Kacdoon Media

Kacdoon Media Halkani Waxaa ka heleysaa Warar iyo Barnaamijyo Teysan . Halkani Waxaa ka heleysaa Wararkii ugu dambeyey ee Soomaaliya.

12/01/2024

Ciidanka Xoogal Dalka Soomaliyed ayaa saakay soodhaweyn usameeye ciidan kasoo goostay maamulkoda jubaland.

11/26/2024

Dood Adag Waa in 30% Lageeya Qoondada Haweenka. | Dood Adag Wasiir Faarax sheekh Cabdiqadir Vs senotor deeqo.

11/25/2024

Taxanaha Fashilka Siyaasaded Ee Waiiru Dowlaha Kumagacaaban Wasaarada Gaashaandhiga|Warbixintan Kudawo Qeybaha Kale Ee Xiga Siyaasinta Kufashilmay Matalaadada Siyaasada.
Omar Ali Abdi

11/24/2024

Deegaankisa matagi karo Doorasho qof iyo Cod uu hadana meelkasta latgaanyahay Wiilka Kumagacaaban Wasiiru Dowlaha Wasaarada Gaashaandhiga,
Afkisa iyo Dhagahiisa Isma maqlaan Baan ufahmay.
Omar Ali Abdi

08/29/2024

Macalin mahdi Dambi kasta oo Dhaca waxa uu salka lagala 1XBET⚠️.

Wariyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa wajahaya caqabado xoogan oo ay kala kulmayaan ciidamada dharcadka kuwaas ...
08/19/2024

Wariyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa wajahaya caqabado xoogan oo ay kala kulmayaan ciidamada dharcadka kuwaas oo wariyaasha maalmihii danbe ka hor istaagayay una diidaya inay duubaan aragtida dadweynaha (VOXPOP) iyagoona dhibaataynaya wariyaasha sidoo kalena halis galinaya inay jabiyaan qalabkooda.

Madaxda laamaha amaanka waxaan ugu baaqaynaa in ay arintaas wax ka qabtaan oo ay ilaaliyaan xoriyada hadalka iyo xoriyada saxaafada.


Gabi Ahaanba Waxaa sakay Xiran suuqa Bakaraha Xaaladuna Waa mid Cakiran.
08/18/2024

Gabi Ahaanba Waxaa sakay Xiran suuqa Bakaraha Xaaladuna Waa mid Cakiran.

08/15/2024

Macalin Mahdi Omar Mumin Oo lahadley Bajajley.

Wariyayaasha Muqdisho ayaa gabi ahaanba  joojiyey wadashaqeyntii kala dhaxeysay Booliiska kadib Aflagaado ay kala kulmee...
08/10/2024

Wariyayaasha Muqdisho ayaa gabi ahaanba joojiyey wadashaqeyntii kala dhaxeysay Booliiska kadib Aflagaado ay kala kulmeen Afhayeenka Booliska Soomaaliya.

Waxaa ayaan darro ah in afhayeenka taliska booliska Soomaaliyeed uusan ilaalin xuquuqda wariyaasha Soomaaliyed uuna dhowr mar ku xad gudbay saxafiyiin- ta.

Ilaa laga soo celiyo wada shaqeyntii ka dhaxeysay Booliska iyo wariyaasha bulshada Soomaaliyeed waxay waayi doonaan wararkii ku saabsanaa Booliiska
Waxayna dalbanayaan in arintan uu soo faragaliyo taliyaha Booliiska Soomaaliyeed

Mahadsanidiin.

07/27/2024

Xil Cabdisamad"Gudomiye Sharci Kuma Fadhisid Barlamaanka"
Adan Madobe VS Cabdisamad Dood Adag.

Maxkamadda sare ee ciidamada oo markale xukuntay Qoslaaye iyo kooxdiisii.Maxkamadda Sare ee Ciidamada QS ayaa xukunno ka...
07/18/2024

Maxkamadda sare ee ciidamada oo markale xukuntay Qoslaaye iyo kooxdiisii.

Maxkamadda Sare ee Ciidamada QS ayaa xukunno kala duwan ka soo saartay Taliyihii saldhiga Heliwaa dhamme Cabdifataax Maxamed Xasan Qoslaaye iyo Kooxdiisa oo mid maqane ah uu ku jiro, kuwaasi oo ka wada shaqeeyey dilka Marxuum Abuukar Axmed Kaabax, falkaasi oo dhacay Labaatan iyo Labadii bishii February ee sanadkaan 2024.

Kooxdaan oo kooban Lix qof, ayaa Qoslaaye waxaa ku wehliyey kiiskaan, Dable Bol. Maxamed Cabdi Qoone, Liibaan Maxamed Axmed oo ah Maskaxdii ka dambeysay dilka marxuumka, Xasan Maxamed Saciid [Dhiin-Dhiin], Maxamed Cadaawe Cali & Yaasiin Cabdi Jaamac.

Baaris dheer kadib Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada QS ayaa codsaday qaadista kiisaskan, fadhiyo kala duwan kadib, Maxkamadda Darajada koowaad ayaa xukunno kala duwan ka soo saartay kiiskaan Lixdii April ee Sanadkaan, balse xukunsaneyaasha ayaa racfaan ka qaatay xukunadii lagu riday.

Maxkamadda sare ee Ciidamadda oo aqbashay dalabkii racfaanka ahaa ay soo qaateen xukunsaneyaasha Tobankii bishaan, ayaa waqti ku filan siisay dhinacyada dacwadda, iyaddoo ugu dambeyn maanta xukun ka soo saartay kiiskaan.

1- Ex dhamme Cabdifataax Maxamed Xasan Qoslaaye iyo 2- Ex Dable Bol. Maxamed Cabdi Maxamed Qoone, ayey Maxkamadda sare ee ciidamada ku xukuntay dil toogasho oo ah qisaasta marxuum Abuukar Axmed Kaabax.

3- Liibaan Maxamed Axmed oo maqane ah, ayaa lagu xukumay Xabsi Daa’in, halka 4- Maxamed Cadaawe Cali, 5- Yaasiin Cabdi Jaamac iyo 6- Xasan Maxamed Saciid [Dhiin-Dhiin] ay Maxkamadda sare ku xukuntay min Todobo sano oo Xabsi ciidan ah.

Sida uu warbaahinta u sheegay Sarreeye Guuto Liibaan Cali Yaroow Guddomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida.

07/17/2024

Xil cabdow oo si kulul uga falceliyey Hees Dowlada ku karbashtay.

06/15/2024

saciid Deni oo Baaq udiray madaxweyne. "xasan shiikhow metyida kaxishoo oo Dhul la'aan majirte".

06/13/2024

Dabaaldeg Cajiib ah Ardedyda iyo Maclin Mahdi.Dawo

06/11/2024

Ardeyda jaamacada Banaadir oo cabasho Ah maamulka jamacda.

06/10/2024

"Wax la ii qabtay Ma leh , Sokor iyo dhiigkar ayaa qaaday kiiska Gabadheyda haddana Maxkamadda ayaan geynay. Maamo Qaali Guhaad.

06/10/2024

imtixanka Shahaadiga Ee fasalka 8daad oo saakay loofariistay.

06/09/2024

Qubada Waxay u fiicantahay Raga uu Hamiga kuaryahay Ee Kulanka sariirta.

Address

Washington, WA

Telephone

+252613738884

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kacdoon Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kacdoon Media:

Videos

Share