Puntland Times

Puntland Times Our mandatory task is to disseminate and share information across somalia and beyond.

06/24/2024

Deg Deg

Kumanaan qaybaha dagaalyahanada Iiran taagerto ee bariga dhexe ayaa diyaar u ah inay yimaadan Lubnaan si ay ugu biiran kooxda militariga Xisbulah ee dagaalka kula jira Israil haddi kacsanaanta xaalada colaadeed u gudubto dagaal dhamaystiran, sida ay sheegen saraakiisha kooxaha ay Iiran taageerto iyo falanqeeyaal.

Iyado beryahan isdhaafsiga rasaasta ka bilaabatay jiida h**e ee Lubnaan la wadaagto waqooyiga israil, lagaso bilaabo markay dagaalyahanada Xamaas ee gacanta ku haya marinka Gaza ay ka fuliyeen weerar dhiig badan ku daatay koonfurta Israil horaanti bishii Aktoobar taaso sababtay in dagaal ka qarxo Gaza.

Xaalada waqooyiga ayaa sii xumaatay kadib markii malitariga Israil ay weerar duqayn hawada sara ay ku dishay taliye sare oo Xisbulah koonfurta Lubnaan, halka Xisbulah ay kaga jawaabtay inay ku rido boqolaal Gantaal iyo diyaaradaha is qarxiya waqooyiga Israil.

Saraakiisha Israil ayaa ku goodiyey inay qaadi doonto weerer militeri haddii aanu jirin wada-xaajood laga gaaro inay Xisbulah ka baxdo xuduudka

VOA News

05/02/2024

masjid jaamacad oo ku yaal magaalada Dhahran ee dalka Sacuudiga ayaa soo dumay shubkiisa kore kadib roobab xoogan oo da'ay.

02/18/2024

Iran oo shaaca ka qaaday nidaam difaaceedka cirka ee Arman
------------------------------------------------------------------------------------

Nidaam difaaceedka Arman ee Iran ayaa ogaan kara 24 bartilmaameed masaafo 180km ah, isla markaasna howl galinkara 12 bartilmaameed mudo ka yar 20 ilbiriqsi, isago ku howl galaya hanaan bombaanoyin iyo gantaalada balastikada ee masaafada gaaban

Hanaan difaaceedka cirka wuxu leeyahay hanaan isdifaac masaafo gaaban, laf dhabarna u ah khataraha jawiga hoose

Raadaradiisa iyo bilaabayaasha gantaalaha waxa ay kuwada dhanyihiin hal gaadiid, kaso nidaamkiisa difaac ee cirka dhaqdhaqaaqi kara, iyago lagu rakibi karo si gaadmo ah buuraha Iran

Iran observer

12/22/2022

Wasiirka waxbarashada Faarax shiikh C/qaadir oo la waydiiyey xiriirka isaga iyo General Gebre ka dhexeeya iyo in uu la kulamay sida sawirka ama video-ga wariyaha ka muuqata; balse waa inkiray isagoo khal khalay.

Haddana waa wasiirka waxbarashada ee dalka soomaliya ummada alla umaqan.

12/22/2022

Raisul wasaare Xamse Cabdi Bare: waxan ka fakaraynaa in dadka soomaaliyeed inay biniaadam yihiin.

12/22/2022

Taliyihii h**e ee Hay'ada NISA, C/salaan Yuusuf Guuleed oo noo sharaxaya sida ciidamada Soomaaliya ee Ereteriya u baa be'een isagoo dad kala duwan oo Gobolka ah xiriir la leh.
Bal amiurtaan arag, dadkaas baa ummad wali wax u sheegaya.

12/11/2022

Dr xanafi xasan shiik:

Xasan Shiikh waa NGO yiiste sida mashruuc loo qaato bas buu yaqana dowladnimana waxba k**a yaqaan in lagu shaqystuna u jooga oo soomaaliya kala diro.

11/11/2022

Dabada ayaa ugu shubayaa; dhakhtar khabiira oo baruurta jirkaada laga jaro kuugu shubaya halka rabtid.🤔

Ma xayeysiis baa mise xumayn Diin iyo Dhaqan?Adeeg maal waa suuq online ah wuxuuna xaq u leeyahay inu badeecadiisa iibiy...
10/06/2022

Ma xayeysiis baa mise xumayn Diin iyo Dhaqan?

Adeeg maal waa suuq online ah wuxuuna xaq u leeyahay inu badeecadiisa iibiyo ama xayeysiito hab waafaqsan anshaxa iyo diinta islaamka si lamida suuqyada kale ee ka jira guud ahaan dalka.
Maadama suuqan uu yahay online lagana yaabo inu xafiisyo kuleeyahay magaalo maamul iyo dowladnimo ka jirto, dowladuhu iyo maamuladuna u jiraan in ay ilaaliyaan amniga dalka diinta.

waa maxay sababta laamaha iyo wasaaradahay qusayso ay oga howl gali waayeen in lala xisaabtamo maadama uu dhaqanka xun ee uu caadaystay uu ku faafinayo bulshada lagana yaabo in ay tahay mashruuc cid kale ka danbayso balse loo arko xayeysiis.

Waxan ku booriinaya inay iska kaashadan waxyaalaha amniga, anshaxa iyo diinta lidka ku ah ee social media ka dhacaya wasaaradaha kala ah; wasaarada diinta iyo owqaafta, wasaarada amniga, saldhigyada, degmooyinka iyo xaafadaha si loo suuliyo dhaqamadan nagu cusub farahana ka bixi kara maadama mesha ay ka dhacayaan ay tahay social media.

Gebo gebo ma aqaani suuqan mesha uu xafiis ku leeyahay ama magaalada uu ka howl galo. Waxanse jeclaan laha in ay ila wadaagto ciddii garanaysa halka xafiiskoodu yahay.

F.G.Wuxu marar badan kuso celceliyey arintan isaga oo siyaabo kale duwan u xayeysiinaya taso muujinaysa in ay tahay qorshe aan joogsi lahayn.

10/04/2022

Madaxweynihii h**e Maxamed Abdulaahi Farmaajo muxu ka yiri siddu ku kasbaday taagerada shacbiyada badan.

Wariye Maxamed Deeq Abdalla

Hogaaminta Harka xun maxa lagu gartaa?-------------‐---------------------------------------------------Dadkan yey xil u ...
10/04/2022

Hogaaminta Harka xun maxa lagu gartaa?
-------------‐---------------------------------------------------

Dadkan yey xil u hayaan ma ummadda soomaaliyeed mise safiirada ajnabiga ah ee danaha ay leeyihiin u jooga dalka soomaliya.

Markii ay dhacdo in hogaamiyahaaga uu u nugulyahay shaqaalaha intooda kale waxay raacayaan hogaamiyahooda u nugul safiirada.

Aduunka lama arag gole wasiiro say u dhanyihiin warbixino siiya/ugeeya sifiiro shisheeye.
Bal in yar ila eeg sawirada hoos ku lifaaqan kana dhiibo aragtidaada.

Dalkaan wuxu u baahanyahay hogaamiye.

MADAXDII SOO XUKUNTAY SOOMALIYA LAGASO BILAABO 1960KII MARKII XORNIMADA LA QAATAY ILAA 15 MAY 2022.
10/04/2022

MADAXDII SOO XUKUNTAY SOOMALIYA LAGASO BILAABO 1960KII MARKII XORNIMADA LA QAATAY ILAA 15 MAY 2022.

10/04/2022

Sida dumarka qurbaha ragga u kala dhacaan, waxa ka waramaya wariye cagmadhige.

Maxa ka jira habloow?

Hogaamiyaha jeejeen Ramzam Kadyrov, saaxibka dhaw ee madaxeyne Putin, wuxu sheegay in sadex wiil uu dhalay u dirayo jiid...
10/04/2022

Hogaamiyaha jeejeen Ramzam Kadyrov, saaxibka dhaw ee madaxeyne Putin, wuxu sheegay in sadex wiil uu dhalay u dirayo jiida h**e ee dagaalka Ukrain si ay u dagaalamaan.

Aljazeera

10/01/2022

M/weyne XSM oo ka hadlaya geerida AUN Farxaan Qaroole muxu ka yiri xili masjidka uu khudbad ka jeedinayey.

10/01/2022

Dareenka qaar kamida askarta haramcad aaska kadib AUN taliye "Farxaan qaroole".

10/01/2022

Maydka AUN taliyihii Booliska gobolka Banaadir General "Farxaan Qaroole" oo Salaadda Janaasada lagula tukaday Muqdisho.

10/01/2022

Wasiirkii h**e ee cadaalada puntland cawil shiikh xaamud muxu ka yiri khilaafka isaga iyo denni iyo dagaalkii bosaaso kadib xil ka qaadistiisi?

10/01/2022

Dilka AUN Farxaan Qaroole iyo baaqi Xasan Shiikh maxamuud maxay maanta oga dhigantahay ummada soomaaliyeed?

09/30/2022
09/29/2022

Wasiirkii h**e ee maaliyada puntland muxuu ka yiri doorashada qof iyo cod ee puntland?

Fikirkaada maku saxanyahay;
1. Haa
2.Maya

09/29/2022

Qolodan yey shabahaan baa isleedahay xalada ay ku suganyihiin?

Xaga siyaasada puntaland ka aloosan.

09/29/2022

Dimuqraadiyadii saqiirtay oo naf laga dayayo.

06/14/2022

Sida aan ka helayno ilo madax banaan waxa caawa lagu wada in la magacabo raisal wasaaraah xukuumada federaalka soomaaliya.

05/12/2022
05/09/2022

Mar kale farmaajo

Address

Chickasha, OK
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland Times posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Puntland Times:

Videos

Share


Other Chickasha media companies

Show All