Kaab TV News

Kaab TV News Kaab TV is an indepent news channel in Somalia.

Follow us for Contact us [email protected] Welcome to Kaab TV, an independent broadcast media that presents breaking news and events about Somalis in Somalia and in the diaspora. Our reporting is focused on neutrality and highlighting the needs of the entire Somali community with objectivity.

19/02/2025

WARKA BARQO EE KAAB 19/2/2025

19/02/2025

Bajaajleyda magaalada Garowe oo cabasho ka ah kala xadaynta wadooyinka Garowe oo qaarba in loo dayay inay kashaqeeyan.
Haji Isse Barre

DEG DEG: Golaha Wasiirada Soomaaliya la filayaa inay is beddel ku sameeyaan xilalka Hanti-Dhowrka, Maxkamadda Gobolka Ba...
18/02/2025

DEG DEG: Golaha Wasiirada Soomaaliya la filayaa inay is beddel ku sameeyaan xilalka Hanti-Dhowrka, Maxkamadda Gobolka Banaadir, Maxkamadda Racfaanka iyo Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud, sida Kaab TV News ay u sheegeen ilo wareedyo ku dhow Madaxtooyada.

Mas'uuliyiinta lasoo jeediyay in la magacaabo ayaa waxay kala yihiin:

1. Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ayaa loo wadaa Avv. Maxamed Xuseen Xaamud.

2. Maxamed Cismaan Baarri ayaa loo wadaa Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka.

3. Cabdikhadar Maxamed Xasan oo loo wado Hanti-Dhowraha Guud.

4. Burhaan Maxamed Cali ayaa loo wadaa Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir.

18/02/2025

WARKA HABEEN EE KAABTV 18/02/2025

18/02/2025

Halka ay dunida dadku isku xirmaan xirfado, dano wadaag ah, iyo fursado horumarineed, Soomaalida weli waxay inta badan isku raadsataa qabyaalad aan dani ugu jirin horumarka bulshada.

Tani waxay caqabad ku tahay horumarka, maadaama kartida iyo aqoonta qofka la iska indho-tiro, iyadoo la doorbidayo xigto iyo qabiil.

Dhageyso sharaxaadda Axmed Cabdi Haadi, oo ah u dhaqdhaqaaqe arrimaha bulshada iyo macallin jaamacadeed Baraarug

18/02/2025

"Shaqo la'aan majirtee hal-abuur la'aan ayaa jirta"Hinda Abdinuur

18/02/2025

MUQDISHO: Shacabka caasimadda oo u diyaar garoobaya bisha barakeysan ee .

Mohamed Sheikh ayaa kawaramaya

18/02/2025

Xisbiga madaxweyne Xasan Sheekh ee UPD oo ka shiray qaabka doorashada qof iyo codka u dheceyso.

18/02/2025

Madaxweyne Xasan iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe ayaa isu khilaafsan mustaqbalka Xukuumada uu hogaamiye RW Xamse.

17/02/2025

WARKA HABEEN EE KAABTV 17/02/2025

17/02/2025

Dowlada puntland oo ku dhawaqday inay dishay 20 dagalamayaasha kooxda dcsh duqayn ilaa xalay lagu garaacayay fariisimaha kooxda dcsh

17/02/2025

Maraykanka oo duqeyn ku dilay 2 xubnood oo ISIS-Somalia

17/02/2025

Saan Miyaa:"Dowlad Xassan Sheekh ka dambeyso majirto,Xassan malyuuneer ayuu noqday waa u gaartay".

17/02/2025

Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid AUN halgamaa Garaad Yuusuf Dibad Jeexoow oo maanta lagu aasay magaalada Muqdisho

17/02/2025

Ganacsade Ismaaciil Cabdi Nuur oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid AUN halgamaa Garaad Yuusuf Dibad Jeexoow oo maanta lagu aasay magaalada Muqdisho.

17/02/2025

"Xassan Sheekh buskud abu walad ma ahan wuu tagaya ,waqtigiisana waaa sii dhamanaya"Mid kamid ah dhalinyaada caasimmada(Al Cadaala)

17/02/2025

Baraarug 𝐏𝐨𝐝𝐜𝐚𝐬𝐭 - π—πšπ₯πͺ𝐚𝐝𝐚 πŸ•πšπšπ: Sideey Dhallinyarada & Haweenka uga Qeyb Qaataan Xallinta Khilaafaadka Dalka Soomaaliya?

17/02/2025

Xilli Trump ka fakarayo aqoonsiga Somaliland, danjiraha Turkey oo Hargeysa ka bilaabay wada hadal

Address

Mogadishu

Website

https://en.kaabtv.com/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaab TV News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category