Ciroobe Your idea is important we can change our country or rest of the other countries and keep them peacef

09/13/2023

Saddex maalmood ka dib geeridaada,šŸ˜ŖšŸ˜­ dhammaan cidiyahaagu waxay ka daadan doonaan jidhkaaga. Afar maalmood ka dib geeridaada, dhammaan timahaagu waxay ka soo fuqi doonaan qolofta jidhka ee ay ku dhegganyihiin. Shan maalmood ka dib geeridaada, maskaxdaadu waxay bilaabi doontaa in ay soo daadato, waxaana ka dhargi doona cayayaanka. Lix maalmood ka dib geeridaada, maqaarkaagu wuu madoobaan doonaa, waxaanu bilaabi doonaa in uu goo'go'o, si tallaabo-tallaabo ahna uu uga dhammaado lafaha. Todoba maalmood ka dib, calooshaadu way mudhuudhuqi doontaa, waxaanay sii dayn doontaa ur aad u qadhmuun oo ka soo bixi doonta jidhkaaga afka laga bilaabo ilaa xubnaha taranka. Lixdan maalmood ka dib geeridaada, dhammaan jidhkaagu wuu dhammaan doonaa, marka laga reebo lafaha..

Adigaagan farriinta akhrisanayoow, muhiim maaha sida wajigaagu u qurux badanyahay, laakiin ugu dambaynta waxaad cunto u noqon doontaa dirxiga marka lagu soo aaso ee iilka lagu geeyo. Fadlan meel iska dhig islaweynida oo xusuuso qabriga. Ilaahay dhammaanteen ha ina hanuuniyo. Aamiin.

Xigasho:Salaal Mohamud

Qoraalkan Haduu Kusoo Gaaro Ha dhaafin Adoon Share Dhihin.
Page kana Fallow Dheh Si aad Noola Socoto.

08/27/2023

Maahmaahda ree burco ee cusub ee ah Dā€¦ā€¦ā€¦d iyo shaydaanbaa degdega šŸ˜‚šŸ˜‚šŸ˜‚šŸ˜‚
Ciyaar waa galin danbe

08/27/2023

Maanan garan in ciidanka la taagay
Waanu falay kolkaan si kale ku karweynay
Muusow halkii fasax

Muusow fasax ciidanka šŸŽšŸŽšŸŽšŸŽ
08/27/2023

Muusow fasax ciidanka šŸŽšŸŽšŸŽšŸŽ

08/26/2023

Waligaa ha u baqin ciidanka qaranka

Dadkan hadaad qof ka garato soo mention garee waa 2011 weynaadaa wanaagsanadaa Khalid A Abdulahi
08/24/2023

Dadkan hadaad qof ka garato soo mention garee waa 2011 weynaadaa wanaagsanadaa Khalid A Abdulahi

Xasiidu caadi maaha beerta dhulka aan barwaaqo gaadhnee
08/10/2023

Xasiidu caadi maaha beerta dhulka aan barwaaqo gaadhnee

07/25/2022

Address

Minneapolis, MN
56387

Telephone

+13205030209

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciroobe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category


Other TV/Movie Awards in Minneapolis

Show All