Suxuunta wareegta

Suxuunta wareegta Mareegta wacaalaha aduunka iyo waxa jira maanta

07/25/2022
06/23/2022
11/04/2021

The British authorities said that the antiviral drug was “safe and effective” in reducing the risk of hospitalization and death for those at increased risk of severe symptoms.

10/11/2020
Baadhitaan daraasaad(Assessment) oo lagu ogaanaayo tirrada tahriibayaal ee ay baddu liqday maba loobaahno su'aalo warqad...
09/09/2020

Baadhitaan daraasaad(Assessment) oo lagu ogaanaayo tirrada tahriibayaal ee ay baddu liqday maba loobaahno su'aalo warqadeed(questionare) la diyaariyo ee kabahoodda oo kaliya ayaa laga ogaan karaa

WHO is Ethiopian Road Authority???
08/17/2020

WHO is Ethiopian Road Authority???

Hidde iyo dhaqanHaybad iyo sharafHu'ga aan xidhaaHalbeeg u aheeHa raadin wax kale
06/01/2020

Hidde iyo dhaqan
Haybad iyo sharaf
Hu'ga aan xidhaa
Halbeeg u ahee
Ha raadin wax kale

04/06/2020

Coronavirus iyo halis horleh oo in laga digtoonaado ah!!

Xanuunka covid-19 markii u horeysey oo xayawaanka laga helo maaha, Sidaan wada ognahay xanuunkan markii horaba waxaa laga qaaday waa xayawaan ama fiidmeer.

Halista horta leh ee ay dadku wajahaan ayaa ah in hadda laga helay xanuunkan shabeel ku xareysnaa xero kamida xerooyinka xanaanada xayawaanka oo ku taala dalka maraykanka, shabeelkan ayaa xanuunka ka qaaday midka ka mid ah ilaalada xerada oo qabay xanuunkan saf marka ah. Arintan ayaa xaqiijinaysa inay dadkuna u gudbin karaan xanuunkan xayawaanka, sidookalena xayawaanku.

Shabeelkan iyo 6 kaloo xayawaan iskugu jira ayaa wali laxaqiijiyay inay qabaan caabuqan.

Haddaba cabsida ayaa ah, in waxa layska ilaalinaayo aysan ahayn dad iyo shay qaba xanuunkan ee ay kusoo biirtay in xayawaan kana layska ilaaliyo, waana arin aad u adag siiba dalka afrika, maxaa yeelay xayawaanka afrika duur iyo guri joog midna ma xereysna, ma xidhna mana xakameysna.

F.G:- waa in xayawaanka guri joogta reer magaalow aad xidhaan oo aad guryaha ku haysataan, xataa bisad ama ri' ha noqotee.

Waa in ay dawladu xayawaanka aysan dad lahayn ee magaalooyinka dhex mushaaxaya meelkastana gala, ay ururisaa ooy goobo buulshada kaga xareyso siiba eyda.

03/14/2020

Doola ado dabkoo baaba'sha daris may LA noqotey?
Dabka qabsanaaya ee burburinaaya goobaha shaqo iyo guryaha ay maatidu dagantahay ee hooyada iyo aabaha aan tamar lahayni ubuuleen ee ka dhasha inta badan motarada dabka dhaliya xadhkahooga daadsan ma ahaan mar iyo labee waa in kabadan saddex iyo afar isla sanadkan aan Ku jirno waana dhibaato soonoqnoqotey walina soo laalaami doonta, wax xal ahna uma hayso dawladu sidoo kale umana qursheysna wax qursho ah oo ay kaga saarto baahida laydh la'aan ee buulshada DDS Ku habsatey.
Dhibkane kuma koobna ado ee deegaanka intiisa badan way laqabaan.

X.swrka:- Moxamed A

03/06/2020
02/12/2020

Waxaa laga burburiyay masaajiidii!
Waxaa loo diiday inay isku yimaadaan oo ay meel kuwada tukadaan!
Waxaa lagu guray xabsiyo waaweyn si diinta islaamka, dhaqanka iyo luqada looga badilo!
Waxaa laga mamnuucay xijaabka iyo dharka asturan!
2 milyoon in ka badan ayaa xerooyin lagu hayaa!

Alxamdulilah ilaah ayaa mahad iska leh
Maanta xaqoogii iyo cadaaladii ayaa durba soo muuqatay oo illahay usoosaarey!
Hal qof oo islaam ah wali Kuma dhiman xanuunka Coronavirus!
Maanta xataa laamiyada ayaa masaajid u ah oo loo ogolyahay, tukada oo ilaahay noo barya!
Maanta ducadooda iyo illahay inay baryaan oo ay salaada u tukadaan dalka shiinaha ayaa dawo laga sugayaa!

Muslimiinta dalka shiinaha

Dawladad deegaanka tikreegu wuxuu lid ku noqday mar walba go'aanka uu Abiyi Ahmed qaato!Abiyi ayaa xilka ka qaaday wasii...
01/29/2020

Dawladad deegaanka tikreegu wuxuu lid ku noqday mar walba go'aanka uu Abiyi Ahmed qaato!
Abiyi ayaa xilka ka qaaday wasiirada ganacsiga iyo warshadaha itoobiya fetlwerk lakiin baarlamaanka deegaanka tikreega ayaa u Magacaabay fetlewerk inay noqoto madaxweyne ku xigeenka tikreega

01/29/2020

Danta nin gaar ihi leeyahay
Adigoo isleh waan dabiqqi
Ha udayicin midaada gaar
Danta guud ha daadinin
Adoo moodaya inaabad
Dabool iyo daah saarayso

01/21/2020

No words to say!!

01/04/2020

HAPPY NEW YEARS 2020 - RAMADAN GUESSALEH : HOOYO

01/03/2020

ururuka siti heretage foundation hawshii uu ku guda jiray ee ahyid in xeerka cise lga diwaan gasho UNESCO ayaa mel fican noo maraysa kolka waxan cid kasto oo danaynaysa ama nagu tagersan in calamka laga aqonsanado tarikhdena iyadoo naqon doonta somali ahaan tarikhdii uu horaysay ee laga diwaangasho kolka waxan cid kasti oo danynnaysa ka codsanayna in ay isken garb tagaan wixii tallo ama fikir ahna nagu birsadaan.
markasta dhaqankaaga ku faan

12/31/2019
12/31/2019
12/28/2019

Address

Washington D.C., DC

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suxuunta wareegta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category



You may also like