Cir jiidho tv

Cir jiidho tv warar sugan iyo barnaamijyo gaara

Cali duuldul gudida cusub ee habarjeclo waa ictisaam oo nama matasho cabdi risaaq khaliifna malin walba god dheer buu ku...
03/07/2023

Cali duuldul gudida cusub ee habarjeclo waa ictisaam oo nama matasho cabdi risaaq khaliifna malin walba god dheer buu ku sii dhacayaa

-Media ...

Ciidamo Gadooddan oo Qabsaday Jidka Madaxtooyada Iyo Xarunta Baarlaanka Putland ee Garowe+Qeybo Kamida Xaafadaha Garowe ...
19/06/2023

Ciidamo Gadooddan oo Qabsaday Jidka Madaxtooyada Iyo Xarunta Baarlaanka Putland ee Garowe+Qeybo Kamida Xaafadaha Garowe oo Laga Qaxay Kadib Markii Hub Culus Lagu Garaacay.

:
Ciidamo la sheegay in ay ka amar qaataan Mucaaradka ayaa qabsaday Jidka sodonka iyago soo dhoobay hubka noocyadiisa Culus ,waxayna Tijaabo ahaan u ridayaan qoriga Suuga kaas oo la sheegay in ay ku ganayaan dhanka Madaxtooyada .

Waxa ilaa xalay laga qaxayeey qaar ka mid ah Xaafadaha Magaalada Sida Wadajir oo ay ku taal Xarunta Baarlamaanka iyo Xaafada Halgan oo ah ahlka ay dhufayska ka dhigteen Ciidamada Mucaaradku.

Warar hoose oo laga helayo Baarlamaanka ayaa sheegaya in dhawaan la furay Dastuurka Puntland.

Xigasho Kilwe Media

Cali duulduul oo sheegay in ciro iyo xirsi cabdi risaaq khalif siro duuban ka hayo oo uu ku rakaataynayo iyaguna aanay k...
18/06/2023

Cali duulduul oo sheegay in ciro iyo xirsi cabdi risaaq khalif siro duuban ka hayo oo uu ku rakaataynayo iyaguna aanay ka hadli katin + beesha habarjeclo oo uu sheegay inay mahad canbaashe la safanyhiin

...

Halgankii maxaa iska badalay????🤔Markii shirkii aayo katashiga reer SSC laascaanod ka bilaammay dhawr qadob oo culus aya...
17/04/2023

Halgankii maxaa iska badalay????🤔

Markii shirkii aayo katashiga reer SSC laascaanod ka bilaammay dhawr qadob oo culus ayaa aad looga dooday dhawrkaa qodob oo uu ku xidhnaa aayaha iyo masiirka reer SSC .
Oo la,aantood aanu halganku soconayn

Hadaba Maxaa ka mid ahaa qodobadaa
1: waxa laga yeelayo puntland iyo soomaliland oo deegaanka isku haystay 20kii sano ee lasoo dhaafay
2: waxa laga yeelayo siyaasiyiinta xilalka ka haya labadaa maamul
3: sida laga yeelayo ciidanka soomaliland ee deegaanka dagan

Qodoban qaarkood waa laga heshiiyay
Sida qodobka 1aad

Waxaanu ahaa puntland iyo soomaliland midna k**a midnihin kana mid noqon mayno markay soomaliland baxdo
Qodobkaa oo ahaa ka dhulbahante midaynayay maadaama oo uu dhulbahante u qaybsanaa 3qaybood oo kala ah puntland iyo soomaliland khaatumo waxaa laysku raacay dhulbahante in uu khaatumo dhisto maamuladaa kalena faraha laga qaado

Hadaba qodobkaasi ma hirgalay mise wuu dhicisoobay ?

2: qodobka labaad siyaasiyiinta xilalka ka haya puntland iyo soomaliland in aan wax xidhiidha ama wada shaqayna lala yeelan si aanay u saamay halganka dhulbahante na aanay ukala qaybin

Qadobkaasina ma hirgalay ?

Waxaa inoo muuqata in siyaasiyiinta soomaliland sigaara loo eryanayo halka kuwa puntland lagusoo lifaaqay halgankii
Sidoo kale waxaa weerar lagu hayaa General mahad canbaashe
Iyo qofkasta oo soomaliland u shaqeeya hadaba su,aasha iswaydiinta leh waxay tahay

Dhulbahantaw halgankii mawaxbaa laga baday
Oo dhulbahante puntland ayuu ku biirayaa ?
Haday jawaabtu Haa tahay
Markaa ma jaamac siyaad iyo soomaliland uunbaa dagaalku ku socday !!!!

🖊 Axmed Barqo

Degdeg Waa ganacsade reer laascaanooda oo lagu magacaabo jaamac cawil  oo caawa lagu dhex dilay magalada laascaanood oo ...
15/04/2023

Degdeg
Waa ganacsade reer laascaanooda oo lagu magacaabo jaamac cawil oo caawa lagu dhex dilay magalada laascaanood oo ay dileen ciidamada huwantaa ee hiil xaasid ku jooga magalada
Allah ha u naxariisto marxuumka

15/04/2023
14/04/2023

Laascaanood ma waxay ubadaleen huwanyii laasdhiig caawana waxaa lagu dialay abwaan jamac kadiye nin uu dhalay

12/04/2023

Waa hadal runta ka sheegaya xaalada laascaanood iyo ta somaliyaba

21/03/2023

Yaa la dhawrayaa oo laascanood jooga

02/02/2023

-Media ...

15/01/2023
11/01/2023
11/01/2023
29/12/2022

Iyagaa kasbaday in la sidaa loo galo

27/12/2022
Isirka somalida iyo ka isaaquba waa sidaa
26/12/2022

Isirka somalida iyo ka isaaquba waa sidaa

Taar tv Horyaal24 TV

26/12/2022

Waa dadka sida dhabtaa ugu baxdo sadaqadu

21/12/2022

Cali duul duul iyo war hor leh

Dhulbahante ma ethopia ayuu kaga soo duulayaa somaliland
20/12/2022

Dhulbahante ma ethopia ayuu kaga soo duulayaa somaliland

Address

Karama
Al Ajman

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cir jiidho tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cir jiidho tv:

Videos

Share

Nearby media companies


Other Media/News Companies in Al Ajman

Show All