Cabdi Yare Cali Media

Cabdi Yare Cali Media Lasoco Soomaali Galbeed Media Like and Share fadlan

Afartan Degmo Mid U Codee Koobka1 Qubi2 Yaxoob3 Mayu4 Waangay
03/01/2024

Afartan Degmo Mid U Codee Koobka
1 Qubi
2 Yaxoob
3 Mayu
4 Waangay

07/21/2023
Suuqa Jigjiga waxaan ugu yaboohay lacag aad u yar, 200$ ayaan ku deeqayaa, waxaanse ku hoos wataa fariin.Ugu yaraan, 200...
07/08/2023

Suuqa Jigjiga waxaan ugu yaboohay lacag aad u yar, 200$ ayaan ku deeqayaa, waxaanse ku hoos wataa fariin.

Ugu yaraan, 200 oo dhalinyaraa oo America joogto, misana Jigjiga kasoo jeeda hadii ay mid 200$ dolar isku daraan waxey noqonaysaa, 40,000$, (Dolar) hadii kun qof ay mid 200$ diraan waxey noqonaysaa, 200,000$ kun oo dolar. Wax badan ayey ka taraysaa nolasha dadkaas iyo dhismaha Jigjigada gubatay.

Jigjiga baroordiiq uma baahna ee aynu garab istaagno fadlan.

Wq Mahadka Ali

SADAALI CIYAARTA BARI EE SIDED DHAMADKA TARTANKA GOBOLDA DEGANKA  GOBOLKA DAAWA  VS   GOBOLKA NOGOBSACADA 1 DUHURNIMO JI...
07/06/2023

SADAALI CIYAARTA BARI EE SIDED DHAMADKA TARTANKA GOBOLDA DEGANKA

GOBOLKA DAAWA VS GOBOLKA NOGOB

SACADA 1 DUHURNIMO
JIJIGA STADIUM

05/05/2023

Dhaanto Cusub idil Ayruush iyo Muxyadiin Shaahid 2023

04/27/2023

Dhaanto Cusub Nuur Goosaar 2023 Barnamijkii Ciida

Adis ababa oo maanta marti galisay kulan lagu bogaadinayay heshiiska waqooyiBalo ku daaqday Siyaasadeey
04/23/2023

Adis ababa oo maanta marti galisay kulan lagu bogaadinayay heshiiska waqooyi

Balo ku daaqday Siyaasadeey

Sadxadee ciyaaryahan ayaad ku soo dari Lahyd Si aad u Dhamaystirto halyeeyadan 👑
03/31/2023

Sadxadee ciyaaryahan ayaad ku soo dari Lahyd Si aad u Dhamaystirto halyeeyadan 👑

Ardaydii 12ka iyo ilhan omerLaba eray ka dhe 😂 follow me please
02/05/2023

Ardaydii 12ka iyo ilhan omer
Laba eray ka dhe 😂 follow me please

Gabadhan arooska ah hal eray usoo qor oo kaftan ah 🤣
02/05/2023

Gabadhan arooska ah hal eray usoo qor oo kaftan ah 🤣

Maxaad Ka aaminsan tahay Wariye Jamal Osman?Aragtidaada hoos noogu reeb
01/23/2023

Maxaad Ka aaminsan tahay Wariye Jamal Osman?
Aragtidaada hoos noogu reeb

Madaxwayne Mustafe ayaa qoraalkan hoose qoray.Hoos ka akhriso👇1994tii agagaarkeedii waxaa shacabka deegaankeena saaqay l...
01/22/2023

Madaxwayne Mustafe ayaa qoraalkan hoose qoray.Hoos ka akhriso👇

1994tii agagaarkeedii waxaa shacabka deegaankeena saaqay laba dareen: mid qowmi ah iyo mid diineed. Waxaa dareenka kiciyay ashqaas isu arkaysay hormood bulsho. Heerka baraarugga siyaasadeed iyo aqooneed ee shacabka oo hoseeyay awgeed ma dhicin in la iska baandheeyo dareenadii intii hormoodka isu arkaysay ay la shir timid. Halkaa waxaa ka biloowday halgano iyo halaagyo sodon sano ku dhawaad lagu balanbalay.

Dagaalkii 1995tii ku biloowday jihaad fii sabiililaah wuxuu 2010kii ku soo dhamaaday heeshiis hormoodkii dabkaa bilaabay loogu ogolaaday inay saliid iyo sonkor ka ganacsadaan. Waa goor gabdhihii la kufsaday, culumadii la baa’biyay, xijaabkii la manuucay, dhaqankii bulshadda la dhalan-rogay. Kuwii waagaa halaagaa ka taliyay waxay maantana hoosta ka shidayaan nacayb iyo isku dhac diimeed oo hubaal dhibtii horey u dhacday mid ka badan u geeysan doona dadkeena iyo diinteenaba.

Dagaalkii kale ee 1994tii ku biloowday xornimo ayaan rabnaa wuxuu isna 2018 horaanteedii ku soo dhamaaday aan kuwii ina laayay la heshiino xilli ay sii dhacayeen oo kuwa xukunka ku soo socda ee dihin aan dagaal kala hortagno. Ma suuroobin oo waynu baajin kari waynay kuwii wakhtigoodu dhamaaday; inkastoo qareenkeen inay soo aakhara-toosaan jecel nahay. Dagaalkaasina wuxuu ku soo dhamaaday in la isqoro xisbi mucaarid ah loona xusulduubo in markale dib loogu guryo-noqdo meeshii horay looga kacay.

Waxaa hagardaamadaa inoo horseeday waa go’aamadda caddiifadaysan ee kolba hormood aan cidna dirsadan ku dhaqaaqayo, shacab aan baraarugsanayna ku raacayo. Cadiifadahaas oo badankooda shidaal looga dhigo been-abuur iyo brobagaando.

Dhul Tulli-Guuleed ku yaal oo ay Oromo qaadatay majiro. Isku dhac mooye xasuuq meesha ka dhacay majiro. Afti Diridhabe qowmiyad kale lagu siinayo majiro. Jigjiga ay cid kale qaadanayso majirto; cid kale se way ku noolaan maanta iyo barriba intay magaalo tahay. Nidaam dhacay oo soo laaban majiro.

Nidaamyadda jaba waxaa la yidhaa waxay ku qaadataa ugu yaraan 10 sano inay yiqiinsadaan in aduunkay yaqaanaan tagay oo uuna dib u soo noqonayn. N**i gii ka cararay jarmarlka ee u qaxay Latin America qaar baa ilaa 1960 xisbigoodii soo laabashadiisa ka shaqanayay oo isbadalkii aduunka ka dhacay ka indha-saabnaa! Rafashadda kali kuma nihin.

Aan taariikhda wax ka barano. Aan runtiyo beenta kala saarno. Aan cadiifadda ku badalno caqli-hadal.

WAR DEG DEGACali Samiire, oo ah masuul heer Deegana ayaa sheegay in Canfartu qabsatay mid kamid dhulkii dhawaan Degmoyin...
01/14/2023

WAR DEG DEGA

Cali Samiire, oo ah masuul heer Deegana ayaa sheegay in Canfartu qabsatay mid kamid dhulkii dhawaan Degmoyinka loo ansixiyay ee gobalka Siti.

Cali Samiire, ayaa yidhi; "Anigo ah madaxa xafiiska xuduudaha ee dawalad deeganka Soomalida waxan halkaan ka cadaynaya ineey dawalada deeganka canfartu ciidankeega liyu boolisku ku soo xaad guudbeen xuduuda dawalada deegaanka Soomalida ilaa iyo 100 km2 oo ayi qabaasadeen Caydid oo ka mid ah labaadi deegma ee dhawan baarlamanka deeganku u annsixiyeen shacabka laagu xasuqay galbeedka siti ,Ilaa wakhti xaadirkan aan joogno wax gurmad ah oo dhaanka deegaanka soomaalida ah maa gaadiin ."

Sideed milyan iyo dheeraad dad ah oo siday u dhan yihiin; wada sancayaqaan iyo xisaabiyataal ah ayaan la helayn cid qanc...
01/09/2023

Sideed milyan iyo dheeraad dad ah oo siday u dhan yihiin; wada sancayaqaan iyo xisaabiyataal ah ayaan la helayn cid qancisa ama siday rabaan wax u qabata. Waayo, haddii 4 milyan ku qanacdo farsamadaada waxaa ku khilaafi intaas ka badan.

Sida uu sheegay Mr. Mohamed Faatax; dhismaha buundada waxaa raacsanaa laba guri oo mag-dhow laga bixiyey. Isku soo wada duubo, waxaa wanaagsan inaynu wax hubsano oo intaan qaylo iyo ka kacaay la odhan bal horta wax la qiimeeyo.

Buundadu baahi intee le'eg ayey dabooshay? Soo horteed bulshada degmada dhuxun iyo wixii socota ah marayaaba kuma dhib qabin la'aanteeda? Hadday cimri degdegto in laga xisaabtamo ma xuma. Laakiin, bal si miyir qabta aan wax isu waydiino.

Raja weyn  ayaa Laga qabaa in uu kasomuuqdo  warbaahinta asagoo xora Hadal heynbadan dadkadegaanka somaalida
01/05/2023

Raja weyn ayaa Laga qabaa in uu kasomuuqdo warbaahinta asagoo xora

Hadal heynbadan dadkadegaanka somaalida

Deegaanka Soomaalida afartaa magaalo labadee u qalma in laga dhiso  garoon diyaaradaheed.1) Wardheer.2) Fiiq3) Dhagaxbuu...
01/04/2023

Deegaanka Soomaalida afartaa magaalo labadee u qalma in laga dhiso garoon diyaaradaheed.

1) Wardheer.
2) Fiiq
3) Dhagaxbuur
4) Liibaan

12/18/2022

Argentina 🇦🇷 2
France 🇫🇷 2

Uganda Jeer wayn ayaa liqday wiil yar oo laba jir ah kadibna soo tuftay isagoo nool.Dhacdadan ayaa aad loo hadal hayaa w...
12/17/2022

Uganda Jeer wayn ayaa liqday wiil yar oo laba jir ah kadibna soo tuftay isagoo nool.

Dhacdadan ayaa aad loo hadal hayaa waxaana tabiyay wargeyska The Telegraph ee kasoo baxa Ingiriiska.

Hambalyo libaaxyadda Atlas ee Morocco oo noqday kooxdii ugu horeeysay ee Africa ka socota ee gaadha wareega simi-faynaal...
12/11/2022

Hambalyo libaaxyadda Atlas ee Morocco oo noqday kooxdii ugu horeeysay ee Africa ka socota ee gaadha wareega simi-faynaalka (ama 4ta kooxood ee isugu soo hadhay tartanka 22aad ee kubbadda cagta ee dunida). Waxaan u rajaynayaa inay noqdaan kooxdii ugu horeeysay ee Africa ka soo jeeda ee noqota horyaalka kubbadda Cagta ee Dunida.

Walahi Billahi Tallahi Qofkii keena Kalmad yar oo Somali ah Oo Xarafka K Ku dhamada waxaan siinayaa $500 dollar Bilaa Ha...
09/25/2022

Walahi Billahi Tallahi Qofkii keena Kalmad yar oo Somali ah Oo Xarafka K Ku dhamada waxaan siinayaa $500 dollar Bilaa Hadal.

Sharuuda kowaad Waa inaad shere garayso ogow

Sharuuda labaad Lanbarkaaga soo qor lacagta lagu diri lahaa

Sharuuda 3aad Follow dheh pageka. Si Ay san kaaga guban nasiin wacan Ayub xalane

Lacala Labadan Hogaamiye Midkeed 10sano Ku Maamuusi Lahayd inuu Maamulo DDSMustafe OmarDr,Maaday
09/08/2022

Lacala Labadan Hogaamiye Midkeed 10sano Ku Maamuusi Lahayd inuu Maamulo DDS

Mustafe Omar
Dr,Maaday

Hadii Godolka Aayaha Midnimo Looga Jiro GaagaxGarwaqsada Dadkaygow inan Gacan Sarayn Dono!Ogadeniyoo Goba isagoon Wali G...
09/05/2022

Hadii Godolka Aayaha Midnimo Looga Jiro Gaagax
Garwaqsada Dadkaygow inan Gacan Sarayn Dono!

Ogadeniyoo Goba isagoon Wali Gaadhin
in Guumaysi Kala Qaybiyaa Soo Guriba Maaha !!❤️

laba Sheekh oo ka mida culimada soomaalidaAllaha idin Xafido Saar Waxay Mudan Yihiin ❤❤
09/04/2022

laba Sheekh oo ka mida culimada soomaalida
Allaha idin Xafido Saar Waxay Mudan Yihiin ❤❤

Cali Axmed Xaashi (Cali Qubi ) oo ah muwaadin udhashayDeegaanka Soomaalida kana Ganacsanjiray Qaadka (Jaadka)isagoo Adee...
09/04/2022

Cali Axmed Xaashi (Cali Qubi ) oo ah muwaadin udhashay
Deegaanka Soomaalida kana Ganacsanjiray Qaadka (Jaadka)
isagoo Adeegsanjiray Gaadhi nooca looyaqaano Qabaal oo
isagu iskalahaa (mulkiile ka ahaa)

Ayaa in muddo ahba Gaadhigiisii
waxaa ka dhacay oo si gabasho aan lahayn Xoog uga haysta
Nin Oromo ah oo Ganacsade ah
oo Lagu Magacaabo Mustafaa Yuuye Cismaan
Kuna nool Magaalada HAWADAY

Hadaba Cali Axmed Xaashi
Ayaa nooga waramay in uu Cabashadiisa ugudbiyey
Haayadaha Amaanka Deegaanka Soomaalida
Taasoo illaa hada aan waxba looga qabanin

Ninkan Udhashay Qowmiyada Oromiya ee Gaadhiga uunan
lahayn Xooga kuhaysta ayaa Gawaadhidiisu maalinwalba
kadhexshaqaynayaan Dhamaanba Deegaanka Soomaalida

Cali Axmed Xaashi oo ah Muwaadinkan Soomaaliyeed
ee Hantidiisa laga dhacay
Ayaa sheegay inuusan Garanaynin Sababta Haayadaha
Amaanku wax uga qabanlaayihiin
Ninka Gaadhigiisa kadhacay
marwalbana Jigjiga iyo meelwalba kadhex shaqaysanaya

Cali Axmed Ayaa hadalkiisa noogu soo koobay
Sharcigu ma,mid Soomaalida kaliyaata qabtaa
Miyuusan qabanin Qowmiyadaha kale??

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajcuun .Waxaan Murugta La Wadaagayaa Walaalaha Soomaliyeed Ee Maanta Ehelkoodii Ku Waayay ...
09/04/2022

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajcuun .
Waxaan Murugta La Wadaagayaa Walaalaha Soomaliyeed Ee Maanta Ehelkoodii Ku Waayay Falkay Argagixisadu Gaysatay Ee Ay Dadka Masaakiintaa Ku Laysay Iyagoo Safara Oo u kala safraya magalooyinkoodii Hirshabeele Dhaxdooda Ilaahay Naxariis Ha Ka Waraabiyo Dadkaa Xaqdarada lagu laayay

Hadaan Reer Hirshabeeloow Aydan Cadaawaha Aydan Iska Difaacin oo aydan Hubka Qaadan Ogaada Cidi Idin Difaaci mayaee
Arxanlaawa yaasha Umada saas u layn haya Hadaan Loo midoobin Walee Qolaba Malinbaa La Gawrici Ogaada

09/02/2022

Haye iyo Maxay kale🤣

09/02/2022

Maamadan Maxaa Lagu Haystaa Bal

Address

Miami, FL
MINISOTA

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdi Yare Cali Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cabdi Yare Cali Media:

Videos

Share


Other News & Media Websites in Miami

Show All

You may also like