Maakhir TV
- Home
- Uzbekistan
- Namangan
- Maakhir TV
Waa Warbaahin Madax banaan oo uu qof walba iska dhex arki karo.
(1)
Address
Namangan
Telephone
Website
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Maakhir TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
Contact The Business
Send a message to Maakhir TV:
Shortcuts
MAAKHIR CABLE TV
Waa Hay’ad Warbaahineed oo soo bandhigi doonta Warar sugan, Barnaamijyo Xiiso leh iyo xog kasta oo muhiim ah oo wax-tar na u leh bulshada Soomaaliyeed. Maakhir Cable TV Waa Codka Bulshada Soomaaliyeed Waxaana uu ku dedaali doonaa soo Celinta Haykalkii qaranimo ee Umadda Soomaaliyeed . Maakhir Cable TV, Wuxuu tix-gelinayaa Mabaa’diida iyo Anshaha Warbaahinta.
Astaantu Waa : horumari dalkaaga iyo dadkaaga adiga oo adeeg-sanaya qalabka Warbaahinta ugu na hiilinaya Umaddaada.
Hadii aad heyso dhaliil, bogaadin amaba dooneyso in aad si uun uga feker dhiibato wax-yaabaha aan baahino, gacmo furan ayaan kugu soo dhoweynaynaa, waana nala wadaagi kartaan aragtidiisa, ilaa h**e loo yiri “ Gacmo wadajir bay Wax ku goon”.
MAAKHIR CABLE TV