Teamiskaabulotv

Teamiskaabulotv Please My Fun’s Page Fallow & Like 👍 Teamiskaabulotv 15k Completed this Weak

09/09/2024

Macane Kareem ma ii Gadi Kartaa

09/01/2024

Niiko Ayaa iga Badiya iskeena

08/31/2024

Wiilow Kaaley ila cayaar

08/31/2024

Aan iska Leysadee idhaaf

08/21/2024

Naftii H**e Fahad Salaaad Maxamed oo katirsan ciidanka Xoogga dalka wuxuu naftiisa ubixiyey in uu bad baadiyo boqolaal shacab ah la doonayey in lagu halaago Gaari laga soo buuxiyey walxaha Qarxa.

Fahad oo joogay Bar kantarool oo kutaalla Garasbaaley Duleedka Muqdisho ayaa Baabuur Cabdi Bille ah kuhorjaray Baabuurkii laga soo buuxiyey walxaha qarxa halkaas ayuuna ku geeriyooday Baabuurkiina uu ku qarxay. Alle ha unaxariisto.

08/20/2024

Waxay Uhiilisay Raga Somaliyed Waxa Dhahay Kabtan_Baara Ku kale Soo Booday Markasu Dhahay Daaci_bilan Horta Garoob Miya 😃😃😃

08/20/2024

Oo Tartan Uqabtay iyo Bilan Gabdhihii Faqri Ka Carar Ayay Noqdeen Farax Somali Wax Dhama La Waa

08/20/2024

Qeysar Oo Bilan Ayaa Xufta igu Dhaafi rabta gabdhihii waxay Dhaheen Farax Somali Wax Dhama La Waa

08/18/2024

Sulub Oo Ka maseertay Daaci Bilan aya Tagan Farax Somali Wax Dhama Ma jiraan

08/18/2024

wuu na walayaaa wlhi 2 ogeyn mid Sadexaad Boo Keenay

08/16/2024

Kacdoonka aanShiidka Mogadishu kulahaa Quraacda Cuno Dib U Daawana fans

08/15/2024

Bajaaj Jaceylka Cusub Soo Dhowee miyay ka tahay😂

08/15/2024

Team Faarax walee jawaabo culus bey wadaan xaliimo is Diib

08/11/2024

Jah alla dhigeyga hambalyo🤍💚💙Galmudugnimo

08/11/2024

Waa Tuma Gabadha Soomaaliyeed ee basbaaska ay sameyso dunida laga hadal hayo? Ubax Xasan oo asal ahaan ka soo jeedda Soomaaliya ayaa soo jiidatay indhaha warbaahinta caalamka kadib markii si weyn loo soo bandhigay wax soo saarkeeda basbaaska.Xayeysiiska dharka ubaxa, iyadu waa mulkiilaha UBAHHOT, kaas oo soo saara basbaaska diyaarsan, iyo basbaaska ayaa lagu soo bandhigay joornaalada caanka ah ee Oprah Daily, Forbes, Vogue, iyo kuwo kale oo badan.Waxay caan ku tahay doorkeeda The Real Housewives of New York City, taas oo ay ku jileyso.Ubax ayaa sheegtay in sababta ay u bilowday ganacsiga Basbaaska ay tahay kadib markii ay ku adkeyd in ay kaligeed cunto kalluunka iyo khudaarta karsan, waxa ayna ku tuman jirtay basbaaska oo ay ku shubto weel kadibna ay keento miiska cuntada.Waxay sheegtay in tani ay dib u soo celisay xusuus caruurnimadeedii, markii sida aan ognahay guryaha Soomaalida intooda badan, basbaaska iyo toonta lagu qaso liin iyo milix.Gurigeeda oo ku yaal magaalada New York, waxay ku samaysaa ubaxyo leh basbaaska. Sida kuwa dharka xayeysiiya, waxay cuntaa cunto caafimaad leh."Ma aanan rabin in aan cuno kalluunka la kariyey iyo khudaarta oo keliya," ayuu yiri ubaxa yaanyo ama yaanyo iyo basbaas, kuwaas oo cuntada u kiciyay. Basbaaska waa nooc cunto ah oo qoyskeedu had iyo jeer isticmaalaan. "Soomaalidu waxay jecel yihiin basbaaska," ayay tidhi.Durba basbaaska uu ubaxu sameeyo waxaa jecel saaxiibadeed. "Basbaaskan ayaan samayn jiray oo jikada ayaan cashayn u geyn jiray," ayay tidhi. "Dadkuna way qaadan lahaayeen, dhadhaminayaan, oo ka fikiri lahaayeen: 'Waa maxay waxani? Waa maxay kani?'' "Markii laga aqbalay dukaan basbaaska caanka ah oo ku yaal agagaarka Brooklyn, Flower waxay xaqiiqsatay inay samaysay ganacsi.In kasta oo ay markii h**e xoogaa ka cabsatay in ay bilowdo shirkadda Ubax Hot, haddana ma aysan shakin hadafkeeda. "Waxaan New York la imid $150", ayay tiri, iyadoo ka sheekeyneysa sida ay ugu guuleysatay suuqa aadka loogu tartamayo ee dharka xayeysiinta.Waxay is tustay inuu go'aankeedu yahay mid fudud: "Waa inaan tan sameeyaa". Iyadoo wali sii wada xayeysiiskii dharka, waxay ku biirtay suuqa cuntada, gaar ahaan basbaaska. Ubax wuxuu sheegay in mid ka mid ah asxaabteeda uu ganacsigeeda u keenay Oprah Winfrey, oo ah qof caan ah soo jeedinta Oprah Winfrey Show, iyo basbaaskeeda ayaa lagu daray liiska 'Waxyaabaha ay ka Jeceshahay Oprah'."Waxaan dareemay in aan ku guuleystay Oscar anoo ka wakiil ah ganacsatada yaryar," Ubax ayaa u sheegay warbaahinta.Waxay sheegtay in aanay waligeed malayn karin in basbaaskeedu gaadhay Oprah.“Ku dhawaad ​​1,000 kartoon ayaan hayay markii aan bilaabayay...waxaan bilaabay xilli aan safar ku jiray oo aan ku jiray badeeco cusub, markaa, waxaan is idhi, malaha 100 ama 200 ayaan iska iibiyaa, inta soo hadhayna waxaan u qaybiyaa qoyska iyo asxaabta. in la isku dayo", ayay tidhi.Waxay ku dartay, "Aad uma ooyi markii la i soo wacay!"Waxay sheegtay in ay xoogaa naxday markii ay aragtay sida xad dhaafka ah ee basbaskeeda.Iyada, saaxiibkeed iyo qaar ka mid ah asxaabteeda ayaa iska kaashan lahaa baakooyinka iyo diyaarinta basbaaska."Daqiiqado gudahood waxaan haysan lahayn 36 ilaa 40 kartoon oo diyaar ah. Haddii Elon Musk uu nagu arki lahaa bakhaarkan iyo sida ugu dhakhsaha badan ee aan u shaqeyneyno, uma baahneen inuu sameeyo robots". iyada ku kaftamay.Ubax Xasan waa kuma? Ubax Xasan Ubax waxay ku dhalatay Soomaaliya 1983. 1991, waxay u guurtay Itoobiya.Qoyska Ubaxa waxay ku noolaayeen hoyga hoylaa wayaasha ah muddo sanad ah.Waxay sheegtay in markii h**e ay ku adkaatay inay la qabsato qabowga daran iyo dhaqanka dadka dalka iyo dharka ay xirtaan.Ubaxyadu waa xirfadda dharka

08/11/2024

Reer Galmudug Waa Naga Waasheen Xafladi Ka hor Magalka Waa Kala Xirateen

08/09/2024

Gabdho iyo wiilal Guri kuwada Qayilaaya magalada Jigjiga muqal Qarsoodiya laga dubaay

08/06/2024

Baby Xeebta Liido ma isla Aadna jawi Ma isku siina

08/05/2024

Badanaa guryo badan oo Soomaaliyeed oo dhab ahaantii ku sugan sheekada Film-kani xambaarsan yahay!

“Ilmadii Qarsoonayd” waxa uu ka sheekaynayaa, laba nin oo walaalo ah, oo mid ka mid ahi qaatay dhammaan dhaxalkii aabahood ka dhintay. Labadaas nin ee walaalaha ahi midi waa danyar oo qoyskiisu maalmaha qaar waxba ma karsadaan, midna waa taajiriin oo nolosha ugu sarraysa ayay ku jiraan. Dhaxalku waa shay ay wada leeyihiin dhammaan carruurta walaalaha ahi, laakiin marar badan waxa dhacda in uu hal qof oo dadkaas wada dhashay ka mid ahi uu qaato. Waliba qofka curadka ah ayaa u awood sheegta dadka inta kale.

Sheekada Filmkan ka sakow, aniga waxa aad ii soo jiitay oo aan la ashqaraaray, dhallinyarada hiboolayaasha ah ee Filmkan mettelaysa. Waa koox aan kala dhicin rag iyo dumarba. Lama yaabayo oo Hargaysa oo hoyga fanka iyo hibada ah ayay ku noolyihiin. Ma sugi karo inta aan daawanayo qaybta labaad ee bilaabmaysa caawa 8 habeenimo haddii Eebbe oggolaado. Yaa ila mid ah oo sugaya caawa farta soo taaga? 😀

08/05/2024

Meeqa niiko dabo wareejis ku Baratay Run sheeg wiilow adna meeqa Gabdhood ku Niikisay!??🌝😇 Please My Fun’s Page Fallow & Like 👍 15k Completed this Weakened 🙏🏻🇸🇴|🇺🇸❤️ Fallow 👉🏻 fans

08/04/2024

Markaa ka dhalato Boqortooyada Puntland Waa iska Nucaas 🥴☺️🇸🇴💚💙

Fallow Page

08/03/2024

Muqdisho | Sadaqadii Geerida Baajisay inantan oo ka mid ahayd dadkii xalay ka badbaaday Qaraxii iyo weerarkii ka dhacay xeebta liido ee magaalada Muqdisho oo ka sheekaysay siday ku badbaaday ayaa tidhi.“Intaan qaraxu dhicin ayaa anagoo dhawr hablood ah, dad badana nagu dhow yihiin ay na soo dul istaagtay Islaan dawarsanaysa, dabadeed waxaan arkay duruufta iyo diifta ka muuqatay Hooyadan dawarsanaysay ka dibna intaan aad u naxay ayaa ka codsaday islaanta inay ii sheegto numberkeeda si aan 1$ ugu diro, Islaantii waxay ii sheegtay in aanay number haysan, si aan uga soo saaro lacagta waxaan ka kacay kursigii aan ku fadhiyay waxaanan u kacay meherad aan ka fogayn halka aan fadhiayay si aan hooyadan dawarsanaysay u siiyo sadaqada.Markii aanu cabaar sii wada soconay aniga iyo hooyadii miskiinta ahayd meheradiina aanu tagnay waxa aan uga saaray mobile,kayga lacagtii markii Gacanta ka saaray ee aan is idhi laabo waxa mar keliya is qabsaday Qiiq iyo Qarax aan waxba arki kari waayay, aniga iyo hooyadii miskiinta ahayd oo iyana argagaxday ayaa ku dhacnay derbigii Meheradii aan ka soo wada baxnay,Cabaar markaanu dhulka jiifnay waanu kacnay labadayadii ba waxaana aanu eegnay hortayadii oo waxaaba daadsan dadkii aan ka soo ag kacay oo ay ka ku jiraan saddexdii hablood ee ila fadhiyay dhamaantoodna way wada geeriyoodeen, Illaahay markuu ku badbaadinayo waa sidan oo kale wuxuu shimbir iiga soo dhigay hooyadaa miskiinta ah ee sadaqada na waydiisatay keligay ayaan u kacay si aan hooyadan u siiyo sadaqo.”✍ Najax Aadan Teamiskaabulotv

08/03/2024

Meeqa jir ku Guursatay aniga 24 Jir adna Meeqa Hee ??🌝😇 Please My Fun’s Page Fallow & Like 👍 Teamiskaabulotv 15k Completed this Weakened 🙏🏻🇸🇴|🇺🇸❤️ Fallow 👉🏻

08/03/2024

Buskud Macan | Waxaa arkayso anay igu Yaalaa. Waxa Tiri Gabar ayado Bijaamadii Jiifka wata Soo Duubaysa Muqal Daawo hee .!😄



Please My Fun’s Page Fallow & Like 👍 Teamiskaabulotv 15k Completed this Weakened 🙏🏻🇸🇴|🇺🇸❤️ Fallow 👉🏻

08/02/2024

Qamar Suugaani wuxuu leeyahay bil walba waxaan la soo saxiixdaa ciyaartoy cusub.!😄



Please My Fun’s Page Fallow & Like 👍 Teamiskaabulotv 15k Completed this Weakened 🙏🏻🇸🇴|🇺🇸❤️ Fallow 👉🏻

05/31/2022

Baardheere Nicmada Taalo 2022

Address

6065 Montrose Avenue
Florence, KY
41042

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Teamiskaabulotv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Teamiskaabulotv:

Videos

Share


Other Digital creator in Florence

Show All