yarkaan Bellingham Xiligaan sheegay inuu dunida kubada cagta ka wacdaryn doono ma dhawayn lkn nasiib daro dadbaa xiligaa ila yabaanaa markaa saan dhahaaye 😁😁
Maxaytahay Sababta Liverpool oga aamusantahay Mo Salah waliba isagoo warbaahinta horteeda ka sheegayo in Liverpool ilaa hada kala hadlin heshiis kordhinta Aarka Abdirisak Isloow
Daawo dhawacyada iyo heshiis kordhinta halka ay wax marayaan.
Michael Edwards Oo Damacsan inuu dib u habaayn ka bilaawo kooxda Xidigo badan uu ka diro
Muqaalkan YouTube soogaliye intiii ka daawatay thank you guys.
Aarka Abdirisak Isloow
Macalin Klopp Oo Talo Siiyey Ninkii Arnold ahaa
Arnold ayaa la dareesan yahay inuu rabo ka tagitaanka kooxda Liverpool xagagan markuu dhamaado
Real Madrid iyo Jude ayaa dhexda ka gashtay una sheekeye Aarka
Klopp wuxuu leeyahay wadadidii Continue uu maray ha Marin ee ka joog Abdirisak Isloow
Declan Rice VS Gravenberch ayaa Xoogsato ah yaase Xirfadle ah ? Aarka Jiilka
Hambaliyo Hogaamiyaasha Liverpool fans
3points muhiim ah ayey qaadatay Liverpool
Slot Oo geesinimo muujiyo. Jiilka Abdirisak Isloow @Aarka
Kulan wuxuu ahaa Arsenal ay ogolaatay In Neefta lagu Xiro 45 daqiiqo
Lkn guul ay u tahay iyago redcard qaatay inay 1 pionts lasoo tagaan Aarka Jiilka Abdirisak Isloow
Hambaliyo Liverpool 3:0
Slot ball way soconaysaa wax bisha malabka la dhoho majirto
Hambaliyo Liverpool fans kulan daawasho leh indhaha laga jeedin karin aan daawanay kuna badinay
Aarka Jiilka Abdirisak Isloow