Tawane Abdi Ali

Tawane Abdi Ali Waa Bogga Rasmiga ee Tawane Abdi Ali Fadlan haka tagin ee Like Saar

18/11/2024

Ray"iisul Wasaarŕe oo weerar culus oo afka ah ku qaaday Hogaamiyaha Jubbaland. "Waana Hadalkii ugu adkaa oo Dowladda Soomaaliya u jeediso Axmed Madoobe.

"Sidee u aragtaa Adiga?

 : Madaxii Xidhiidhka  Warbaahinta   oo goordhaw  duqeeyn lagu dilay."Weerar ay Israa’iil ku qaadday dhisme ku yaalla Xa...
17/11/2024

: Madaxii Xidhiidhka Warbaahinta oo goordhaw duqeeyn lagu dilay.

"Weerar ay Israa’iil ku qaadday dhisme ku yaalla Xaafad ay dadku ku badan yihiin oo ku taalla magaalada Beyruut, ayaa lagu dilay Madaxii Xidhiidhka Warbaahinta ee Ururka Xisbullah, Mohammad Afif, sida ay Wakaaladda Wararka ee Reuters u sheegeen laba ka mid ah ilo-wareedyo dhinaca ammaanka ah oo u dhashay dalka Lubnaan, inkastoo aanay jirin war rasmi ah oo ka soo baxay Xisbullah.

"Milateriga Israa'iil ayaa diiday inay ka hadlaan jawaabaha su'aalaha Reuters. Ma jiro wax amar ah oo ka bixitaan ah oo aagga lagu daabacay akoontada afhayeenka milatariga Israa'iil ee baraha bulshada ee X ka hor shaqa joojinta.
"Duqeynta ayaa lagu garaacay xaafadda Ras al-Nabaa halkaas oo dad badan oo ka barakacay magaalada Beyruut ee ku taal koonfurta bari ee duqeymaha Israa’iil ay magangalyo u doonanayeen.

"Laamaha amaanka ayaa sheegay in la weeraray dhismo ay ku yaalaan xafiisyo ay leeyihiin xisbiga shuuciga ah ee Suuriya, waxaana madaxa xisbiga ee Lubnaan Cali Xijaazi uu u sheegay warbaahinta Lubnaan ee Al-Jadiid in Afif uu ku jiray dhismaha.

"Wariyaha ayaa sidoo kale sheegay in Afif la dilay. Waxay soo bandhigtay muuqaal dhismo dabaqa sare ah oo ku soo dumay dabaqa koowaad, waxaana goobta ku sugnaa shaqaalaha difaaca madaniga ah.

"Marka leeys barbar dhiga Mucaaradka Dowladda       iyo Mucaaradkii Dowladii    oo 5 Qodob ku kala duwan. "Waa ( )""Siya...
17/11/2024

"Marka leeys barbar dhiga Mucaaradka Dowladda iyo Mucaaradkii Dowladii oo 5 Qodob ku kala duwan. "Waa ( )
"
"Siyaasiinta Mucaaradka hadda ee Dowladda Madaxweyne Hassan Sheikh waxay ka duwan yahiin Mucaaradkii Dowladdii Farmaajo.
"Waxaana ay ku kala duwan yahiin Qodobada Hoos ku qoran.

""1- Mucaaradkii Dowladdii waxay ahaayeen kuwa mideeysan" Kuna mideeysnaa in ay isku xulufeeystaan Dowladii Xiligaas ee uu hogaaminayay .
"Waxaana tiir ama udub dhaxaad u ahaa Madaxweynaha hadda Hassan Sheikh uu xiligaas isku keenay dhamaan Siyaasiinta Mucaaradka.
"Taas badelkeedka Mucaaradka hadda jiro ma ahan Siyaasiin ama Mucaarad mideeysan oo ku mideeysan isku qulufeeysi Dowladda Xassan Sheikh. Mana awoodi karaan in ay isku Xulufeeystaan Hassan Sheikh.
"Sababta waa Siyaasiin kala shakisan oo dhaxdooda ka dhaxeeyso Colaad Siyaasadeed iyo Cuqdad Xun oo ay adag tahay in ay ka heshiyaan.
"Taas waxaa ka sii daran waa Siyaasiin horay iskugu soo balan furay oo ay adagtay in ay is aaminaan Mar kale .
" Tusaallo: Madaxweynahii H**e ee Farmaajo oo la rabay in uu Muqdishu yimaado xiligaan kadibne isku keeno Musharaxiinta Waa buda gooni u tuman.
"Sidoo kale :Ray"iisul Wasaarahii H**e Hassan Cali Kheyre iyo Siyaasii Abdiraxmaan Abdishuur Warsame waxaa ku adag in ay Isbaheeysi Siyaasadeed la sameeystaan Farmaajo oo waxaa ka dhaxeeyo (Cuqdad Siyaasadeed oo xun).
"Madaxweynaha Puntland Siciid Abadulahi Deni ma doonayo in uu ka mid noqdo Isbaheeysi Siyaasadeed oo Farmaajo uu ka mid yahay. Sababta (wixi dhaxmaray waa la ogyahay mana ahan mid ay ka heshiin karaan.)
"Madaxweynahii H**e ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed waxaa uu ku dhax milmay dhinacyada aan Siyaasadda ku midoobi karin.

"2- Dowladda hadda ee Madaxweynaha ka yahay Hassan Sheikh maxamuud oo ka duwan Dowladdii Farmaajo .
"Sababta Hassan Sheikh waxaa uu haystaa guulo ay uu ku faani karo Dowladdisa oo ay gaartay 2 ee ay jirtay.
"Waxaana ka mid ah. (" Dagaalka Alshabaab oo Dowladda Madaxweyne Hassan Sheikh ka gaartay guulo oo Ciidamada Dowladda Soomaaliya kuwa Deegaanka waxaa ay Alshabaab ka saareen dhul balaaran oo Gobalada Dalka ah."Qaadista.Cuna-qabateeynta Hubka ee Saarneeday Soomaaliya ku dhawaad 30 sano ee la soo dhaafay
" Deyahii oo Soomaaliya laga cafiyay ."Ku biirista Suuqa Bariga Afrka iyo guulaha dhinaca diblamaasiyada Dagaalka Itoobiya iyo Kursiga Qaramada Madoobe Soomaaliya ka heshay oo SoomaaliyaAfrika ku metaleyso.).

"3- Heshiisyada Iskaashiga Military oo Dowladda Hassan Sheikh ay la gashay Dowladda Turkiga iyo Masaarida oo ah Muhiim marka la eego Dhisamaha iyo Qalabeeynta Ciidamada Qarabka Soomaaliya. Waana Qodobo muhiim ah oo Hassan Sheikh uu ku doodi karo

"4- Howsha baarista Shidaalka oo ah markii ugu h**eeyso oo Soomaaliya laga bilaabo baaris iyo soo saarista Shidaalka ayidane waa qodob kale oo muhiim ah.

"5- Hogaanka Dowladdan uu ka mid yahay Hassan Sheikh iyo Hogaankii Dowladdii H**e ee uu Farmaajo u h**eyay uu kala duwan.
"Labada Hogaan waa kala hal adag yahiin. Waana kala jaanis fiican yahiin.
"Marka la eego Qodobadaas waxaa muuqato In Mucaaradka saameeyntooda ay aad u yartay.

"Adiga maxeey kula tahay?

" .

17/11/2024

""Su.aal maxaa farqi ah oo u dhaxeeyo Muxaaradka iyo Muxaaradka ? .

17/11/2024
16/11/2024
 : Guddiga Xudduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa shaaciyey Habraaca Doorashooyinka Jubaland.
16/11/2024

: Guddiga Xudduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa shaaciyey Habraaca Doorashooyinka Jubaland.

 : Goordhawo ayay kulmeen   iyo  .
16/11/2024

: Goordhawo ayay kulmeen iyo .

16/11/2024

:Wasiir : "Safiirrada tegey Hargeysa tallaabo ayaan ka qaadaynaa... Somaliland waxa rajaynayaa in cid miyirqabta ka soo baxdo oo aan la hadalno."

16/11/2024

: Isbaarada u taallo Duleedka Baledweyne oo goordhow lagu dilay Nin Darwal ah.

 : Sawiradaan  waa dhamaadka 2005. Markaan ahaa Arday Sugsiga Sarre dhignayay.  Yaa isga soo dhax saari karo?.
16/11/2024

: Sawiradaan waa dhamaadka 2005. Markaan ahaa Arday Sugsiga Sarre dhignayay. Yaa isga soo dhax saari karo?.

16/11/2024

oo galanta Weerar Culus oo Afka ah ku qaaday Madaxtooyada Soomaaliya.

"Inaalilaahi Wa inaa ilaahi Raajacuun. "Allaha u naxariisto Madaxweynahii H**e ee Soomaaliland Axmed Maxed Maxamuud  Sil...
15/11/2024

"Inaalilaahi Wa inaa ilaahi Raajacuun.
"Allaha u naxariisto Madaxweynahii H**e ee Soomaaliland Axmed Maxed Maxamuud Silaanyo.

"Hogaamiyahii H**e ee Jabhadii SLM .

"Sidoo kale waxaa uu soo noqday Wasiirka Dowladdii Kacaanka.

 :Dowladda Soomaaliya oo si weyn hambalyeysey Doorashada Somaliland : "Waxaa naga go'an qabashada doorasho qof iyo cod o...
15/11/2024

:Dowladda Soomaaliya oo si weyn hambalyeysey Doorashada Somaliland : "Waxaa naga go'an qabashada doorasho qof iyo cod oo horseeda horumar iyo barwaaqo."

15/11/2024

Ciidanka ilaalada madaxtooyada ayaa hadda lawareegay amaanka guriga musharax Cabdiraxmaan Cirro. Tani ayaa muujinaysa inay jirto saan-saan isabadal xaga hoggaanka Somaliland ah.

Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada Somaliland!Waxaa si rasmi ah u soo dhammaaday tirinta codadka doorashada madaxtinim...
15/11/2024

Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada Somaliland!

Waxaa si rasmi ah u soo dhammaaday tirinta codadka doorashada madaxtinimada iyo tan xisbiyada ee Somaliland, iyada oo wararka hordhaca ah ee aan ka soo xiganay ilo-wareed lagu kalsoonaan karo ay sheegayaan in loo badinayo inuu guuleystay Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), halka tartankii xisbinimadana la sadaalinayo in uu xisbigiisa Waddani kaalinta koobaad ku soo baxo.

Macluumaadka aan helnay waxa ay sheegayaan:

■ Goobaha guud ahaan laga codeeyay waa 2337 goobood

■ Qiyaasta codadka la kala helay waxa ay muujinayaan in Cirro uu tartanka Madaxtinimada ugu guuleysan karo 68-70%, halka uu Muuse Biixi ka heli karo 30-32%

■ Tartanka Xisbiyada waxaa loo badinayaa in uu Wadddani ku soo baxo kaalinta koobaad ee xisbul xaakimka, Ururka Kaah oo xisbi noqdayna uu labaad geli doono, halka xisbigii talada hayay ee Kulmiye uu kaalinta saddexaad u soo degi doono isaga oo booska kala baxaya xisbiga UCID

■ Faysal Cali Waraabe ayaa la saadalinayaa in uu wax ka yar 1% codadka tartanka madaxtnimada kala huleeli doono saaxada siyaasadda oo ay isaga iyo xisbigiisii UCID sagootin doonaan kaddib sannado badan oo ay raadinayeen guul aanan rabin

■ Codad gaaraya 90 kun oo goballada Bariga yaalla ayaa hadda hubin yar ku harsan tahay, waxa ayna wax ka beddeli karaan natiijada tartanka xisbiyada, gaar ahaan wixii ka soo hara xisbiga Kulmiye ayaa rajo fiican ka qabi kara codadkaas

■ Goballada Bari oo ay ku xoogganaayeen isbahaysiga Xisbiga Waddani iyo Ururka Kaah ayaa ka qeybgalka codbixinta ugu horreeya, dadkii ugu badnaa ayaana ka codeeyay. Goballada Galbeedka oo uu Xisbiga Kulmiye ku tashanayayna waxaa la sheegayaa in tiradii la filayay in ay codbixinta u soo baxaan ay hoos u dhacday in ku dhaw 50%. Arrintaas ayaa qeyb ka noqotay arrimaha go’aamiyay natiijooyinka ay kala heleen xisbiyada iyo musharraxiintu.

■ Goballada ay codbixiyayaasha badani joogeen ee Bariga waxaa yaraa tirada Muuse iyo xisbigiisa Kulmiye ka heleen. Laakiin goballada Galbeedka oo codbixiyayaashoodu ay yaraayeen waxaa intii soo baxday kala qeybsaday Kulmiye oo goballadaas ku tashanayay iyo xisbiiyadii kale oo uu Waddani ku jiro

Xogtan waxaa laga helay barnaamijyo telefoonnada ku shaqeeya oo ay xisbiyadu si hordhac ah ugu wadaagayeen codadka goobaha doorashooyinka. Waxaase xusid mudan in Guddiga Doorashadu ay xalay warbaahinta u sheegeen in natiijada rasmiga ah ay noqonayso tan ay iyagu soo saaraan.

Sida aan wararka ku helayno, waxaa la filayaa in ay guddigu natiijada hordhaca ah ku dhawaaqaan ka dib marka codadka la isugu soo uruuriyo caasimadda Hargeysa si tirada guud loogu gudbiyo Maxkamadda Sare, taas oo qeyb ka ah hannaanka iyo habraacyada doorashada.

Waxaa Qoray Warbixinta Wariye

  iyo   oo ka wada hadlay xaalada Africa iyadoo uu wali taagan yahay khilaafka u dhaxeeya   iyo   Mas’uuliyiinta Turkiga...
15/11/2024

iyo oo ka wada hadlay xaalada Africa iyadoo uu wali taagan yahay khilaafka u dhaxeeya iyo

Mas’uuliyiinta Turkiga iyo Masar ayaa shalay yeeshay laba wareeg oo wada-hadallo ah oo ku saabsan Afrika iyo Liibiya, iyadoo tani ay muujinayso isu soo dhawaanshaha labada dal ee horay colaadaha u dhexeeyo iyo xiisadda u dhexeysa Itoobiya iyo Soomaaliya.

Wasaaradda arrimaha dibadda Masar ayaa barteeda Facebook-ga ku sheegtay in wada-hadallada diiradda lagu saaray arrimaha Geeska Afrika iyo gobolka .

Wadahadalladan ayaa waxaa hoggaaminayay kaaliyaha wasiirka arrimaha dibadda Masar ee arrimaha Afrika Ihab Cawad iyo Elif Ulgen oo ah agaasimaha guud ee bariga iyo koonfurta Afrika ee wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga.

Wasaaradda arrimaha dibadda Masar ayaa sheegtay in labada dhinac ay ka gaareen heshiis iyo isfaham ku saabsan "qaababka loo ilaalin karo ammaanka iyo xasilloonida" gobolka Geeska Afrika, taasoo u ogolaanaysa "dib u soo celinta maraakiibta" ee heerarka caadiga ah ee Badda Cas.

"

" Xildhibaan h**e ahna lataliyaha madaxweynaha XSMAbdulqadir sheikh Xanafi oo Shacabka Soomaaliyeed  u faahfaahiyay Faa"...
14/11/2024

" Xildhibaan h**e ahna lataliyaha madaxweynaha XSM
Abdulqadir sheikh Xanafi oo Shacabka Soomaaliyeed u faahfaahiyay Faa"idooyinka Doorasho toos ah ee Qof iyo Cod ah.

waxaad ka dheehan kartaa qodobadda hoos ku xusan

Q:-1-aad: Xal u helida xasaradaha iyo
Khilaafaadka siyaasadeed ee ka jira dalka.

Q:-2-aad: in shacabka Soomaaliyeed
Fursad u heli karaan in ay cabiraan fikirkooda siyaasadeed kana qeyb qaataan go,aan ka
gaarista masiirka dalka.

Q;-3-aad: doorasho toos ah(qof iyo cod ah) waxa ay xaqiijineysaa Matalaad dhab ah iyo ka qeyb
Qaadasho dhamaan bulshada Qeybaheeda kala duwan.

Q:-4-aad: hanaanka dorasho toos ah Waxa ay sare uqaadeysaa hufnaanta iyo habsami usocodka shaqada xukuumadda iyo in Muwaadinka kor joogteeyo Wax qabadka dowlada fursad a
u helo in uu dhaliilo ama dhiiro
galiyo.

Q:-5-aad: doorasho(qof iyo cod ah) Waxay xoojineysaa madax- banaannidda qaranka Soomaaliyeed Ayada oo awoodi gacanta loo
Galinayo shacabka,taasi oo Difaac adag u ah faragelinta Iyo damaca gacmaha shisheeye

Q:-6-aad: waxey si faahfaahsan u Kala Saareysaa awoodaha udhaxeya golaha fulinta- golaha sharci Dajinta iyo garsoorka dalka.

Q:-7-aad: soo bandhiga afkaaro iyo Aragtiyo kala duwan taas oo Abuurta jawi dimuqradiyadeed
Iyo in muwaadinka si xur iyo Xalaal u guto waajibkiisa dastuuriga ah.

Q;-8-aad: Caalamka guud ahaan iyo Ururada caalamiga ah oo diyaar u noqda in ay la shaqeyaan dowlad lagusoo doortay si dimuqaraadiga ah

Q:-9-aad: in lahelo dowlad matasha Dhammaan shacabka Soomaaliyeed Oo aan lagu koobin awoodda Dowladnimo kooxo danleey Siyaasadeed ah iyo hantiilayaal Burjawasiyiin ah,hogamiyo kooxeedyo maran habaabiya umadda somaliyeed.

Q:-10-aad: waxaa yaranaya eexda nin jecleysiga masuqmaasuqa Qabyaaladda iyo wixii lamid ah,Taasi badalkeeda waxaa hormuud noqonaya Waxgarad xanbaarsan mabaa,di salka ku haysa dhaqanka suuban iyo shareecda islaamka.

Ugu danbeyin

Doorasho toos ah Waxa ka dhalan kara kobcinta Dhaqaalaha dalka xasilooni siyaasadeed sinaan
Iyo cadaalad iyo innaan la jaan-qaadno caalamka intiisa Kale.

‎إِنْ أُرِيدُ إِلَّا الْإِصْلَاحَ مَا اسْتَطَعْتُ ۚ وَمَا تَوْفِيقِي إِلَّا بِاللَّهِ

Address


Telephone

+252615758507

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tawane Abdi Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tawane Abdi Ali:

Videos

Share