Abdulkadir shakir was Create 9/20/2019

09/06/2024
01/06/2024

Labo arimood
Balaayada ayey ka hortagaan (sadaqada iyo xariirinta qaraabada

28/05/2024

Haddaad rabto raaxo qalbiga ah inaad ku noolaato, weligaa cidna ha (xasdin) oo gallad Eebe siiyey haku nicin! haddaad isku aragtana - baniadam baa tahay e - nafta kala dirir! Xasadku intaanu qof kale wax yeelin, kan wax xasda ayuu dilaa! Waxaa taa ka sii fiican kan ku xasda inaad wanaag u fasho oo u ducayso!Yaa salaam, hadaad taa awooddo!

28/05/2024

Galab wanaagsan

28/05/2024

Hadii aanad la heyn aqoon lagugu ixtiraamo yeelo ikhlaaq lagugu ciseeyo. Maalin wacan

28/05/2024

Asc maalin wanaagsan. waxaa laga yaabaa inaad u maleyso in illaah ku diidayo waxaad rabto ,laakin wuxuu dib kuugu dhigayaa inuu ku tuso wax ka qurux badan waxaad rajeeyneeso .
Markes illah xasuusnow walalkey iyo walashey meelkaste dunida ka joogto

26/05/2024
24/05/2024
24/05/2024

Asc galab wanaagsan jimco wanaagsan qaraabo iyo saaxibo

President's meeting in capital Mogadishu Somalia
16/05/2024

President's meeting in capital Mogadishu Somalia

16/05/2024

Asc Habeen wanaagsan dhamaan sxbo qaraabo ha xumeyn aadmiga.

was Create 9/20/2019

18/04/2024

..

19/03/2024
19/03/2024

Page-kaan muduu Ciladeysan yahay ee waxii lagu qoro maku soo gaaraan Mudane/Marwo.

was Create 9/20/2019

19/03/2024
19/03/2024
18/02/2024
Ustaad Cabdiraxmaan Maclow Abiikar oo bare ka ahaa Dugsiga Siidii ee Defmada wadajir ayaa iskuulkiisa lagu dhax dilay, k...
12/02/2024

Ustaad Cabdiraxmaan Maclow Abiikar oo bare ka ahaa Dugsiga Siidii ee Defmada wadajir ayaa iskuulkiisa lagu dhax dilay, kaddib markii uu canaantay mid kamid ah Ardaydiisa.

Maamulaha Iskuulka ayaa sheegay inuu dilka geeystay Xassan Maxamed Maxamuud Caddaan oo h**e uga baxay isla iskuulka.

10/02/2024

Ramadaan Waxaa Ka Haray 30 Cisho.
Ilaahow Qof walba oo inaga Mid ah Nabad iyo Caafimaad qab ku Gaarsii. Aamin

10/02/2024

ที่อยู่

Amphoe Muang Mae Hong Son

เว็บไซต์

แจ้งเตือน

รับทราบข่าวสารและโปรโมชั่นของ Abdulkadir shakirผ่านทางอีเมล์ของคุณ เราจะเก็บข้อมูลของคุณเป็นความลับ คุณสามารถกดยกเลิกการติดตามได้ตลอดเวลา

ติดต่อ ธุรกิจของเรา

ส่งข้อความของคุณถึง Abdulkadir shakir:

วิดีโอทั้งหมด

แชร์


Amphoe Muang Mae Hong Son บริษัท สื่ออื่นๆ

แสดงผลทั้งหมด

คุณอาจจะชอบ