Bashka lalana

Bashka lalana welcome πŸ™

09/06/2024

Colaadda sokeeye ee sanadahan danbe ku soo noqnoqonaya gobolka Galguduud waa murugo iyo nasiib darro aan indhaha laga qarsan karin.

Reer Galguduud, waxaad tihiin ehel iyo walaalo wada dhashay oo maanta laga sugayey in ay iska kaashadaan horumarinta deegaankooda, lana tartamaan gobollada Soomaaliyeed ee u jihaystay nabadda, wadajir iyo dhismaha kaabeyaasha nolasha.

Aqoonyahanka deegaanka, waxgaradka, odeyaasha dhaqanka gobolka iyo Galmudug oo idil waxaan ku boorrinayaa in loo istaago dagaalkaas macno darrada ah, wiil iyo gabar danbane aysan nooga dhiman.

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay saaran tahay masuuliyadda badqabka iyo ilaalinta amniga muwaadiniinta Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa in ay mudnaan siiso nabadda, xasilloonida iyo dib u heshiisiinta deegaannada muddadan ay ka soo cusboonaadeen colaadaha sokeeye ee gobollada dalka.

ILAAH HA INOO NABADEEYO DALKEENNA

05/06/2024
29/05/2024

Xidiga kaliya taariiqda Afar horyaal kala duwan qaaday gooldhalinteeda sidoo kale waa xidigii ugu horeeyay ee gooldhalinta Sacuudiga ku qaaday 35 gool

Markaas ayuu leeyahay Rikoorada ma doon doonee ee iyagaaba i doona

25/05/2024

Congratulations, Manchester United πŸ”΄

Your 2023/24 FA Cup winners πŸ†

25/05/2024
25/05/2024
25/05/2024

HAMPALYO Man. United oo ku guulaysatay FA CUP Kadib 2-1 ay ku garaacday Man City

Mohamed Nabad doon

23/05/2024
21/05/2024
21/05/2024
19/05/2024

Phil Foden, big game player 🌟

15/05/2024

84.5K likes, 1303 comments. β€œSheekh Xuseen Cali jabuuti πŸ’ŸπŸ’Ÿ Kusali nabiga Salahu caleyhi wasalam πŸ™β€ 🀲πŸ₯Ί ...

14/05/2024

Address

Kampala

Telephone

+254724529391

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bashka lalana posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bashka lalana:

Videos

Share

Nearby media companies


Other Digital creator in Kampala

Show All