA WAA JUMCO اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺ🧡
Ceynul-Islaam-Center

17/01/2023
15/01/2023
Majecashahay Barashada Diinka Islaamka Farqurxinta Luqada Carabiga Kusoo Biir Bejka
15/01/2023

Majecashahay Barashada Diinka Islaamka Farqurxinta Luqada Carabiga Kusoo Biir Bejka

Address


Telephone

+252683525268

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ceynul-Islaam-Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share