Garaad Mohamed Deeq

Garaad Mohamed Deeq Wiixii Xog Ah Nagala Soo Xiidhiidh Whtsabka +306944072887

17/01/2025

Hortaa Ma Ogtihiin Hadii Dhulbahate iyo Warsangali Wax İsku Darsadan İnay Maamul Goboleedka Noqon Karan Lkn Majeerteen İyo Somaliland Midna Ma Ogla 🤔

16/01/2025

Beesha Hartii Waxaan Waydiinaya Somaliland Sanadkan Waxay uu Badan Tahay İn La Aqoosanayo ee Malaga Yaaba İna Khayrka Daba Martan

16/01/2025

Xilalkan Lagu Taxayo Harti Oo Inaga Tashaday Halasiiyo Arabkan Cabanaya iyo Reer Yooniskan Qaranka Difaacaya Intaad Ragg Tashaday Xilal Siinaysaan

15/01/2025

Beel Wayntii Habar Awal Shir Ayaa uu Socoda Gudo iyo Dibeed Ariinka Yaa Warka Haya Waliba Siidan Xogta Ku Heelayo Ariin Kulmiye Ah Ayaa Ku Jira

14/01/2025

Waxaan Sii Wayn uu Salamaya Beel Waynta Garxajis Kawarama Dawladiina Walaalayaal 🖐️

Shucayb Boqor Cismaan Buurmadow ayaa loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Tamarta iyo Macdanta
14/01/2025

Shucayb Boqor Cismaan Buurmadow ayaa loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Tamarta iyo Macdanta

12/01/2025

Waar Reer Khaatumoow Aan Su.aal iidin Waydiiyo Xornimadan Aad uu Dabaldegaysan Ma Somaliland Ayaa Ka Qadateen Mise Somaliya 🤔

Dheeman burco ubaahantahay i taliya qaybeed looga dhigo ku suntan  cadaalad ixtiraam   dad la dhaqan aqoona uleh gobolka...
12/01/2025

Dheeman burco ubaahantahay i taliya qaybeed looga dhigo ku suntan cadaalad ixtiraam dad la dhaqan aqoona uleh gobolka nooc kastoo bilays ka shaqeeyo usoo shaqeeyay waxqabad badana ku suntan Khadar Faarax Cumar horumarbuu gaadhsiinayaa amniga gobolka

Wasiirka iyo wasiir ku-xigeenka wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland, oo ay weheliyaa guddoomiyaha xidhiidhk...
12/01/2025

Wasiirka iyo wasiir ku-xigeenka wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland, oo ay weheliyaa guddoomiyaha xidhiidhka Kubadda Cagta iyo mas'uuliyiin kale oo ka tirsan wasaaraddaas ayaa qaabiley dhalinyaro ciyaartoy ah oo ka yimid Puntland, kuwaas oo si qaldan loogu xidhey Hargeisa, ka imaashahoodii shalay.

Dhalinyaradan, oo ka hadley madasha ayaa sheegay in si haboon loola dhaqmey oo aanay xidhnayn ee saaxiibadoodii ciyaartoyda ahaa la joogeen. dhalinyaradan oo ka qayb-galeysa tartanka Kubadda Cagta ee ka socda Berbera, ayaa galabta u safri doona magaaladaas si ay uga qayb-galaan tartankaas.

Mas'uuliyiinta wasaaradda, ayaa dhalinyarada ka raali galiyey qaladkaas ku dhacay iyo hakadka ay la kulmeen.

12/01/2025

Dhulbahante Daarood waa ka maarmi karaa habarjeclo isaaq ma ka maarmi kartaa 🤣🖐️

11/01/2025

Udurxmiin Muuse

11/01/2025

Hortaa Run Marka Sheegtan Hargeysa Degmadee Ugu Wayn?

Waxan halkaan hanpalyo uga dirayaa sharmarke adaan nuux iyo marwadiisa Bushra Abdi Rizak Mohamed  oo meherkudo  ka dhaca...
10/01/2025

Waxan halkaan hanpalyo uga dirayaa sharmarke adaan nuux iyo marwadiisa Bushra Abdi Rizak Mohamed oo meherkudo ka dhacay magalada burco maanta oo ay ku begantahay 10/01/2025 Ilaahay waxan uga baryaynaa inuu reerkii dhisma ee dhaqma alle yeelo waxa kale oo aan halkan uga mahad celinaynaa waftigii balaadhnaa sida xildhibaanada ganacsatada
Oo uu ka mid ahaa Xildhibaan Eng Ahmed Abdi Timo jilic iyo ganacsadaha shirkada weyn Jabane company Mr mukhtaar Abdi jabane oo safar dheer usoo galay xaflada meherka iyo marti sharaftii qiimaha lahayd ee soo buuxiyey goobta dhamaantood waa uga mahad celinayna waxaan u rajaynaynaa barwaaqo iyo khayr badan Allaahad leh

Waxaan Aad iyo Aad Uga Raali Galinaya Cali Samatar oo  Nin Aanu Saxiib Nahay Ah Dhalinyarada Baraha Bulshada Caanka Ka A...
10/01/2025

Waxaan Aad iyo Aad Uga Raali Galinaya Cali Samatar oo Nin Aanu Saxiib Nahay Ah Dhalinyarada Baraha Bulshada Caanka Ka Ah oo Aan H**e Ugu Khaldamay Waxaan Kale oo Raali Galinaya Beesha Warsangali Gaar Ahaan Beesha Muxuumed Waliba Raali Galintasii Halkan Kuma Dhama

Dadku Waa İs Layaan Lkn Af Xumadu Waa Khalad Hartii iyo İsaaq Sii Kasta oo İsu Layaan Hadana Reer Guuraya Ma Jiro 🖐️👋

10/01/2025

Isaaqow ilaa iyo Goorma Ayaynu Lafahan Sidanaynaa? Japan 🇯🇵 Way ilawday Qunbuladii Mareekan Ku Dhuftaye 😅🖐️

10/01/2025

Reerihii Kala Dawuna ee Somaliland Wadda Lahaa Snm Ayaa Wadnaha Lagu Cadeeyay Astaanta Snm Waa Astaan Sheegaysa İn Somaliland Hal Reer Tahay

08/01/2025

Jabhada SSC Jabhada SSB Jabhada G36 Hal Mar Ayaa Lawada Qaramanaya Ama Waa Wadda Joogayn Waana Sadex Jabhadood oo Reer Somaliland Ah

Address

Ankara

Telephone

+905540281506

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garaad Mohamed Deeq posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share