![Dacawalay waxa dagaalamayy waxay ahaaheen Ogaadeen iyo Ciidankii maleeshiyaadka oo magaca dadkooda ku dagaalamay , Waxaa...](https://img5.medioq.com/273/325/895806482733251.jpg)
25/12/2024
Dacawalay waxa dagaalamayy waxay ahaaheen Ogaadeen iyo Ciidankii maleeshiyaadka oo magaca dadkooda ku dagaalamay , Waxaana cad in mustafe cajar ka danbeeyay arinkaas
Ninkani idin muuqadaa maaha New Police waa shacab wuxuuna xidhan yahay Jaakad calanka Soomaliya