Alfaqiih TV

Alfaqiih TV Alfaqiih TV u adeegaha bulshadda uggu imaaw wax ku xiisa galiya, haka maqnaan marna booqo�

03/02/2025

Aakhirkii wuu wareejiyay, ajar eebe haka siiyo, wuxuu mudanyahay inaan ugu yeerno HERO.

03/02/2025

Wiilkii Aabo Abdikarin qabowga iyo dhaxanta kasoo qaaday oo la weeraray.

02/02/2025

Trump wuxuu amray in dadka masaajida iyo kaniisadaha loogu gali karo lagana dhex qaban karo, arintaasu ma sharcibaa mise waa jeebkiisa.

02/02/2025

5 dhalinyaro Somali ah oo bastooladdo iyo midi ku hubeysan ayaa weeraray school ku yaala magaladda NEW HOPE ee Gobolka Minnesota iyagoo dhaawac u geystay arday Schoolkaas dhigta dhamaantood xabsigga ayaa la shigay iyagoo maxk**ad sugayaal ah hada.

01/02/2025

“Inuu xidig leeyahay ayaan arkaa wax kale oo uu yahay ma aqaan,” waa 15 ku qaan gaaray deegaanada khawaarijtu guneysan jirtay lakin maanta sorta ah

01/02/2025

Sheekadada ku xeeran Nin la sheegay iney dileen reer uu u martiyay oo aan ilaa hadda la aqoonsan meydkiisana la aasay.

01/02/2025

Wiilka cidladda iyo qabowga kasoo waday Abdikarin oo ah Aabe ay deyriyeen Xaaskiisa iyo Cariirtiisu ayaa ka hadlay sababta uu usoo waday Una keenay baraha bulshadda, isagoo isla qisa nuucaas ah ay asagaba haysato.

01/02/2025

Ilhaan Omar waa imtixaan Somalida Mareykanka loosoo diray, 24 Saac Qeylo ayey la taagantahay dariiq kasta warkeedu waa “Trumpooow kaalay Somalida tarxiileey” nimankaas iska dooninaya ee balaayada kale kusii jeeda ayey noo balamineysaa yaab.

01/02/2025

Ninka baraha bulahadda la wareejinayay ee la sheegay in nolosha laga riday oo Gabar uu dhalay ka hadashay arintiisa.

31/01/2025
31/01/2025

Qisada ninka nolosha lagga riday.

31/01/2025

Khawaarijta ragaa helay.

HODAN, Ninkii 15-ka canug ka dhalay oo Darbi-Jiif ku ah Kanada 🇨🇦 ayaa lasoo bandhigay.( kasaar muuqaalka )Dhowr sano ka...
31/01/2025

HODAN, Ninkii 15-ka canug ka dhalay oo Darbi-Jiif ku ah Kanada 🇨🇦 ayaa lasoo bandhigay.( kasaar muuqaalka )

Dhowr sano kahor ayay Haweeyneydan Tiktok tiri ” axmed ku xumee ayaan u guursaday Abdikariin ee igama ahayn jacayl iyo nolol dheer lasii wadaag, wayna dhacday oo Abdikariin waa iska eryay” (video ku tiri ).

Abdkariin oo ah shaqsiga Hodan 15 canug ka dhalay, 13 kamida maanta dalka Kanada 🇨🇦 ayay dhinac ka joogaan oo uu isaga Darbi jiif ku yahay mudo dhowr sano ah,

Maadaama Hodan arimaha qoyska iyo jacayl iyadoo ka sheekeysa social media laga bartay iskuna tilmaantay qof wanaagsan oo jacaylka ixtiraamta naxariis badan, dadnimana taqaana, ayaa warkeeda lagu soo afjaray muuqaal murugo leh ee laga soo duubay ninka ay caruurta u dhashay Darbi jiif ku ah Kanada kadib marka uu nolosha uga dhacay xabsigii dheeraa ee iyadu u dirtay,

Xabsiga 5 sano ee uu soo leefay Abdikariin ayaa ahaa ciqaabta dacwadii xaaskiisa kusoo oogtay ee ahayd Kufsiga “kulan gogol ee dhacay iyadoo aan raali ku ahayn” waa sida isaga iyo dadka ka agdhow sheegeen,

Muuqaalka Abdikariin laga soo duubay ayaa ahaa mid daruuf adag ka muuqato jirkiisa, caafimaadkiisa iyo guud ahaan noloshiisa, wuxuna sheegay mudo dhowr sano ah uu xabsi ugu xirnaa dhibaatadii ay u maleegtay xaaskiisii hodan ee caruurta u dhashay,

Mar la waydiiyay abdikariin isaga iyo Hodan Caruurta ay isu dhaleen ayaa ku sheegay 15 caruur ah oo laba kamida dhimatay, “13 kale iyada ayaan gacanta u geliyay meesheey geysay ma aqaan” ayuu yiri isagoo goconaya aabahan darbi jiifka kanada 🇨🇦 ku noqday iyadoo caruurtiisa dalka la joogaan,

Aabe Abdikariin,hada waa uu Xanuusan yahay, “kansar ayaa la iga helay, waa qalannahay ayuu yiri “ isagoo kusugan mid kamida xarumaha dowlada Kanada dadka darbi jiifka ku xanaanyso, daruuf taas adag cid kale iska dhaafe kuwii uu dhalay garab k**a uusan helin,

Aabahan caruurtiisa iyo isagana wax xariir k**a dhexeeyo siduu sheegay, maadaama caruurtu dad waawayn yihiin waxa suuragal ah qaar kamida maanta jaamacado ka baxeen, shaqooyin wanaagsan haystan farxadna ku noolyihiin iyagoo ilaabay xaalada uu ku suganyahay aabahii dhalay dalka la jooga,

Guud ahaan hadalkisa markaa eegto maskaxiyan qof dhibaato dadka ku ah ama aan wax kala ogayn maahan siduu sheegay waa tukadaa ayuu lahaa isagoo tusbax gacanta ku haaya ayaana muuqaal qarsoodi ah markii ugu horeysay laga soo bandhigay,

Hodan, muuqaal ayay soo duubtay waxa ay tiri “ ninka muuqaalka kasoo duubay hadii aadan ka bixin magaalada aad joogto 5 Hours ayay ii jirtaa waana ku dacween doonaa oo booliiska kanada haweenka walaalkood waaye, booliiska intuu garbagayga joogo xoriyad ayaan heestaa ogaada, iyadoo caraysan in muuqaalka odaygeeda lasoo geliyo ayay hadalka raacisay “ aduunka aragiisa u necbahay iyo qof igu soo qaada “

arinta dad badan ka fajacisay ayaa ah, Ninka 13 caruura aad u dhashay ee aad hooyada u tahay misena guriga kula joogaan, adigoo aabahii dhalay dhibaateeyay sidee hadalkaas media looga sii dhihi karaaa,

Wax weyn baa qaldan ee maxay kula tahay.

WQ Oktoober

31/01/2025
Mohamed Muuse Muur oo ku magac dheer Deeq Darajo ayaa qirtay danbi lagu eedeeyay oo ahaa xatooyo la xiriirtay dhaqaalo l...
31/01/2025

Mohamed Muuse Muur oo ku magac dheer Deeq Darajo ayaa qirtay danbi lagu eedeeyay oo ahaa xatooyo la xiriirtay dhaqaalo loogu tala galay in lagu quudiyo Caruurta xiligii Karoonaha.

Deeq wuxuu u adeegsaday Yuutube uu leeyahay oo la Yiraa Xog-maal Media goob Caruurta lagu quudiyo asagoo sheegtay sida laggu eedeeyay in uu maalintii quudin jiray 1,500 oo Caruur ah isaga oo aan hal cunug xitaa hal maalina xitaa galaas biyo ah siin.

Deeq Darajo wuxuu qeyb ka yahay Somali fara badan oo qaarkood la xukumay kuwana xukun sugayaal yihiin dhamaantoodna ku danbigoodu yahay xatooyo iyo musuq.

31/01/2025

Mohamed Ceydarus Salaad oo ah Wiil Soomaaliyeed ayaa loo xiray danbi la xiriira in isaga oo aan haysan sharciga gaari wadista uu shil galay, isla markaana dhaawac daran u gaystay gabar 17 jir ah oo gaari kale wadatay gobolka Minnesota.

Shilkan Ayaa Waxaa 5-tii Bishii March Ee Sanadkii H**e 2024 Waxa uu Ka Dhacay wadada la yiraa Highway 7 Ee Magaalada Minnetonka Ee Gobolka Minnesota.

Mohamed Xawaaraha Gaariga uu ku waday waxa uu ahaa 96,waxaana loogu tala galay wadada uu ku socday 55.

Gabadhan oo ah gabar cadaan ah Oo Lagu Magacaabo Lauren Olson Ayaa waxaa gaaray dhaawac halis ah,Waxana Ay Isbitaal Ku Jirtay Mudo Bil Ah,Iyadoo Ay Muuqatay in nafteedu halis gashay isla markana ay suurogal tahay in ay curyaanto.

Waxaa la xusay in uu ku socday xawaaro aad u sareeya mana jirin wax mas,uuliyad ah oo uu iska saaray in uu gaarigiisa xakameeyo sida Qoraalka lagu xusay.

Mohamed horey ayaa loogu qabtay danbiyo la xirira gaari wadista waxana u haystay digniino la xiriira in uusan gaari wadi karin.

Qoyska gabadhan cadaanka ayaa ku andacoonaya in gabadhooda kas loo dili rabay,maadaama ay muuqato mas,uuliyad xumada Darawalka dhibka gaystay.

Arinta Mohamed Salad waxaa sii murjinaysa in uusan haysan sharciga gaari wadista taas oo ka dhigan danbi weyn.

Mohamed Salaad Oo 30 Jir Ah Garsoore Amber Brennan waxa ay ku Xukuntay 18 Bilood Ee Xabsi ah,waxana uu xirnaan Doonaa 6 bil oo Kaliya,Maadaama Loo Qiimeeyay Lixdii Bilood oo uu Xabsiga Ku Jiray.

Mohamed ayaa waxaa laga yaabaa in xabsiga uu guriga ku dhameysto,iyadoo Lugta Looga Xirayo Qalab Lagu Socoayo Dhaqdhaqaaqiisa,marka uu dhameysto Xabsigiida Muddo 3 Sano Ayaa Xaaladiisa Lala Socon Doonaa.

Cilmiga khawaarijta cid kasta ma taqaano, Culumada ayaa laga bartaa.
30/01/2025

Cilmiga khawaarijta cid kasta ma taqaano, Culumada ayaa laga bartaa.

🎉 Just completed level 3 and am so excited to continue growing as a creator on Facebook!
30/01/2025

🎉 Just completed level 3 and am so excited to continue growing as a creator on Facebook!

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alfaqiih TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Alfaqiih TV:

Videos

Share