Ssc News

Ssc News We are seeking to create change by unfolding powerful stories to inspire people and incite empathy among others. We live to tell stories.

We make sense of life by telling them. We connect to people through stories.

18/03/2023

Deg deg: ciidamada jamaahiirta oo gudaha u galay Goojacade

18/03/2023

Gurmad u socdey ciidanka Somaliland oo saakay roob ku qaaday dooxa dacar buruq

18/03/2023

De deg: jamaahiirta oo la wareegtey qori suug ah

12/03/2023

Garaad cabdirashiid oo shir jaraaid ku qabtay taalada shuhadada.

" dagaalka joojin meyno ilaa Somaliland tagto xuduud qabaligii 1884"

11/03/2023

Muuse Bixi oo sahay ciidan iyo saad ka soo daldalaya Berbera

08/03/2023

Daahir Riyaale oo lagu bahdiley Madaarka Hargeysa

08/03/2023

"Muusow xabbadeenu dheemish bey noqon tan jamaahiirtuna madfac....maxaayeelay waa xaq udirir ee ciidanka meesha ka soo saar....."

07/03/2023

"Qabiil qabiilkale uma dawladayn karo"

07/03/2023

Harti intuu nabadda kugu yeelo, colaad kuguma yeelo👇

07/03/2023

"Dadka reer Lascaano wey huranaayeen kacdoonka, waana xaq u dirir" Boqor Buur-madaw

07/03/2023

Beelaha ciise Maxamud iyo Bah-dubays oo racii 2aad u diray xoraynta Sool

06/03/2023

Deg deg: hubkii ugu cuslaa ee SNM ka heshay dawladda Jabuuti oo hada Lascaano lagu garaacayo

06/03/2023

Falaalug oo cibaadeysanaya

Address

Istanbul

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ssc News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share