Sheekooyinka Ayaan

Sheekooyinka Ayaan " ربي أنقذني من شر نفسي فهي تريد الهلاك وأنا أريد النجاة ...🖤"

14/01/2024

Maxaa ka qurux badan Oo ka haybad Badan qof Mabda leh, Se maxaa ka foolxun ka liita qof ku shubasho ah.

🖋️ Ayaan Siciid

06/01/2024

Reer Burco: Doonimayno Oromo

Geesiyada Naftoodu Huray Waxay ku dagaalamaayeen magaca SOMALI NATIONAL MOVEMENT Ee maaha Somaliland National Movement W...
04/01/2024

Geesiyada Naftoodu Huray Waxay ku dagaalamaayeen magaca SOMALI NATIONAL MOVEMENT Ee maaha Somaliland National Movement Waxay ka dagaalamaayeena Hogaan xumo iyo maamul xumada Aad wado Oo kale ayay ahayd

Ogaadenia is a Part of SomalilandDhalinta Soomaaliland ha ogaadaan hadiiba aan dal ku noqonayno Siduu guumaystuhu u kala...
03/01/2024

Ogaadenia is a Part of Somaliland

Dhalinta Soomaaliland ha ogaadaan hadiiba aan dal ku noqonayno Siduu guumaystuhu u kala qaybiyay Soomaali in Somali Galbeed Dhul Somaliland yahay Kaas oo ingiriisku 1954kii si sharci daro ah ugu wareejiyay Itoobiya.
Sharci daro Markaan ku leey wuxuu lid ku ahaa heshiishkii ingiriis iyo cuqaasha Somaliland wada galeen.

1884 heshiishkii awoowayaasheen ingiriis lagalay haduuna ingiriis fulin, Maanta heshiishka aan Itoobiya la galayno Itoobiya ma fulinaysaa?

Ingiriisku heshiishkii awoowayaasheen uu kaga baxay Oo dhulkeeni Itoobiya badh KU siiyay hadii aanay ubadkooda (oo anaka ah) sixin khaladkaa ingiriisku galay oonan dhulkeena Soo ceshan Ma kula tahay 50sano kadib Takfiirteenu hadii Itoobiya si lamida samayso inay sixi doonaan?

🖋️ Ayaan Siciid

Itoobiya way na ictiraaftay!Cida Madaxwaynahaaga Maqaabkiisii iyo maqaabkii dal lahaa midna ku soo dhawayn Ictiraafka aa...
03/01/2024

Itoobiya way na ictiraaftay!

Cida Madaxwaynahaaga Maqaabkiisii iyo maqaabkii dal lahaa midna ku soo dhawayn Ictiraafka aad ka sugayso waa inuu gobol isaga ka mida kuu ictiraafuun

06/12/2023

XADAARAD Sidee ku samaysmataa?

Markay Umad Wxay dan u arkaan ay sameeyaan.

Hadaba Sidee Xadaarad u samaysanayaan Dadka UN iyo Dalal kale Waxay falayaan iyo waxaanay falayn ay u sheegayaan?!

Sidee Xadaarad u samaysanayaan DADKA Maxaa kuu dana Aan odhanayn Ee Caalamka ayaa laga sameeyaa Bes odhanaya??!

06/12/2023

Diqaaqa hilibka madaw - ayam cemani

Daciifnimo Ka wayn Ma jirto in 2bilyon(2000,000,000) Qof oo Muslim ah ay Profile Ka baraha bulshada badalaan, ama Faaloo...
18/10/2023

Daciifnimo Ka wayn Ma jirto in 2bilyon(2000,000,000) Qof oo Muslim ah ay Profile Ka baraha bulshada badalaan, ama Faalooyin iyo Maqaalo Calaacala Dadka la wadaagaan iyagoo Afaf kale duwan ku qoraya si ay Gaalada u gaadho in YUHUUDu khaldanyiin!!!! FALASTIINa dulmantay!!

H**e ayay Soomaalidu ugu Maahmaahday: " Nin fadhigaaga arka looma saro kaco"
Allah na wuxuu idhi: " وَلَنْ تَرْضَى عَنْكَ الْيَهُودُ وَلَا النَّصَارَى حَتَّى تَتَّبِعَ مِلَّتَهُمْ"

Calaacalka Baraha Bulshada ka socda Ma habar-wacasho Gaalada(kiristaan/allakood,majuusiyiin) ah laleeyay kaalay Gaalada(Yuhuuda) nagula duulaa?! Mise Waxa weeye Anaku Muslim hadaanay Dad Fiican baanay argagixiso ma Nihin Se dulmanayaan baan Markeste nahay Ee aduunkaw Na arkaay miyaa?!!

Wali Ma arag shacab Muslim ah Oo dawladiisa ku khasbaya in ay dagaalkaa gasho
50 DAL ayaa muslim ah aduunka, 15 waa kiristaan, 0 yuhuud inta kalena Majuusi iyo allakood(Atheist) weeye.

Yuhuuda waxa u hiiliyana waa kiristaan uun mean 50÷15 +(dal isku sheega İsraa'iil)

12/10/2023

Dagaalka XAMAAS iyo İSRAA'İİL ka dhaxeeya Munaafiqiin badan Baa lagu ogaadhay.
Awal way jireen Dad Soomali ku hadla oo calanka israa'iil profile Saarta se anonymous bay ahaayen hasayeeshee imika influences Caana inay İsraa'iil u hiiliyaan ama Xamaas argagixiso ku tilmaamaan waa wax laga yaqyaqsoodo, Se Munaafaq dadkaste iyo Goorkasteba wuu joogay waanu jooji doonaa.

Wakhtiga yar Ee aduunyadu Aakhiro inaad ku waydo Ma istaahishaa?
28/08/2023

Wakhtiga yar Ee aduunyadu Aakhiro inaad ku waydo Ma istaahishaa?

28/06/2023

Hadii Aqoonyahanada la waydiin lahaa Tagtadii hadaad ku noqon lahayd Maxaad noloshaada ka badali lahayd? Waan Hubaa inay odhanayaan "jaahil si aan u noqdo baan falawgeeda qaban lahaa aqoonta daruurigaa inta dhaafsiisan!"

🖋Ayaan Siciidd

Dadkan dalxiis ubaxa laga kariwaayay🙃
27/06/2023

Dadkan dalxiis ubaxa laga kariwaayay🙃

25/06/2023

"Malaha ifkan waan kusoo anbadaye
Halkii la ii abuuray maan iman"

barkhad cas

20/06/2023
Aan kuu TALIYEE Ma Tabashaad Qabtaa VS Aan kuu Taliyee Ma TAAG yartahaySiyaasiyiinta Imika waxay adeegsadaan Hab ah Ii t...
19/06/2023

Aan kuu TALIYEE Ma Tabashaad Qabtaa VS Aan kuu Taliyee Ma TAAG yartahay

Siyaasiyiinta Imika waxay adeegsadaan Hab ah Ii tali Aan kuu taliyee(Codka Shacabka), Shacabku Isagii baa talinaya hadana Isagaa loo talinayaa!.
Aan WADA Tashano Waa Arin, Aan kuu taliyo Waa Arin, Ii tali Waa Arin SE Ii Tali Aan kuu taliyee

Somaalida Waxa iskaga khaldan Taliye,Talin İyo Wadatashi Taas waxa ka daran Doorkii Hogaamiye Dawladu Maba ciyaarto

Dawladu Saxaafada Markay Soo istaagto Talooyin bay shacabka siinaysaa

Shacabku saxaafada Markay Soo istaagaan Talooyin bay dawlada siinayaan

Tusaale:
DAWLADA:- Xaafda HEBLAAYO wado daadku aad u maro bay dawladu ka hadlaysaa iyadoo leh shacabku Roobku markuu da'o daadka yaanay qashin Raacin

Shacabka:- Dawladu Wadooyinkan Daadadku Marayaan Si ha tidhaahdo Wadadaas Roob kaste oo Da'a dhawr maalin bay xidhnaantaa

Shacab iyo dawladba Angle qudha iyagoo ka eegaya bay Talo Aan ficil lahayn bixinayaan

18/06/2023

HOGAAMIYE

Qofkasteba Inuu Hogaamiye Noqdo Oo Taliyo Wuu jecelyay Se Qofka aan ogolaan in Loo taliyo Ma talin karo

Qofka Aan kala garanayn ciday tahay inuu u taliyo iyo cida ay Tahay inay u taliso Ma talin karo

Qofka Aan garanay Goortay Tahay inuu Taliyo iyo Goortay tahay in loo Taliyo Ma talin karo

Qofka Hogaamiyaha Dhabtaa ah Inuu Taliyo Ma jecela Mana Taliyo danta oo ku kalifta Mooyee

🖋Ayaan Siciidd

#فلسفة #فلسفه

WAABAY I XASUUSISAY! Vs Repetition EffectSheekaba Sheeko ayay keentaaye Markaan u FIIRSADAY Dadka Cunsurinimo, Aflagaado...
17/06/2023

WAABAY I XASUUSISAY! Vs Repetition Effect

Sheekaba Sheeko ayay keentaaye Markaan u FIIRSADAY Dadka Cunsurinimo, Aflagaado İyo Liidid Tirsada Ama in la dhibay Ka Cabta Waxay i xasuusiyaan Sheeko Bari Aan yaraa layga sheekeeyay.

Islaan Waalan Ayaa Maalin Silsiladii Soo goosatay Kadib baa dadkii Jaarka Qaar orda Qaar qayliya iyo Qaar ay iyadu Eryanayso noqdeen, kadib bay gabadh ku barooratay Allah guryahay gubaysaa U U U U Guryahay Gubaysaa, kadib islaantii Waalnayd intay istaagtay oo Dadkay Eryanaysay ka hadhay bay tidhi: "' Waabay i xasuusiyay'" Markaasay u dhaqaaqday inay Gurihii Gubto Oo Awalba buulal iyo Oodo Ahaa!.

Ujeedka Hadalkayga iyo sheekadan iyo Dadkaas waxay Sheekadan ii xasuusiyaan ayaa ah Marar badan Ayaa waxa kaasoo hor baxaya Dad Adoon u jeedin iin ay leeyiin inaad Tilmaamto kugu odhana Ma Sidaas baan ahay Baad isleeday Ama Qofkaas Sidaas buu ii Arkaa, Markaad ku dhahdid Qofku miyuu kugu idhi Sidaas baad tahayna waxay ku odhanayaan Hadalkiisa ama falkiisa Ayaan ka Ka dhadhansaday!.

Dhib maaha In Hadalka Qofka ama ficilkiisa aad ka dareento Waliba waxa suurto ah 50/50 inuu dareenkaagu sax Noqdo se Inaad Talmiixaadka Qofkaa Ama sarbeebihiisa Hadal u badasho Ama Horcarartid Isagoon u jeedkiisa cadayn Waxay noqonaysaa uun Inaad isku shaanbadaysay Arintii Sidoo kale iyadoo Laga yaabo Qofkaas isagoo u jeedin Sidaa, Inuu intaa kadib kuu fiirfiirsado isagoo Sifadaa xun kaa dayaya.

Sidaa Qudhaad Uga Adkaan karto Dareenkaas Waa inaad Sugtid intuu Qofku ujeedkiisa cadaynayo oo uu Soo wado baxayo Ama inaad Hadalka Qofka Ee dadban Mid cad ka dhigtid Adoo leh Maxaaad hadalkaa uga jeedaa? Haduu Ujeedka Qirto Waa alx, Hadii uu Jawaab cad ku siina Macnaheedu Waa Inuu Qof FULAY ah yay Oo ujeedkiisa cadayn karin Markaa iintiisa FULAYNIMO u tuur intaada Aad isleeday wuu kuu Sarbeebayay Xitaa Hadii Aanay Wax kajirin Adiguna inuu Fulay yahay Baad u sarbeebtay.

🖋️Ayaan Siciiddd

29/04/2023

FALAQAYNTA BARAHA BULSHADA - Q2aad Ogaansho ayaan la googa ayaa!💀
Ogaansho

28/04/2023

Xaqiiqada Arinta Laascaanood

28/04/2023

REACTION - Falaqaynta Baraha Bulshada Q.1Aad [Waxbarashada]




Khaalid Foodhaadhi
Hassan Gallaydh
Ogaansho
MM Somali TV

08/01/2023

REACTION | TAXANAHA ARDAY

02/01/2023

Aragtidayda Arinta LAASCAANOOD ka somalilander ahaan



Abdirizak Terra


😂😂😂🇶🇦💪
19/11/2022

😂😂😂🇶🇦💪

Waxay xayaysiiskaa u sameeyeen si ay shilalka badan u yaraadaan🐻 😂
02/10/2022

Waxay xayaysiiskaa u sameeyeen si ay shilalka badan u yaraadaan🐻 😂

28/09/2022

3D printer waa daabacad dad badan oo bulshadeenaa anfacaya oo wax badan oo daba laga soo dhoofso la iskaga dayn karo

28/09/2022

Barashulda dhinaca xumaanta iyo cayda oo qudha lagama galo.
waxaad ka gali kartaa meelo kala duwan oo Akhiradaadana,Qiimahaaga iyo sharafaadaba waxba yeelayn

Hooyaa gurigii kaga sii tagtay Aabihii kadib Markay waydiiso UBADkii inay fiicanyiinba sawiro Photoshop ah buu u diraaWa...
13/09/2022

Hooyaa gurigii kaga sii tagtay Aabihii kadib Markay waydiiso UBADkii inay fiicanyiinba sawiro Photoshop ah buu u diraa

Wadnuhuu hoos u riday miskiinta🤦😂😂

10/09/2022

Address

1025
Karabük
78050

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sheekooyinka Ayaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category