Madow Less Tv 2

  • Home
  • Madow Less Tv 2

Madow Less Tv 2 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Madow Less Tv 2, TV Channel, .

Madowless2 waa qayb ka mid ah shabakadda Madowlesstv ee suwaidaly, waxa aan halkan idinku diyaarinay muuqaalo ku saabsan dhacdooyin, warar iyo horumarka technology’da aduunka, fadlan ku xidhnow markasta.

29/06/2023

Rikoodhe miyay kuula muuqataa adiga ? 🤔

Faransiiska; waxa hawada isku sii shareeray baanbaxyo laga ga soo horjeedo wiil kuray ah oo uu dilay ciidanka boliska ee...
29/06/2023

Faransiiska; waxa hawada isku sii shareeray baanbaxyo laga ga soo horjeedo wiil kuray ah oo uu dilay ciidanka boliska ee dalkaas. Meelo badan ayaa joojiyay isku socodka gaadiidka, si loo yareeyo khasaaraha ka dhashay dibad baxyadan rabshadaha watta.

17/02/2023

Khasaaraha ukraine | Dagaalka Somaliland | Dhulgariirkii Turkiga iyo Syria oo 42 dhimashadu marayso. | assad oo diidan in la caawiyo Suuriyaanka.

73 qof ayaa la hubaa in ay ku geeriyoodeen badda u dhexaysa Libiya iyo talyaaniga. Dadkan ayaa ahaa tahriibayaal ka soo ...
15/02/2023

73 qof ayaa la hubaa in ay ku geeriyoodeen badda u dhexaysa Libiya iyo talyaaniga. Dadkan ayaa ahaa tahriibayaal ka soo qaxay afrika iyo bariga dhexe.

Asxaabta Boggeenii h**e Shirkadda Facebook’ga ayaa inaga xidhay. Kan Soo Follow gareeya. Mahadsanid.
15/02/2023

Asxaabta Boggeenii h**e Shirkadda Facebook’ga ayaa inaga xidhay. Kan Soo Follow gareeya. Mahadsanid.

12/02/2023

Gabadhii ugu h**eysay ee diyaarad dagaal duuliye ka noqota Geeska afrika iyo carabta oo dhan | ASLI XASAN CABAADE

12/02/2023

Tijaabada la yaabka lahay ee Soofyeetigu ku sameeyay hubka ugu halista badan ee Tsar ama Qumbuladda Ivan.

11/02/2023

Ma maasooniyadda ayaa ina xukunta ?

Jürgen Klopp tababaraha kooxda kubadda cagta ee liverpool ayaa ku guulaystay Abaal’marinta tababaraha ugu fiican sannadk...
25/05/2022

Jürgen Klopp tababaraha kooxda kubadda cagta ee liverpool ayaa ku guulaystay Abaal’marinta tababaraha ugu fiican sannadka ee Premier League.

Wiil 18-jir ah oo hubaysan ayaa 14 aray iyo barahoodii ku qudha ka jaray, magaalada Uvalde-texas ee gudaha Dugsiga Texas...
24/05/2022

Wiil 18-jir ah oo hubaysan ayaa 14 aray iyo barahoodii ku qudha ka jaray, magaalada Uvalde-texas ee gudaha Dugsiga Texas Elementary School ee dalka Maraykanka.

-xigaaho BBC News CNN

Iyada oo ay maanta ugu dambeyso bisha Ramadaan ee barakaysan, waxa uu madaxweynaha Somaliland Muuse biixi uu Cafis ugu y...
01/05/2022

Iyada oo ay maanta ugu dambeyso bisha Ramadaan ee barakaysan, waxa uu madaxweynaha Somaliland Muuse biixi uu Cafis ugu yaboohay 360 Maxbuus oo ku xidhnaa jeelasha Somaliland.

Ciidamada ATMIS/AMISOM oo Jen. Biixi ku wareejiyey hub kala duwan (Sawirro)Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS/AMISOM ayaa...
01/05/2022

Ciidamada ATMIS/AMISOM oo Jen. Biixi ku wareejiyey hub kala duwan (Sawirro)

Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS/AMISOM ayaa hub lagu soo qabtay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ku wareejiyay dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hubka ayaa isugu jiray Qoryaha Dhashiikaha, Qoryaha, iyo Dhowr Xabadood oo ay Al-shabaab ka furteen Ciidamada ATMIS iyo kuwa Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Gobolka Shabeellaha Hoose.

Ku-xigeenka Madaxa ATMIS, Marwo Fiona Lortan, ayaa hubkan ku wareejisay Taliyaha Ciidanka Dhulka.

Ms. Lortan ayaa xustay in xil wareejintaasi ay waafaqsan tahay hab-maamuuska hubka fudud iyo midka fudud, kaasoo qeexaya hannaanka kaydinta iyo maareynta hubka.

30/04/2022
(Sawirro) Milateriga Ruushka oo duqeymihii ugu tirada badnaa ka geystay UkraineMilateriga Ruushka ayaa sheegtay in ay du...
30/04/2022

(Sawirro) Milateriga Ruushka oo duqeymihii ugu tirada badnaa ka geystay Ukraine

Milateriga Ruushka ayaa sheegtay in ay duqeeyeen ku dhawaad 400 oo bartilmaameed oo ay leeyihiin cadowgooga Ukraine

Ruushkana wuxuuna sheegay duqeymaha uu ku hayo fariisimaha militariga Ukraine inuu sii wado ilaa uu libin ka gaaro duullaanka uu Ukraine ku qaaday.

Barasaabka gobolka Luhansk ee ku yaalla bariga Ukraine wuxuu sheegay inaan la iisu dhiibin duqeymaha Ruushka uu ka wado gobolkaasi, aysan u suurtagelin in ay jebiyaan goobaha difaaca ee Ukraine.

Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka, Sergey Lavrov, ayaa todobaadkan sheegay in khatarta iska horimaadka Nukliyeerka ay tahay “mid la taaban karo” wuxuuna ku andacooday in gaashanbuurta NATO ay ku jirto dagaal wakiilnimo oo ay Ukraine garab ku siinayaan.

30/04/2022

Haweenay madaw ah oo nin askari ahi ku toogtaya deegaan ku yaalla dalka Koonfur afrika, kadib markii uu u maleeyay Xayawaanka Jeerta.

Address


Telephone

+905551957629

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madow Less Tv 2 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Madow Less Tv 2:

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share