25/12/2023
๐ค๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐ฑ ๐๐ด๐ ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ป๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐ ๐๐๐๐พ๐ด๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐๐ฟ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฎ๐ต "๐๐ถ๐ด๐ถ๐๐ฎ๐น ๐ ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฒ๐๐ถ๐ป๐ด"?
โ
๐๐๐ซ๐ญ๐ข๐ฅ๐ฆ๐๐๐ฆ๐๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐ก:
Suuqgeynta casriga ah waxay kuu fududeyneysaa inaad si gaar ah u bartilmaameedsatid dad cayiman, sida inaad ku saleysid dadku waxa ay xiiseeyaan marka ay isticmaalayaan baraha bulshada, ku saleysid degaanno gaar ah, iwm.
โ
๐๐ฌ๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐๐๐๐ก๐ ๐๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ฆ๐ข๐ข๐ฅ๐ค๐:
Suuqgeynta casriga ah waxay fududeysaa isdhexgalka iyo horumarinta xiriirka u dhexeeya macmiilka iyo ganacsadaha, iyadoo la adeegsanayo noocyada kala duwan ee baraha bulshada.
โ
๐๐ก๐๐ซ๐๐ฌ๐ก ๐๐๐ซ๐ข:
Ganacsaduhu wuxuu macaamiisha gaari karaa isagoo aan ku bixin kharash badan, halka suuqgeyntii h**e ay u baahnayd qarash badan oo ku baxa TV-yada iyo Raadiyaha.
โ
๐๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ง ๐
๐ฎ๐๐ฎ๐:
Suuqgeynta casriga ah waxay u fududeysaa ganacsatada inay muddo gaaban ku ogaadaan jihada suuqgeyntooda, iyagoo awood u leh inay wax ka beddelaan.
Marka la barbardhigo suuqgeynta casriga ah, suuqgeyntii h**e ma lahayn awooddan.
๐ธ๐ด