Yaaqshiid Media

  • Home
  • Yaaqshiid Media

Yaaqshiid Media Do good things before you die

25/05/2024

Definition of good governance: Good governance aims to reduce corruption, to consider the opinions of minorities, to listen to the voices of the oppressed in decision-making, and to actively respond to the needs of society now and in the future.
Eight (8) principles of good governance are based on:-
1. Participation:
Participating in the concept of good governance here is an opportunity for everyone to express their opinion on institutions or representatives. In addition, everyone, without exception, has the right to freedom of association and opinion.

2. Rule of law:
In order to implement a good government, the country's legal system, especially the human rights law, must be enforced impartially.
3. Transparency (Transparency:
Transparency) means that every policy that the government adopts and implements must be implemented in accordance with existing regulations. In addition, there must be a guarantee that any information related to the policy is accessible to anyone, especially those to whom the policy directly applies.

4. Dealing with:
Good governance requires institutions and processes to try to serve all stakeholders within a reasonable period of time.

5. The fifth principle is
related to the decision-making process. When the decision-making process cannot satisfy everyone's wishes, then at the very least, the decision should be a decision that everyone can accept and that does not harm anyone.
6. Equality and inclusiveness:
Good governance ensures social justice. Everyone has the same opportunity to protect and improve their health.
7. Efficiency and effectiveness:
Any decision-making system and its institutions must be able to produce decisions that meet every social need. Community resources should also be well utilized by the government.
8. Accountability
All institutions that work in good governance have full responsibility to the public, to improve the quality of society.

So, while we have all been introduced to the general understanding of good governance and its principles, let's talk about how it can be used at the local level and how the role of local governments is specific to the development of a city.

Stay tuned for Q2
Thank you.

17/12/2022

Shacabka GEDO
Maxay kukala xigsan karaan Fartaag, Janan iyo A.
Madoobe 10 sano ka badan doon wada saarnaa? Ma qabyaalad baa loo daarey reer Gedo? Saw isku dambi maaha?

Xasan Sheekh ma leeyahay ama haystaa awood ui 7 daqiiqo ku cayriyo RW Xamse Cabdi Barre  sidii Farmaajo ku sameeyey Xc K...
24/11/2022

Xasan Sheekh ma leeyahay ama haystaa awood ui 7 daqiiqo ku cayriyo RW Xamse Cabdi Barre sidii Farmaajo ku sameeyey Xc Khayre

20/11/2022
Xasam Sheekh sababta uu  u buriyey heshiiskii ciidamada Admis ee wadanka looga saari lahaa waxaa weeye dan shiqsiyadeed ...
13/11/2022

Xasam Sheekh sababta uu u buriyey heshiiskii ciidamada Admis ee wadanka looga saari lahaa waxaa weeye dan shiqsiyadeed oo ah mashruuca quudinta ciidanka oo lacag badan laga helo ee dan ay ummadda soomaaliyeed u hayaan ma jiraan balse dhibaatada ay shacabka u heysyaan ayaan la soo koobo karin. Xasan sheekh si qarsoodi ah ayuu u saxeecey burintiisa sida ku cad warqadan ay daabacdey African intelegence

12/11/2022
Malagu aamini karaa wiilashii uu shaley lahaa waa la iibsadey, ama waa la laayey oo dagaal baa la geliyey aan wadankooxa...
12/11/2022

Malagu aamini karaa wiilashii uu shaley lahaa waa la iibsadey, ama waa la laayey oo dagaal baa la geliyey aan wadankooxa aheyn

12/11/2022
Xasan sheekh wuxuu horey u kala direy gudigii la dagaalanka musuqa, haddana wuxuu bedeley gudigii  qubarada ahaa ee la t...
12/11/2022

Xasan sheekh wuxuu horey u kala direy gudigii la dagaalanka musuqa, haddana wuxuu bedeley gudigii qubarada ahaa ee la talinta dhaqaalaha soomaaliya oo lagu bedeley shaqaale hoosaad aan la garanaheyn !!!

Shacabka iyo maamulka gobolka Gedo  goormey aqoonsandoonaan iney yihiim maamul goboleed ? Waayo Axmed Madoobe wuxuu m.go...
12/11/2022

Shacabka iyo maamulka gobolka Gedo goormey aqoonsandoonaan iney yihiim maamul goboleed ? Waayo Axmed Madoobe wuxuu m.goboleed ku yahay degmada Kismaayo oo Ka Kemya .haysato

05/11/2022

Gudoomiyeyaasha iyo gudiyada baarlamaanka ee ka soo qaxey Muqdissho iyo Xabsiga Damul-jadiid ma kaga raysan doonaan Dani agtiisa, malaa waxaa u dhaantey iney Muuse Biixi isu dhiibaan!!

MW Farmaajo 20 May 2019 wuxuu diidey in kusiga madaxtooyada m.goboleedyadu kula fadhiistaan iyagoo si toosa ugu xad gudb...
02/11/2022

MW Farmaajo 20 May 2019 wuxuu diidey in kusiga madaxtooyada m.goboleedyadu kula fadhiistaan iyagoo si toosa ugu xad gudbaya nidaamka maamul ee dalka ouo haya'daha feferaalka ah ee dawlada dhexe gaarka la tahay mamulkooda. Faragelinta Xasan sheekh ka ogolaaddy badhasaabada m.gonoleedyada waxay calaamad u tahay sadbursi la rabo in lagu sameeyo xuquuqda shacabka soomaaliyed iyadoo si gaara loo lunsanaayo wixii khayraad ah iyo horumarin ah. 329 xildhinaan ayaa jooga goleyaasha waxaa la rabaa in afka ooda laga saaro inkastoo ay aheeyeen barkuma taal, suuro gal ma tahay in 9 nin oo damlru ah wadanka taladiisa loo daba fadhiisto.

02/11/2022
29/10/2022
29/10/2022

Waa maxay
Sababta Beesha Dhulbahante had iyo goor u gu halqabsadaan markey hadlayaam laba Maxamed , Jaalle M. S. Bare iyo Mujaahid Maxamed Cabdalle Xasan Ilaahey haw naxariisto labadoodaba?
Jawaabtu waxaa weeye waxaan jirin cid kale oo taariikh la xuso laheyn taariilkhda casriga ah ee qarniga 20aad

29/10/2022

Muxuu daaran yahay qosolka Dani iyo Xasan Sheekh?
Wuxuu daaran yahay qaytii qaranka la beeleeyey ayaa lagu heshiiyey! Tàas oo ah qaado aan qaatee ismana naqaan, ismana sheegno.

29/10/2022

Shirka
m.goboledyada ee Muqdisho Batroolka wadanka waxaa saxeexi kara nim haysta metelaad shacab, waa kuma ninka metela shacabka uu sheeganaayo maamulkiisa? Waxaa loo wada fadhiyaa sidii loo xaraashan lahaa khayraadka wadanka.

28/10/2022

Shirka m.goboleedyada iyo Xasan sheekh ee Muqdisho
ma ka soo bixi karaa hal qodob oo lagu difaacayo bed qabka dadka iyo dalka? marka laga reebo Muddo kororsiga jeebka lagu wada wato ee la rabo in leys cunsiiyo iyo in nin walba aan lagu faragelin waaxda uu wadanka ka heysto la xisaabtana aanu jirin wadankuna noqdo madax ka nool iyo wixii yimaada ee dhaqaale ah si gaara jeebkooda u galaam, Waxkale oo shirkaas laga filayaa ma jiraan.

28/10/2022
22/10/2022

DEKEDDA GARACAD
Waxaa xusid mudan 3 qodob:-
1. Pm Xasan Cali khayre oo dhagax dhigeedii diidey.
2. Dawlada Imarates oo in badan isku deydey iyadoo Dani kaashaneysa.
3. Iney tahay deked shacab oo ka madaxbanaan kuwa laga xaraashey carabts

Shacabka soomaaliyeed waxay ilaa maanta la dhitinayaan  dhibtii oyo hagar daamadii ay u geysteen hogaamiye kooxeedadii b...
21/10/2022

Shacabka soomaaliyeed waxay ilaa maanta la dhitinayaan dhibtii oyo hagar daamadii ay u geysteen hogaamiye kooxeedadii burburka inoo horseedey

20/10/2022

Hambalyo 21ka oktobar shacabka somaliyeedow ma haymo waxkale oo aan xusno ama xusuusano oo aan aheyn 21ka oktobar 32 sano ka dib wixii kaleba waa murugo iyo macno la'aan iyo halaagii ku habsadey Shacabka somaliyeed ee ilaa hadda ay la dhutineyso

This flag and the words below it are the symbol of the Prophet Muhammad, peace and blessings be upon him, and it is the ...
19/10/2022

This flag and the words below it are the symbol of the Prophet Muhammad, peace and blessings be upon him, and it is the first pillar of Islam and it is not a symbol of a group as the non-Muslims say.

15/10/2022

Haddii cadow loo arko Al- shabaab, sidee loo arkaa dawladaha reer galbeedka ah ee mareykan u horeeyo ee 30 sano ka badan wadanka burburka ku haya iyo xaalufinta ?!

10/10/2022

Xasamn Sheekh;
Muxiuu u kala direy gudigii la dagaalanka muduqmaasuqa hantida qaranka?

08/10/2022

Ilaa iyo hadda waxaam cadeyn doorka dawladu ku leedahay dagaalada socda iyo sidii shacabka loo badbaadin lahaa, waxaa kale oo muuqata in dawladii iho maamul goboleedyadii kala xidhiidh furteen Xasan sheekh iyo kooxdiisiina i egtahay inaaney Muqdisho ku filneym maamulkeeda

Jabhadahii burburka soomaaliya ka qayb qaatey una abaabulnaa hab beeleedka waxaa saldhigyadoodu ahaayeen meelaha dhaqaal...
29/09/2022

Jabhadahii burburka soomaaliya ka qayb qaatey una abaabulnaa hab beeleedka waxaa saldhigyadoodu ahaayeen meelaha dhaqaalaha wadanka halbowlaha u ah, 30 sano in ka badan waxay soomaali ku kala maqan tahay dhibaatooyinkii ay geysteen jabhadahaasi kuwaas oo ahaa xasuuq, barakicin iyo b**b hantiyeed, tusaale hantida ugu muhiimsan ee dalku waa Dekedaha wadanka soomaaliya wuxuu leeyahay 4 dekedood oo kala ah:- Berbera, Boosaaso, Benaadir iyo Kismaayo waana 4ta dekedood ee jabhadaha 4ta { SNM,SSDF,USC iyo SPM } ah ay Ukunta dhigteen marka laga reebo dekeda Muqdishi ee dawlada fadhiidka ahi nacfisato 50% 3da kaleba waxaa si buuxda gacanta ugu haya hogaamiyeyaashii jabhadaha ilaa iyo hadana waxay qayb ka yihiin kala qoqobka iyo kala irdheynta ummadda soomaaliyeed waxay maalgeliyaan, abaabulaan xasaradaha siyaasadeed iyo dagaalada sokeeye iyagoo adeegsanaaya dakhliyada laga helo dekedihii lagi dhisey cashuurtii laga uruuriyey shacabka soomaaliyeed.
Dekedda Berbera..SNM
Dekeda Boosaaso...SSDF.
Dekeda Banaadir.. USC
Dekeda Kismayo... SPM.
U fiirso muwaadi meelahaas aan tilmaaney waa meelaha ilaaa maannta dhibaatooyinku ka alloosan yihiin haba ka duwadaane waxay wadaagaan hal arin oo ah inaan la helin dawlad doomaaliyeed oo awood leh ei aan hantida ummada looga bixin farahooda

Aragtida keliya laga qabo Xasan Sheekh iyo kooxdiisa Damul-jadiid waa argti qabyaaladeed marka l eego sida wax u socdaan...
28/09/2022

Aragtida keliya laga qabo Xasan Sheekh iyo kooxdiisa Damul-jadiid waa argti qabyaaladeed marka l eego sida wax u socdaan, waxaa rumoobeysa hadaladii 25kii April ee aheud eaxaa loo moqonayaa 1991 eaayo inta villadda joogtaa waa intii ku baaqeysey hadalada kicinta qabyaalada, waxaanse lays weydiin maxaa laga dhaxley q991? Siyaabaha hadda wax u socdaana ka khatar badan xiliyadii la soo dhaafey, shiqsiga keliya ee xasan sheekh kala shaqeynayaa qabyaalada iyo hagardaamada soomaalida waa Ismaaciil Geelle

28/09/2022

Abaal laawe Ismaaciil Cumar Geelle wuxuu soomaali uhu abaal gudey inuu ka shaqeysto kana qayb qaato kala qoqobkeeda iyo onuu 30 sano dilaalo qayraadkeeda, xornimadio Jabuuti Soomaali u hurtey naf iyo maalba

Address


Telephone

+252906718300

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yaaqshiid Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Yaaqshiid Media:

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share