Geelle Post

Geelle Post Xog saxan oo aqoon ku saleysan

Gabdhaha hadii furiin ka gacanta loo galin lahaa masaan ayay Instagram ka ugu furi lahaayeen nimankooda 🤣
20/07/2024

Gabdhaha hadii furiin ka gacanta loo galin lahaa masaan ayay Instagram ka ugu furi lahaayeen nimankooda 🤣

12/07/2024

Markii wada hadalkii socon waayay ayaa xariif gadaal kayimid isbiimeeyay,
oo uu kubilaabay Police kii kabteyda ma aragtay ayaa kudhacday 😂

11/07/2024

Waa lataliyihii Aminiga qaranka , lkn sidaan cad ayuu shabaab u taageerayaa ...

Isku waara oo ubad khyr qaba kala hela .
10/07/2024

Isku waara oo ubad khyr qaba kala hela .

Kacdoonka aan kala go’a lahayn ee dhallinyarada Kenya (Gen Z) wacdaro ayey ka dhigeen Kenya, cashar ayeyna siiyeen siyaa...
10/07/2024

Kacdoonka aan kala go’a lahayn ee dhallinyarada Kenya (Gen Z) wacdaro ayey ka dhigeen Kenya, cashar ayeyna siiyeen siyaasiyiinta. Waxay dowladda ku qasbeen in go’aankii canshuur kordhinta ka noqoto, intaa keli ah kuma ekaan ee waxay u istaageen in ay la diriraan musuqa, eexda iyo dhaca hantida dadwaynaha.

Madaxdii dalka waxay ku qasbanaadeen in si loo qanciyo doodo toos ah iyo wadaxaajood lala galo.

Waa markii ugu horaysay oo aysan dibadbaxyadani wax lug ah ku lahayn siyaasi. Waa isbedel wax wayn ka beddeli doona, haddii uusan xididdada u siibin, siyaasadda daxalaystay ee dalka Kenya. Waxay gilgileen carshi nuxuus ah oo ay fiidasare kaga fadhiyaan hormuud siyaasadeed (political elite) oo qaab qabiil/ qowmiyad ku abaabulan.

Waa dhallinyaro beelaha Kenya iyo qaybaha kala duwan ee bulshada iskugu jira oo doonaya in ay iska qabtaan burcada siyaasadeed ee haybta qabiil huwan.

Waxaa la yiri; deriskaada ku diin ama ku dayo.

Way kari karaan dhallinta Soomaaliyeed in ay heeryada gumaysiga qabyaalada iska rogaan oo ay gartaan awoodda ay leeyihiin, iskana dhiciyaan siyaasiyiinta ka danaystay dareenka shacabka iyo danta qaranka, xididana u siibaan siyaasadda musuqa, eexda, qaraabakiilka iyo ku takrifalka awoodda dowlada .
Abdirahman Abdishakur Warsame

10/07/2024

Jaaniskiisa sifiican ayuu uga faaideystay

Spain 🇪🇸 vs France 🇫🇷
09/07/2024

Spain 🇪🇸 vs France 🇫🇷

Madaxwaynashii Soo marau maamulka jubbaland
09/07/2024

Madaxwaynashii Soo marau maamulka jubbaland

😂😂😂😂😂
09/07/2024

😂😂😂😂😂

Maxaad sameyneysay markaas 16 sano jirtay?
09/07/2024

Maxaad sameyneysay markaas 16 sano jirtay?

Itoobiya ayaa sheegtay cid kasta oo ka hortimaada doonistooda badda cas inay u arkayaan , arrin khatar ku ah ‘amniga qar...
08/07/2024

Itoobiya ayaa sheegtay cid kasta oo ka hortimaada doonistooda badda cas inay u arkayaan , arrin khatar ku ah ‘amniga qaranka’, sida uu warbaahinta gudaha Itoobiya u sheegay agaasimaha fulinta ee machadka arrimaha dibadda Itoobiya, Jacfar Bedru , oo inta ku daray dhaqaalaha iyo horumarka Itoobiya inuu ku tiirsanyahay 100% badda cas,isagoo sii hadlaya wuxuu yiri ; “Itoobiya waxay qayb ka tahay Badda Cas, waxayna si istiraatijiyadeed ku tiirsan tahay marinkan muhiimka ah ee ganacsiga adduunka.”

Fiiro gaar ah;

Itoobiya ayaa doonaysa inay marin ganacsi iyo saldhig ciidanka badda ah ka hesho badda cas, kaddib heshiis ay la gashay Somaliland , bishii koowaad ee sannadkan , kaa oo aan la dhaqangelin, xilli ay si adag u diidday dawladda Soomaaliya, iyadoo Madaxweyne Xasan, oo toddobaadkii h**e kaddib wada-xaajood uu u kala dabqaadayay Turkiga labada dal, lagu guul-darrastay in laga helo natiijo uu caddeeyay inaysan dooneyn Itoobiya inay ka laabato heshiiska, markaa ma uusan sheegin haddii ay Soomaaliya qaadayso tallaabooyin ay ku joojin karto Itoobiya.

Hadda, Itoobiya waxay adeegsanaysa luuqad u dhiganta hadalladii quwadaha Mareykanka iyo Ruushka ay u adeegsadeen duulaan kasta oo militari oo xad-gudub ah, iyagoo ku andacoonaya tallaabooyinka ay qaadeen inay uga hortagayaan khatar ‘amniga qaranka ah’.

Iman Jama

Only lageds can understand...🤣
08/07/2024

Only lageds can understand...🤣

08/07/2024
Kaliya Ciyaal xamar ayaa sheegi kara?
08/07/2024

Kaliya Ciyaal xamar ayaa sheegi kara?

07/07/2024

Sir doonaa soomaalia VS sir doonaa Soomaali land.

07/07/2024

Eedo salaadana fadhi ay ku tukataaahe kawarama 🤣

salaan sare somaliyey 🇸🇴
07/07/2024

salaan sare somaliyey 🇸🇴

07/07/2024
07/07/2024
07/07/2024

Waa saan marka lagu Habargidirtu waa jini arag!

AUN G.Galaal

06/07/2024

Wasiir madaxaa na furan waa kaa jaaakaynaa.

Soomaaliya miisaaniyadeeda waa lakabaa lkn 7.8m ayay uga qayb qaadatay Miisaaniyada  EAC.
06/07/2024

Soomaaliya miisaaniyadeeda waa lakabaa lkn 7.8m ayay uga qayb qaadatay Miisaaniyada EAC.

06/07/2024

Shahwah cayrnimadiisa waa lama taabtaan⚠️⛔️

06/07/2024

Ethiopia Vs Cayr

06/07/2024

magaalada ✌️

CXD Somaliyeed ❤️
06/07/2024

CXD Somaliyeed ❤️

05/07/2024

Mention soo dheh qofta uqalanta ereyadaan!❣️

Hi guys Ashraf waaaye...  kusoo dhawaada maalinta kamida nolosha Xabsiga..
05/07/2024

Hi guys Ashraf waaaye... kusoo dhawaada maalinta kamida nolosha Xabsiga..

05/07/2024

Yaab Soomaali iyo tiktok😱😱

Hailaawi nina diyaradaan in aan leenahay somaliyey
05/07/2024

Hailaawi nina diyaradaan in aan leenahay somaliyey

Address

Yozgat

Telephone

+252615341033

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geelle Post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Geelle Post:

Videos

Share

Category


Other Video Creators in Yozgat

Show All

You may also like