Zucamada Media

  • Home
  • Zucamada Media

Zucamada Media pagekaan waxaad kaga began kartaa macluumaad kuraali geliya ee fadlan like saar

15/09/2022
03/02/2022
03/02/2022

Walaalkaa gaarsii farxada mahadsanid

17/01/2022

FADLAN SUBSCRIBE INOO SAAR CHANELKA, LIKE INOO SAAR MUUQAALKA SIINA SHARE GAREY. MAHADSANID.

10/01/2022

Farmaajo.

02/01/2022

Hambalyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo safar shaqo ugu ambabaxay Dalka QatarMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Muda...
29/11/2021

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo safar shaqo ugu ambabaxay Dalka Qatar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw u ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar halkaas oo ay uga bilaabanayso booqasho shaqo oo labo maalmood ah.

Madaxweynaha oo martiqaad ka helay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thaani ayaa kala hadli doona xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar isaga kaashan lahaayeen dhinacyada dhaqaalaha, horumarinta ciyaaraha iyo iskaashiga maalgashiga.

“Booqashada Madaxweynaha waxaa qeyb ka ah furitaanka Koobka Kubadda Cagta ee Carabta oo lagu marti qaaday Madaxda dalalka Carabta, si loo xoojiyo iskaashiga dhanka horumarinta ciyaaraha iyo is-dhexgalka dhallinyarada Shucuubta Dalalka Carabta, iyadoo Madaxweynuhu uu kulan-doceedyo la qaadan doono hoggaamiyeyaasha ka soo qeyb-galaya Munaasabadda.” Ayuu yiri Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada oo ka war-bixiyay safarka Madaxweynaha.

Markuu Nabigeenu محمــــدﷺ (SCW) ka Tagay Adduunyada Sayyid Bilaal Binu Rawaax (Allah Haka Raali Noqdee) Isna wuxuu Iska...
14/10/2021

Markuu Nabigeenu محمــــدﷺ (SCW) ka Tagay Adduunyada Sayyid Bilaal Binu Rawaax (Allah Haka Raali Noqdee) Isna wuxuu Iskaga Tagay Madiina Wuxuuna Tagey Dhulka Shaam Maxaa Yeelay Muuna ku Noolaan karin Madiina, Isagoon Rasuulka محمــــدﷺ (SCW) Arkeynin.

Habeen Isagoo Hurda Ayuu ku Riyooday Nabiga suuban SCW Oo Leh” Bilaal Maxaad noo gooysay Nama soo booqaneysid miyaa?

Wuu Toosay Sayyid Bilaal Wuxuu Soo Fuulay Faras Dheereeya Wuxuu Yimid magaaladii Madiina.

Xassan Iyo Xuseen Owlaadii Rasuulka scw ayaa ka codsaday inuu aadaamo Markuu Aadaamay Maalintaas Sanado Badan kadib Reer Madiina Way soo Wada bexeen xataa gabdhihii guri kujirka ahaa ayaa soo baxay Nin kasta Iyo Haweenay kasta Baroor Iyo Oohin Ayay Isku Dareen Maalin kaga oohin badan reer madiino lama arag illaa Maalinkii Uu Rasuulkeena la oofsaday ma ahane..

Aadaanka Bilaal ayay ku xasuusteen Nabiga SCW waayo markasta oo Bilaal aadimo nabiga Scw wuu soo bixi jiray si dadka u tujiyo Salaada.

Markuu Gaaray 《Ashhadu Anna Muxammada Rasuuulullaah》Bilaal Ilintiisa Dhulkay ayay ku Dhacday Oo ku Daadatay Maxaa Yeelay? Muusan awoodin inuu dhamaystiro.

Ha Dhaafin Adigoon Dhihin محمــــدﷺ (SCW).

Fadlan Walaal Hadaad Dhameysay Akhrinta Qormadan Ku Sali Nebigenna محمــــدﷺ Siina Faafi Ajir Baad Ka Heli Doontaa insha Allah.

Join us 👉 Zucamada Media

pagekaan waxaad kaga began kartaa macluumaad kuraali geliya ee fadlan like saar

02/10/2021

Ninka Haddii Uu geeriyooda Xaaskiisa Ma Dhaqi Kartaa Meydkiisa.... Sido Kale Haddii Ay Naagta Dhimato Ninkeeda Ma Meeyri Karaa.?

Caa"isha Waxeey tiri " Nabiga Waa Uu igala dardaarmay In Labaden Kii Hormara Kan Ka dambeeya dhaqo Haddaan Xasuusan lahaa Haweenkiisa ayaa dhaqi lahaa".Abu daud ayaa Wariyay:"

Waxeey tiri Sayidat Caa"isha عائشة Allah Ka Ralli Noqdee " Markii Ay Asxaabta dooneen in ay Dhaqaan Meydka Xabiibkeena Muxamed Csw , Waxeey yiraahdeen " Wllhi baan Ku dhaaranee Ma garaneeyno Sidaan Wax Yeelno

Miyaanu dhar dhignaa Nabiga Sida Aan U dhar dhigno Kuweena dhinta Markaan rabno inan dhaqno Mise Waxaan Ku Dhaqnaa Maradiisa iyo Khamiiskiisa ?!!😢

Markii ay isku Khilaafeen Allah ayaa Ku Soo Tuuray Hurdo Liidaanyo Camal ah dhamaan Weey Wada Seexdeen Qaarkood ayaa Luquntiisa Xabadkiisa Saartay..

Ka dib ayaa Riyada dhexdeeda Lagala Soo hadlay dhanka Guriga Nabiga Ayaga Oo Aan garaneyn Cida la hadleyso Codkaas ayaa Oranaya Sidan:

" Nabiga Ku dhaqa dharkiisa Ka dib Howshii ayeey Uwada Kaceen Weey dhaqeen isaga Oo Khamiiskiisa Xiran Biyaha ayeey dusha Uga Shubayeen , Gacmahane Waxaa Ugu jiro Maro ay Ku Xirteen ayaga Oo Aan taabaneyn Jasadka Nabiga csw.

Caa"isha Waxeey tiri Nabiga Waa Uu igala dardaarmay In Labaden Kii Hormara Kan Ka dambeeya dhaqo Haddaan Xasuusan lahaa Haweenkiisa ayaa dhaqi lahaa".Abu daud ayaa Wariyay".

Caa"isha Waxeey tiri Markii La dhaqay Nabiga Ka dib Waxaa yimid Aabaheey Abu bakar Nabiga ayuu Wajiga Marada Ka qaaday
Labadiisa indhood dhexdooda ayuu Ka Shumiyay

Markaa ayuu yiri " Hooyadeey iyo Aabahaeey ayaan Kugu furtay Waad Wanaagsanaatay Markaad Nooleed iyo Hadda Oo Aad geeriyootay Waxaan Ku dhaartay Allah Nafteeyda gacantiisa Ku jirtee Labo dhimisho Alla Kuma dhadhansiinayo Waligaa....

Haddii Nabi Muxamed csw geeridiisa Ka dib Sidaa U Quruxoonaa U Wanagsanaa U Caraf badnaa , Maxaad U Maleeyn Kartaa Markii Uu Shabaabka ahaa Noolaa .?!! Ku Salli Haddaad jaceshahay Nabi Muxamed bin Cabdullah.

Waa Marka Xasaan bin thabit Tiriyay Gabaygan Baroor diiq ah geerida Ka dib Ee mirihiisu ahaa

ﻭﻣﺎ ﻓﻘﺪ ﺍﻟﻤﺎﺿﻮﻥ ﻣﺜﻞ ﻣﺤﻤﺪٍ "
ﻭﻻ ﻣﺜﻠﻪ ﺣﺘﻰ ﺍﻟﻘﻴﺎﻣﺔِ ﻳُﻔﻘﺪ:

للهم صلِّ وسلم وبارك على سيدنا محمد رسول الله وعلى آله وصحبه اجمعين اللهم آمين."

Sanator Naciima xasan xaaji maxmuud  ayaa loo doortay in ay naqato sanatorka 8aad ee golaha aqalka sare gaar ahaan kuwa ...
30/09/2021

Sanator Naciima xasan xaaji maxmuud ayaa loo doortay in ay naqato sanatorka 8aad ee golaha aqalka sare gaar ahaan kuwa ka imaanaya gobolada waqooyi.

Sanator Saciid Cabdi Xasan Cowke ayaa loo doortay in uu noqdo sanatorka 7aad ee golaha aqalka sare gaar ahaan kuwa ka im...
30/09/2021

Sanator Saciid Cabdi Xasan Cowke ayaa loo doortay in uu noqdo sanatorka 7aad ee golaha aqalka sare gaar ahaan kuwa ka imaanaya gobolada waqooyi.

27/08/2021

Hadii aad isku aragtay calaamadahaan ogow inaad kamid tahay dadka daroogeysan
Fadlan hadii akaheshay like saar

19/08/2021

Samafale Coldoon iyo ciidanka somaliland maxaa kala heesta

Samafale Cabdimaalig Sh.Muuse Coldoon ayaa hadda xabsiga loo taxaabay isagoo ku sugnaa goobtiisii shaqo.Ilaa hadda laama...
19/08/2021

Samafale Cabdimaalig Sh.Muuse Coldoon ayaa hadda xabsiga loo taxaabay isagoo ku sugnaa goobtiisii shaqo.

Ilaa hadda laamaha ammaanku k**a hadal sababta xadhigiisa.
Samafade coldoon makadaalo inuu xaqa ka hadlo
Somaliland k**a daasho in ay xerto

Xigasho: Khaalid Bakayle

RW Soomaaliya oo ka jawaabayay qoraalkii xalay kasoo baxay M/weynaha DF Soomaaliya ayaa sheegay in uu xaq u leeyahay sax...
08/08/2021

RW Soomaaliya oo ka jawaabayay qoraalkii xalay kasoo baxay M/weynaha DF Soomaaliya ayaa sheegay in uu xaq u leeyahay saxiixida nooc kasta oo heshiis ah, gaar ahaana kuwa caalamiga ah!

"Raisulwasaraaha Xukuumadda Federaalka ah oo cuskanaya Qodobka 97-aad faqradiisa 1-aad ee Dastuurka KMG ah, awoodda fulinta ee Jamhuuriyadda Federaalka ah waxaa leh golaha Wasiirrada, waxayna u qabanayaan sida Dastuurka ku tilmaaman, waana hay’adda ugu sarreyso fulinta maamulka dalka.

Xukuumaddu waxa ay sidoo kale mas’uuliyad ka saarantahay Dhaqangelinta shuruucda, sugidda nabadgelyada dalka, ilaalinta danaha dalka iyo Dadka Soomaaliya, sidaas la mid ah Dastuurka Qaran ayaa u xilsaaraya Xukuumadda Federaalka ah wada-xaajoodyada laxiriira Kaalmada Dibadda, ganacsiga, cahdiyada ama arrimaha muhiimka ah ee laxiriira hishiisyada caalamiga ah.

Sida ku cad Qodobka 103 ee Dastuurka Jamhuuriyadda, inta u dhexaysa taariikhda doorashada guud iyo marka Raisul-Wasaare cusub la dhaarin doono, Raisul- Wasaaraha xilka haya iyo golihiisa Wasiirradu waxay sii haynayaan xilka, waxayna fulinayaan waajibaadka caadiga ah ee Dawlada si xilgaarsiin ah taas oo Raysalwasaaraha iyo Golihiisa Wasiirada u fasaxaysa in ay si caadi ah u fuliyaan waajibadka Qaran ee Dastuurku saaray isla markaana Meesha ka saaraysa in wax hakad ah ku yimaado shaqooyinka Dawladda"

06/08/2021

الحمد لله على كل حال

Ha laga faaideysto
05/08/2021

Ha laga faaideysto

Shirkadda kaabeer world travel waxaey kuugu keeneysaa Dalku galka wadamadda
Kenya iyo uganda muda kayar 7maalin

Laxariir Whatsapp
Mogdishu office 06191375555
Nirobi office 254705100049

Madaxweyne qoorqoor ayaa dhaw shaacin doona liiska musharixiinta aqalka sare iyadoo laga soo werinaayo in liska uu ka re...
04/08/2021

Madaxweyne qoorqoor ayaa dhaw shaacin doona liiska musharixiinta aqalka sare iyadoo laga soo werinaayo in liska uu ka reebo musharixiinta cabdi qeybdiid iyo mr xaaf
Galmudug ayaana naqon doonta maamul goboleedka 3aad ee baska doorashada si dhaqaajiya

Jubbaland, ayaa noqotay Dawlad gobaleedkii 1aad ee Tareenka Doorashada Dhaqaajiya (4Kursi oo 9 qof lagu qoray ayaa lasii...
27/07/2021

Jubbaland, ayaa noqotay Dawlad gobaleedkii 1aad ee Tareenka Doorashada Dhaqaajiya (4Kursi oo 9 qof lagu qoray ayaa lasii daayay), Maxay ka dhigan tahay, Yaa soo baxaya,

23/07/2021

Guushii Nagayle school ee Imtixaanka Shahaadiga Dalka iyo Horumaradii uu sameeyay Sanad Dugsiyeedka 2020-2021.

Warsaxaafadeedka Shaacinta Imtixaanka Fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2020/2021.Hambalyo ayaan leeyahay ardayda kaalma...
08/07/2021

Warsaxaafadeedka Shaacinta Imtixaanka Fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2020/2021.
Hambalyo ayaan leeyahay ardayda kaalmaha h**e kagalay imtixaankaan oo kasoo dhexbaxay 25000 ( shan iyo labaatan Jun arday )

(انا لله وانا اليه راجعون)Gen. Eng. Cabdulqaadir Cali Diiriye (Gen. Subxaanyo) oo ka mid ahaa Sarreeyeyaasha Ciidanka As...
03/07/2021

(انا لله وانا اليه راجعون)

Gen. Eng. Cabdulqaadir Cali Diiriye (Gen. Subxaanyo) oo ka mid ahaa Sarreeyeyaasha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa saakay aroortii ku geeriyooday magaalaada Muqdisho oo uu in muddo ah ku xanuunsanaa.

30/06/2021

Dabaaldega iyo calansaarka 1da luulyo

Malakul-Mowd Ayaa Ruuxda ka Qaadayay Rasuulka SCW,  Ka dib Nabiga SCW Wuxuu Dareemay Xanuunka Sakaraatul Mowdka Leeyahay...
30/06/2021

Malakul-Mowd Ayaa Ruuxda ka Qaadayay Rasuulka SCW, Ka dib Nabiga SCW Wuxuu Dareemay Xanuunka Sakaraatul Mowdka Leeyahay Iyo Kurbadiisa.. Su,aashan Ayuu Rasuulka SCW Weydiiyay Malakul-Mowdkii Ruuxda ka Qaaday.

`Malakul-Mowdow` Sidaan Aan Hadda Xanuunka Sakaraatka U dareemayo Mid la mid ah Miyeey Umadeyda dhamaan U wada Dareemi doonan.?

`Kolkaas ayuu Malakul-mowd Ku yiri `Maya Rasuul allow `Sidaan Si Ka daran ayaan Xanuunka Sakaraatka U dhadhansiinaa
``Adiga Waaba laguu Fududeeyay Maadaama Rasuulkii allaah tahay.!!

`Rasuulkeenna صلي الله عليه وسلم؛ csw `Samada intuu Kor U Eegay ayuu Yiri Rabbiyow
Xanuunka Sakaraatka Aniga Igu Ziyaadi Umadeydana U fududeey. Mashllh.
```````````````````````````````````

`Yaa Rasuula laahi`Kuma Ilaawi Doono Abaalka Aad Noo sameeysay Iyo Shafeecada Weeyn Ee Qiyaame Allah Ka codsan Doonto in Uu Umadaada Dhamaan Jannada Geliyo.

Marwalba Ku Sali Nabiga SCW Muraadka Wad Helaysaa Kurbadana Iyo Walwalka Eebe Wa Ka Dulqadayaa

Walal Qormaadan Qof Walba Ay so Gaarto Oo Faafiyo Muraadkiisa Alle Ha U Sahlo Aduunyo Iyo Aakhiro..

Kurbada Ku Hayso Allah Haka Qaado Hadad So Qortid (SCW ﷺ ) Salallaahu Calayhi Wasalama. Siina Share Gareysid...

Illaahow Qofkii Faafiya Muraadkiisa Aduun Iyo Aakhiro U Sahal, Illaahow Qofkii Faafiya Cadaabta ka Xuree, Illaahow Qofkii Faafiya Caafimaad Sii, Illaahow Qofkii Faafiya Guur Qeyr Qaba Usahal.... Aamiin Ya Allah.

30/06/2021

Wararka ka imaanayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa soo warinaya in koox hubeysan ay xalay toogasho ku dishay Imaam Masjid iyo walaalkiis.

Macalim Cali Bashiir Xasan oo 21 sano mu'adin iyo Imaamba ka ahaa masjid ku yaala magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari iyo walaalkiis Cabdullaahi Bashiir Xasan ayaa lagu toogtay duleedka Baydhabo.

Marxuum Macalim Cali ayaa maalmo ka hor ka soo laabtay Boosaaso lamana oga sababta loo dilay waxa uuna booqasho ugu yimid ehelkiisa oo halkaas daganaa.

Sidoo kale lama oga sababta loo dilay walaalkiis waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku aadan dilka labadaan qof ee walaalaha ah.

Xigasho: weriye xuseen cabdule

Ugaar ah wiilasha  guurdoonka ahWiilasha waxaan leeyahay marka aad rabtaan in aad guursataan waxa aad guursataan gabadh ...
30/06/2021

Ugaar ah wiilasha guurdoonka ah

Wiilasha waxaan leeyahay marka aad rabtaan in aad guursataan waxa aad guursataan gabadh guurkiina u baahan!, lknse ha guursanina mid guur kiina shuruudo iyo amuurro aduun ku xidhaysa si uuna wakhti idiinka tagin, gabadha guurka u baahana waxa aad ku garanaysaan in ay aqbal keen tahay.

Like saaro zucamada media oo hel xog kuraali gelisa

29/06/2021

Jadwalka doorashooyinka iyo waqtiyadeeda

Halkaan la aqriso jadwalka doorashada
29/06/2021

Halkaan la aqriso jadwalka doorashada

Wargelin muhiim ah Guddiga Qaran ee Tacliinta Sare wuxuu ku wargelinayaa Jaamacadaha hoos ku xusan inay Guddiga la soo x...
29/06/2021

Wargelin muhiim ah

Guddiga Qaran ee Tacliinta Sare wuxuu ku wargelinayaa Jaamacadaha hoos ku xusan inay Guddiga la soo xiriiraan inta ka horraysa 10/07/2021

Waxaa xusid mudan in Jaamacadahaan uu Guddigu xiriir la sameeyo tiro shan (5) jeer ah , ayna ka soo jawaabin.

"Soomaaliya waxey noqotay meel qof kasta hogaamin kara balse markaan waxaan is leeyahay aad ayaa looga fiirsan doonaa ho...
28/06/2021

"Soomaaliya waxey noqotay meel qof kasta hogaamin kara balse markaan waxaan is leeyahay aad ayaa looga fiirsan doonaa hogaamiyaha cusub
" Prof Maxamed Xaaji Ingiriis ayaa sidaas dhahay
Maxay kulatahay adiga madaxweyne noocee ah ayuu dalku ubaahan yahay

Guurku wuxuu ka mid yahay cibaadada, waxaana loogu dhawaadaa Alle oo waxaa lagu helaa raalli ahaanshihiisa. Sidaasi dart...
27/06/2021

Guurku wuxuu ka mid yahay cibaadada, waxaana loogu dhawaadaa Alle oo waxaa lagu helaa raalli ahaanshihiisa. Sidaasi darteed waxaan ku talinaynaa in Allaah laga baryo guur wanaagsan oo Alle raali kayahay

26/06/2021

26 june maalinta xuriyada soomaaliya
Somaliya hanoolaato

Kamid naqo saaxiibada zucamada media

Qofkaad qalbigiisa furi kari waydid, caqligiisa marna ma furi karaysid. Qalbiga waxaa lagu furaa Xubbiga, Xanaanka iyo O...
24/06/2021

Qofkaad qalbigiisa furi kari waydid, caqligiisa marna ma furi karaysid. Qalbiga waxaa lagu furaa Xubbiga, Xanaanka iyo Oraahda Wanaagsan.

Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun

Kamid naqo saaxiibada zucamada

Walaalaheena Turkey ayaa qorsheynaya in uu wadankeenna  kadiro dayax-gacmeedka hawada taga.  Mashruucan oo ah mid muhiim...
24/06/2021

Walaalaheena Turkey ayaa qorsheynaya in uu wadankeenna kadiro dayax-gacmeedka hawada taga.

Mashruucan oo ah mid muhiim ah ayaa waxaa la warinayaa inay ku baxayso lacag dhan $1 bilyan oo dollar. Erdogan wuxuu sheegay inay hiigsanayaan dayaxa inay tagaan sanadka 2023 .

Haddaba Soomaaliya maxay uga Duggan tahay arinkaan

23/06/2021

Warbixin: Ma'olala doorashaa mase waa sanad guuradii 26 june

23/06/2021

Xasan cali qeyre maxaa lagu xasuusin karaa

Address


Telephone

+252615701658

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zucamada Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Zucamada Media:

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share