01/24/2025
Codsigaygan kuu yimi
Maxaa soo celcelinaaya
Kolba cayn u qoridiisa
Caqligay ku dhalinaaya
Cabiraada maankayga
Cugashada xisaabtiisa
Curashada dareenkaagu
Ciladaynta k**a daayo
Caashaqu kumuu daarin
Ciidankiisa maad noqon
Cilmi gaara uma lihid
Wali waad cawaysaa
Ku jirtaa ciyaalnimo
Farxadii caruurnimo