SOMNEWS42.at

SOMNEWS42.at MAAMUL&CADAALAD

06/18/2022

hankaa la isku dhaafee
dadkuba heebta guud siman.
ninkastaba hooya kaliyaa dhashoo waa lasoo habey.
waa kala h**eeyaan hadana heerka nololeed.

       waxaa wax laga xumaado ah in Askariga dowlada ay umada somaliyeed ay kabad baadi la yahiin somaaliyey waxaa is we...
06/15/2022


waxaa wax laga xumaado ah in Askariga dowlada ay umada somaliyeed ay kabad baadi la yahiin somaaliyey waxaa is weydiin mudan. xadii Askariga shacabka dilayo ay dileyso umada xageey aadayaan BAL idinku is weydiiya yaa xaq soore Ah umadana lagu aaminaa??

xaalku meluu usocdo MA AQAANO
Ee San sii ma ahan wax, garadka ha isku tashtaano naftu halmar bey godaa maalinkasta in lagu dhibaateeyo ad iska amuustid waa laga fiican yahay.
xaqiina gacantiina kuraadsada xaday doonto haloo wadadhinto balaayo Abow Abow kaama fujiso ayan dhahnaa taas an wada midowno Rer kaca oo is garta inshaa allah 🇸🇴💪

06/15/2022


waxaa wax laga xumaado ah in Askariga dowlada ay umada somaliyeed ay kabad baadi la yahiin somaaliyey waxaa is weydiin mudan. xadii Askariga shacabka dilayo ay dileyso umada xageey aadayaan BAL idinku is weydiiya yaa xaq soore Ah umada lagu aaminaa??

xaalku meluu usocdo MA AQAANO
Ee San sii ma ahan wax, garadka ha isku tashtaano naftu halmar bey godaa maalinkasta in lagu dhibaateeyo ad iska amuustid waa laga fiican yahay.
xaqiina gacantiina kuraadsada xaday doonto haloo wadadhinto balaayo Abow Abow kaama fujiso ayan dhahnaa taas an wada midowno Rer kaca oo is garta inshaa allah 🇸🇴💪

02/18/2022

somaaliyey waa iga sual??
yaa dooran.
yaana ladooran Donnaa.

mudane Ali Robaninka suldaan ayuu u ekaadey 😂
12/23/2020

mudane Ali Roba
ninka suldaan ayuu u ekaadey 😂

Somaliweyn konfur-waqooyi bari & galbeed.
07/01/2020

Somaliweyn konfur-waqooyi bari & galbeed.

06/25/2020

wadanka somaalia wuxuu ubaahan yahay wadani dhab ah sii uu horomar ugaaro xadii maalin kasta loo dooranayo dawa dhilifyo waxay inoo horseedayaaan ayatiin xumo
yaa wadani ah oo dalkaan bad baadin karaa
yay dhab katahay kudhaqanka wadana nimada dalka duunyo wuu hastaa lkn dad mahasto somaaliyey dadnimo iska raadiya inta ay damiirka kujiro hala kaco wadani nimo ayaa nadeeq,da 💪

SAWIRKA iga muuqda sadaasha SIYAASADASomaaliban Ahay sadkeyga madhacsan karo.sanad kastoo yimaadaba silicban kunoolahay ...
05/10/2020

SAWIRKA iga muuqda sadaasha SIYAASADA
Somaaliban Ahay sadkeyga madhacsan karo.
sanad kastoo yimaadaba silicban kunoolahay
siyaasiyiintii DALKEYGANA garaadkoodaba dhinteyoo dhagar qabayaal badan baa dhuxeena dageyoo dhilintii dhameenaya dharaar iyo habeenba waxan dhar dhaar aheen
hooya dhiigeeda qubanaya socotaa daadsan DALKEYGA.

ALLAHAYOOW KARIIMOOW
karaamadan lahaan jirniyoo cadaalada nosoocili 🤲

05/08/2020

SOMAALIDU Waxay Noqotey
. .
.
Xadii Ad fiiraso siyaasada somaalia waxad Arkeysaa mid dunida kale kaduwan sabab too ah siyaasi xilmadaxeed illaa iyo kan askari
Inuu qofkale dhibane uyahay oo an cadaalad
Kala xukmisa Anan jirin waxaa fadhiya shaqsiyaad gaar ah oo dana gaar ah kafuliya. Xadii ad tahay Qof mawaadin oo kadamqadey xumaan uu arkey inuu sheego
wuxuu kumutee sanayaa Xabsi iyo
An weydineynin sabaab loosoo xirey WADANIGA Kaliya uu ku xukumaayo waxii losoo Aqriyey.

Umada somaaliyeed illaa iyo gormee ayay kujiri dontaa xaladaan Adag. waxgaradkii miyaa dhamaadey.
Soo Anaga gumeesi did Ahaan jirney somaaliyey maxaa idin kudhacay miyaanan Arkeynin xaalada meesha ay mareyso.
kasoo bilow 1991 illaa iyo xada maxaa udiidey umada soomaaliyeed iyo

DHIMASHADO ma ahan kaliya in Qabriga la isdhigo
DAMIIRKAAGA dhintaa kadaran wax walba.
soomaaliyey xaqa an ukacno 💪🤝

05/07/2020

Mohamed Siyaad Barre Su’aalo la waydiiyay oo meelo badan taabanaya muxuu uga jwaby

Madaxwayne Dadkiisa horumar gaarsiiyay lana jecla horumar kan kawayn inuu gaarisiiyo Balse wax magarto aan ubadkooda u Naxeen ayaa dumiyay dowladenii sharafta laheed
Siyaad barre gadaashii Siyaasi wax yar xitaa
Dalkiisa wax uqabtey miyaa jira goorwalbo
oo madaxweyne ladoorto kii h**e ayuu kasii daran yahay toloow ma saan ayan kusii socon donna mise mid ayaa naga soo bixi doona oo dunida Nala tartansiiya oo umadiisa iyo DALKIISA wax uqan doona Toloow maheli doontaa MADAXWEYNE daacad ah ALLOW TAN INOO DHAAN

Sirta Qarsodiga laga Soo Sawiray Gudomiyaha Dagmada Afgoye qaar kamid ah Jiirgaamada Maro Kanecada iyo Saabuunta qeeybah...
05/03/2020

Sirta Qarsodiga laga Soo Sawiray Gudomiyaha Dagmada Afgoye qaar kamid ah Jiirgaamada Maro Kanecada iyo Saabuunta qeeybaha Wash ka loogu talagalay Bulshada Kaso barakacday Gobalka Shebelada Hoose Janaale iyo Tuuloyin kale Asigoo Agabkaasi gadanaayo 90% waad Ujedaan In laga soo bixinaayo Dagmada.

Maamul xumida Degmada Afgooye Ha iska Qabtaan

  ile geliştirdiğimiz solunum cihazları Somalili kardeşlerimize nefes olacak. Medeniyet imkân değil, vicdan meselesidir....
05/02/2020

ile geliştirdiğimiz solunum cihazları Somalili kardeşlerimize nefes olacak. Medeniyet imkân değil, vicdan meselesidir. Milletimizin imkânları da vicdanı da mazlum ve muhtaçların yanındadır.

Aziz Milletim, senin kalbinde merhamet adlı bir çınar vardır!
shukran turkiye shukran reçeb tayyip erdoğan🙏

Kim Jong-un oo muddo kaddib fagaaro ka soo muuqday.Kim Jong-un ayaa dib fagaaraha uga soo muuqday markii ugu horreeysay ...
05/02/2020

Kim Jong-un oo muddo kaddib fagaaro ka soo muuqday.

Kim Jong-un ayaa dib fagaaraha uga soo muuqday markii ugu horreeysay muddo labaatan maalmood ah, sida ay soo tabisay warbaahinta qaranka Kuuriyada Waqooyi.

Wakaaladda wararka ee KCNA ayaa sheegeysa in hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi uu xarigga ka jaray warshadda sameysa qalabka bac-riminta ee beeraha.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in dadkii ku sugnaa warshadda ay aad u farxeen markii ay arkeen hogaamiye Kim Jon Un.

Lahaanshaha sawirka REUTERS
Ka soo muuqashadiisan fagaaraha ayaa ah tii ugu horreysay tan iyo 12-kii April waxayna taasi sababtay in caalamka la isla dhexmaro warar ku saabsanaa in xaaladdiisu caafimaad aysan wanaagsanayn.

Maxaa keenay in la isla dhexmaro xaaladda caafimaad Kim Jong Un

dhamaan umada rer gawalka sh/hoose waxan idin kugu bugaadinayaa Inad kacdaan  oo  Ayahiina katashtaan walaal yaal maamul...
05/02/2020

dhamaan umada rer gawalka sh/hoose
waxan idin kugu bugaadinayaa Inad kacdaan
oo Ayahiina katashtaan walaal yaal maamulka Konfur galbeed Waxan Xumaan iyo xad gudub ka aheen idinma masoo wado.
Horoyaa waxaa Loodhahay qofkii maalin wax Arki waayo Habenkii waxma Arko.
Rer Sh/hoose Dulmiga Edinkusocda Ha
UDULQAADANINA💪💪💪

Dalka aynu walaalaha nahay ee Turkiga oo markale Soomaaliya ugu deeqay qalabka lagu baaro cudurka  . Qalabkaas oo isugu ...
05/02/2020

Dalka aynu walaalaha nahay ee Turkiga oo markale Soomaaliya ugu deeqay qalabka lagu baaro cudurka . Qalabkaas oo isugu jira maaskaro iyo aalad caafimaad, oo caawa gaari doona Soomaaliya. Turkey walaal jira weeye.

05/01/2020

DHAQANKA BEESHA GARRE
shabeellaha hoose
Liwan wahoo💪

04/30/2020

There is something you can do and achieve, no matter how hard life seems, it depends on you not giving up

Address

Preysinggasse
Vienna, VA
1150

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOMNEWS42.at posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category


Other Newspapers in Vienna

Show All

You may also like