Eng Nadaara

Eng Nadaara Falanqeeyaha Arimaha bulshada iyo siyaasadda

War wax i fahan siiya waa meeqa doolar😂
01/28/2025

War wax i fahan siiya waa meeqa doolar😂

Ugu dambeyn dalka Mareykanka 🇺🇸 ayaa Dib u foray Applicationka Tiktok . Maxaa dareymeesaa ?
01/19/2025

Ugu dambeyn dalka Mareykanka 🇺🇸 ayaa Dib u foray Applicationka Tiktok .
Maxaa dareymeesaa ?

Ugu dambeyn dalka Mareykanka 🇺🇸 ayaa iskaxiray Applicationka Tiktok . Maxaa dareymeesaa hadaajokto mareykanka
01/19/2025

Ugu dambeyn dalka Mareykanka 🇺🇸 ayaa iskaxiray Applicationka Tiktok .
Maxaa dareymeesaa hadaajokto mareykanka

12/30/2024

Ilahow lanbar keyga saan ka bedel +252 saan iigu bedel +1

Weligaa saan cml makugu dhacday😅Gabartaan ayadoo rabta wiil iney lanbarkeeda messenger ka ugu dirto ayey facebook post a...
12/28/2024

Weligaa saan cml makugu dhacday😅
Gabartaan ayadoo rabta wiil iney lanbarkeeda messenger ka ugu dirto ayey facebook post ahaan usoo dhigay😂

Waalow biya uh dheh.Nin duduble ah ayaa hada ka hor nin usoo martiyeyNinkii ayaa waxow weydiistay biyo aaw cabo kii dudu...
12/16/2024

Waalow biya uh dheh.
Nin duduble ah ayaa hada ka hor nin usoo martiyey
Ninkii ayaa waxow weydiistay biyo aaw cabo kii dudublaha ahaay waxow yiri ilmaha ha iga maqashiin
Hadana caafi iyo dasani ayey ku qubeystaan😂

12/12/2024

5:00 galabnimo👀

11/29/2024

Car sheeg magac nin oo ka bilaabaa xarafka (B) aan ka aheyn barqad

11/25/2024

Jubaland❌
Guriga axmed madoobe

Erayadiisa maxaa ka xasuusa taa ninkan
11/23/2024

Erayadiisa maxaa ka xasuusa taa ninkan

11/23/2024

Wixii xabad buuran naag ha moodin😂

Make up iyo Rajistiin dhibka ay leedahey maanta ayaan si cad u yaqiinsadey. 🤣😂
11/23/2024

Make up iyo Rajistiin dhibka ay leedahey maanta ayaan si cad u yaqiinsadey. 🤣😂

11/22/2024

Nala wadaag
Naynaastii
Dugsiga lagaaga yaqaanay😂

11/21/2024

Macalin kaadii dugsiga magacisa nala wadaag?

11/16/2024

Weligey shirkad aan HORMUUD TELECM Aheyn maba isticmalin

HORMUUD shirkad qaan gaara
11/16/2024

HORMUUD shirkad qaan gaara

11/06/2024

Team derbi🥲

11/04/2024

Biriqi si toos ah udilaysa ciyaartoyda xulka qaranka Peru 1 qof kudhintay
Tani waa awoodda Allah 😭

Address

New York, NY

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Nadaara posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share