Aayaha media Inc

  • Home
  • Aayaha media Inc

Aayaha media Inc Aayaha media Inc, waa warbaahin ay leedahay bulshada somaliyeed ujedada loo aas sayn waa soo gudbinta hormarka dalka

13/01/2023

Isimada Gobollada SSC

13/01/2023


Waxaa shacabka Laascaanood lagu wargelinayaa in ay laamiga gooyaan.

12/01/2023

United Nations Assistance Mission in Somalia - UNSOM European Union - EU State Department- Bureau of International Security and Nonproliferation



Dear International Community,

I am writing to bring to your attention the unfair distribution of scholarship programs by the Public Development Ministry in secessionist Somaliland. It has come to our notice that these programs are being disproportionately distributed to one tribe, leaving other tribes and cities, specifically Sool and Awdal regions, without access to these opportunities. This type of discriminatory behavior is unacceptable and undermines the principles of fairness and equality that are essential for a just society.

Furthermore, it has also come to our attention that international community funds are being wrongly distributed and not reaching the intended recipients in Sool and Awdal regions. This clearly indicates that Somaliland is operating as a clan enclave, which is not in line with the principles of democracy and fair distribution of international community funded projects.

We urge the International Community to take immediate action to address this issue. We request that offices be opened in different cities in the North of Somalia, specifically Sool and Awdal regions, to ensure that funds are reaching these areas and that they are not left behind in development. This is in line with the mandate of the International community to ensure that resources are being shared equally among all regions.

We would also like to request that the international community support us in our efforts to address this issue and to promote a more inclusive and equitable society in Somalia and funds of International community are equally shared. The education of the citizens of Sool and Awdal regions should not be denied by the secessionist enclaves.

Thank you for your attention to this matter.

Cabdi Xaashi xog'ogaalnimo la'aan kma aha waxa uu akhriyayo e, waa is yeel yeel iyo inkiraad.Gudoomiye Timo Cadde waxa a...
01/01/2023

Cabdi Xaashi xog'ogaalnimo la'aan kma aha waxa uu akhriyayo e, waa is yeel yeel iyo inkiraad.
Gudoomiye Timo Cadde waxa aanu u soo jeedineynaa in uu arinta Laascaanood ka hadlo.

31/12/2022

"Wallaahay oo bilaahay waxa dadka dilaa waa Isaaq ," Wakiilka Garaad Saleebaan.

31/12/2022
27/12/2022

Masaajidadana hilfaha ha loo qaado inta aysan "qaalla Tacaalaa" fagaaaraha isla soo taagin.
Ilaahay ninka gobta ah ee aan ciilka qabin buu wax ka aqbalaa. Markaynu guulleysano baynu masaajido dhisanaynaa inshAllahu tacaalaa.
Yaan la dhegeysan warka Culimada gooni goosatada taabacsan.

Maxay tahay dhagarta ku hadoodilan doorashada Puntland ee , uu maleegayo Siciid Deni ?Halkan ayaynu dhowaan ku baahin fa...
28/10/2022

Maxay tahay dhagarta ku hadoodilan doorashada Puntland ee , uu maleegayo Siciid Deni ?
Halkan ayaynu dhowaan ku baahin faaf faahino ku saabsan arimo aysan dadka caadiga ah ogeyn oo Siciid Deni damacsan yahay.

Madaxweyne Putin ayaa sheegay in tobonka sano ee soo socda ay dunidu khatar aan horey loo arag wajahi doono. Putin ayaa ...
28/10/2022

Madaxweyne Putin ayaa sheegay in tobonka sano ee soo socda ay dunidu khatar aan horey loo arag wajahi doono. Putin ayaa ku goodiyey in muquunintii reer Galbeedku dhowaan soo af go'ayso.

Ubadkii dalka hooyiyoAayihii dalkeenaay.
16/03/2022

Ubadkii dalka hooyiyo
Aayihii dalkeenaay.

War deg deg ah: Madaxweynaha Ruushka oo sheegay in ay sii laba jibaarayaan duqeynta Yukrreyn.
12/03/2022

War deg deg ah: Madaxweynaha Ruushka oo sheegay in ay sii laba jibaarayaan duqeynta Yukrreyn.

08/03/2022

8th March Maaalinta Haweenka Aduuunka.
Bahda Aayaha Media waxa ay u hambalyeenaysaa haweenka Soomaaliyeed. Hablaha Soomaaliyeed waa hormuudka qoysaska iyo Qaranka Soomaaliyeed.

"Waxa aan diyaar u ahay xal nabadeed",Siciid Deni oo xalay khudbad ka jeediyey madaxtooyada Puntland ayaa sheegay in uu ...
25/12/2021

"Waxa aan diyaar u ahay xal nabadeed",Siciid Deni oo xalay khudbad ka jeediyey madaxtooyada Puntland ayaa sheegay in uu diyaar u yahay soo jeedinta isimada iyo wax kasta oo ay soo hor dhigaan oo lagaga baaqsan karayo dagaal ka dhaca Boosaaso

Soomaaliya iyo Pakistan oo dhowaan heshiis iskaashi dhexmaray.Dawlada Soomaaliya iyo dawlada aan walaalaha nahay ee Paki...
22/12/2021

Soomaaliya iyo Pakistan oo dhowaan heshiis iskaashi dhexmaray.
Dawlada Soomaaliya iyo dawlada aan walaalaha nahay ee Pakistan ayaa heshiis dhanka Sayniska iyo Tiknooliyada ah isbuucan ku gulay caasimada dalka Pakistan ee Islaamabaad. Pakistaan ayaa Soomaaliya u balan qaaday in ay ka taageerayso dhinacyada Sayniska iyo Teknoolajiyada. Halka Soomaaliya ay sidoo kale sheegtay in ay sii xoojin doonto xidhiidhka ganacsi ee aan la leenahahay Pakistan. Pakistan ayaa ka mid ah wadamada Soomaaliya ka taageeray dhanka waxbarashada iyaga oo dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed siiyey fursad waxbarasho oo bilaash ah.
Heshiiskan cusub ayaa yimi ka dib marki ay Soomaaliya ka qayb gashay shirkii 17aad ee Ururka Wadamada Islaamka ee lagu qabtay dalka Pakistan.

Xiisada dagaal ee ka aloosan degmada Boosaaso ayaa u muuqata mid sii socon karta ,hadii aan waan waan dhab ah la samayn....
22/12/2021

Xiisada dagaal ee ka aloosan degmada Boosaaso ayaa u muuqata mid sii socon karta ,hadii aan waan waan dhab ah la samayn. Qaar ka mid ah xarumaha caafimaadka ee degmada Boosaaso ayaa sheegay khasaare dhimasho 10 qof ah iyo 40 qof oo dhaawac ah. Dadka waxyeeladu gaadhay ayaa waxaa ka mid ah shacab ka ag dhawaa goobta dirirtu ka bilaabatay. Xoogaga Puntland iyo PSF ayaa midba midka kale ku eedaynayaa hurinta dagaalaka.

Ciidamada Tigreeyga ayaa gebi ahaanba isaga baxay furimihii ay dagaalka kaga jireen ee gobollada Amxaarada, ka dib marki...
21/12/2021

Ciidamada Tigreeyga ayaa gebi ahaanba isaga baxay furimihii ay dagaalka kaga jireen ee gobollada Amxaarada, ka dib markii 19kii bishan uuhogaamiyaha maleeshiyada TPLF Mr Gabriyeel uu soo saaray warqad sheegaysa in xoogaga TPLF ay dib ugu soo laabtaan deegaankooda ,Tigreyga.

Madaxweynaha cusub ee dalka Chile ayaa sheegay in uu wax ka bedel ku samayn doona hanaanka dhaqaalle ee dalkaasi. Sidoo ...
21/12/2021

Madaxweynaha cusub ee dalka Chile ayaa sheegay in uu wax ka bedel ku samayn doona hanaanka dhaqaalle ee dalkaasi. Sidoo kale waxa uu carrab baabay in uu dimuqraadiyada sii xoojinayo. Madaxweyne Gabriel Boric ayaa ah 35 sano jir, waxa uuna noqonayaa madaxweynihi ugu da'ada yaraa ee dalka Chile soo mara.

Roobab laxaad leh oo ka da'ay deegaanada Ifo ayaa saamayn taban ku yeeshay Qaxootiga Soomaaliyeed ee Xeryaha Ifo.Roobab ...
20/12/2021

Roobab laxaad leh oo ka da'ay deegaanada Ifo ayaa saamayn taban ku yeeshay Qaxootiga Soomaaliyeed ee Xeryaha Ifo.
Roobab mahiigaan ah oo xalay ka da'ay deegaanka Ifo ayaa khasaare gaadhsiiyey dadka ku jira xeryaha qaxootiga ee Ifo. Dadka Qaxootiga ah, ayaa degen guryo buushash ah oo aan celin karin dhibicda xoogan ee roobka. Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka dadkoodu qaxootiga ku yihiin dunida ,halka siyaasiyiinta iyo madaxda Soomaaliyeedna ay u muuqdaan kuwo aan xil badan iska saarahayn sidii loo xalin lahaa dhibaatooyinkii ksoo saaray dalkooda, si ay dib ugu soo guryo noqdaan dhulkooda hooyo.

Dawlada Turkiga ayaa balan qaaday in ay 15 million oo dose oo talaal ah geyn doonto Qaarada Afrika. Madaxweyna Erdogan a...
19/12/2021

Dawlada Turkiga ayaa balan qaaday in ay 15 million oo dose oo talaal ah geyn doonto Qaarada Afrika. Madaxweyna Erdogan ayaa furitaankii shirka Wadamada Afrika iyo dawlada Turkiga ee Istaanul ka socda arintan kaga dhawaaqay.

Hay'ada SEPSD ayaa dhawaan muqdisho ku qabanysa tababar aqooneed la xiriira deegaanka iyo bay'ada.
18/12/2021

Hay'ada SEPSD ayaa dhawaan muqdisho ku qabanysa tababar aqooneed la xiriira deegaanka iyo bay'ada.

Dalalka Afrika oo ka soo hor jeestay guddi baadhitaan oo QM usoo dirayso dalka Itoobiya.Jimcihii shalay ee ay taariikhdu...
18/12/2021

Dalalka Afrika oo ka soo hor jeestay guddi baadhitaan oo QM usoo dirayso dalka Itoobiya.

Jimcihii shalay ee ay taariikhdu ahayd 17kii Decembar 2021, ayaa Gollaha Xaquuqda Aadanaha ee QM shir ku magaalada Geneva ee Iswiiserlaan.Shirkan ayaa looga hadlay in la sameeyo gudi baara tacadiyada xaquuqda aadanaha ee ay keentay colaaada ka taagnayd dalka Itooiya tan iyo 4tii Nover ee sanadkii 2020ka. Wadamo badan oo Afrikaan ah ayaa kasoo hor in ay u codeeyaan in guddi baadhitaan uu Gollaha diro, halka wadamo badan oo reer Yurub ah u codeeyeen in la diro guddi baadhitaan. Soomaaliya ayaa ka mid ah wadamada Afrikaanka ah ee kasoo horjeestay gudidaas.
Aayaha Media

17/12/2021

Documentary : xiriirka Soo jireenkaa ee u dhuxeeya Somalia iyo Turkyiga heerka u gaarsiisan yahay ,Somaliya ma ku yeelan doontaa Geeska Africa awooda turkiga oo kale ?

Kaga BOGO halkan siina share garee

Madaxweynaha maamulka putland siciid Cabdullahi deni ayaa magaalada Garoowe ku soo dhoweeyey dhigiisa Juba land  Mudane ...
15/11/2021

Madaxweynaha maamulka putland siciid Cabdullahi deni ayaa magaalada Garoowe ku soo dhoweeyey dhigiisa Juba land Mudane Axmed Madoobe

Safiirka Israa'iil ee UK ayaa laga saaray munaasabad dood wadaag ah  , oo ay qabatay jaamacada LSE ('London school of Ec...
11/11/2021

Safiirka Israa'iil ee UK ayaa laga saaray munaasabad dood wadaag ah , oo ay qabatay jaamacada LSE ('London school of Economics ). dad mudaharaadayaal oo lulaya calanka falastiin ayaa sawaxan iyo qaylo ku xidhay aagga jaamacada LSE. iyaga oo ku dhawaaqayey ereyo ay ku liidayaan dooda safiirka"ceeb bay kugu tahay"

Breaking News.Madqxweynihii Koonfur Afrika, De Klerk, Klerk waxa uu ahaa madaxweynihii u danbeeyey ee Koonfur Afrika xil...
11/11/2021

Breaking News.
Madqxweynihii Koonfur Afrika, De Klerk, Klerk waxa uu ahaa madaxweynihii u danbeeyey ee Koonfur Afrika xilligii midab takoorka. Klerk iyo Madaxweynihii Mandela ayaa sanadkii 1993kii ku guuleystay abaal marinta Noble Peace Prizeka.

Mudane Mahdi Maxamed Guulleed ayaa kusoo baxay xubnaha ugu horeeya ee natiijadooda la akhriyey.Xubnaha Gollaha Shacabka ...
01/11/2021

Mudane Mahdi Maxamed Guulleed ayaa kusoo baxay xubnaha ugu horeeya ee natiijadooda la akhriyey.Xubnaha Gollaha Shacabka ee kasoo gelaya Somaliland ayaa xiiso gaar ah u leh murashixiinta Xilka madax weynenimada Soomaaliya u taagan sanadkan.
Aayaha media Inc

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aayaha media Inc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Aayaha media Inc:

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share