شي لله ياشمس الله شي لله ياشمس الله
شيخي حسن يوسف ٠ادركنا ولي الله
ياشيخ الشريعة ياشيخ الطريقة ياشيخ الحقيقة سقنا من كاوس الله
Toos banan baxa Ziyaarada sh Oyaay
Kuso dhawaada Sali Aad u Macaan Badan
Igula Raaxeyso Saliga Xabiib mcn badan
Allah Qaadirka Qiimo Gaar Gu siiyeey
Qiyas Wax U eg majiro Quruxdii Rasulka
Qofkii Inkiiraa Qurmuunka Cadaabka Gelaye
Qofkii Caashaqa Qobobka Janada Qur quriyee
Malinta kuleelka badan Na ka Faala qadey
الإحتفال بالمولد النبوي الشريف
Xaflada Dhalashada Xabiibkeena Muxamad Scw Mowlaca SH Nabadoon Cabdi Casiis Macalin Yarow Xaafada
Kaawa Godey Ee Degmada Dharkiinley Muqdisho
Sii Share Gareeya Axbaata Sii Faafiya Axbabii Fillah
Masha Allah Qasiido Sali Aad U macaan Igula Raaxeysta
🔴 #Toos_Mogadishu_Somalia
Waa Qatimkii Khitmoyinka Ee Siyaaradii
Shiikheyna Weyna Waliyu'llahi Mukaram
{#SH_CALI_DHUXULOOW_CABDULLE)
Siyaarada Sheikha Waxaa Kaso Qeybgaley
Sadadka Ugu Sareya Dhariiqada Qaadiriya"
Siyaaradiii. Sheikha" Galabta Waa Qatimkii
🔴 #Toos_Mogadishu_Somalia
Waa Qatimkii Khitmoyinka Ee Siyaaradii
Shiikheyna Weyna Waliyu'llahi Mukaram
{#SH_CALI_DHUXULOOW_CABDULLE)
Siyaarada Sheikha Waxaa Kaso Qeybgaley
Sadadka Ugu Sareya Dhariiqada Qaadiriya"
Siyaaradiii. Sheikha" Galabta Waa Qatimkii
Toos Masjidka Fadxu Raxmaan
Saliga Nabiga Scw
Jimco Kariim Caashiqiinta Xabiib Scw scw Scw Meel kasta Aad Jogtan Anagoo isku Duuban Waxaan idin leenahay Mowliidka Ha Idin wacnado
Ninkaan aa soo aftiray dadki mowliidka duraayay
افصح الله لسانه وطول الله عمره مع عبادة صالحة
🛑 𝗧𝗢𝗢𝗦: 𝗠𝘂𝗾𝗱𝗶𝘀𝗵𝗼 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗮
هُوَ اَلْشَاْشِــيْ أَبُوْعُثْمَاْن * صُوْفِـيْ عَاْبِدُ اَلْرَّحْمَاْن
ذُو اَلْعِــرْفَاْنِ وَاَلْإِيْـمَاْنِ * مَــنْ أَحْيَــاْ عُلُــو ْمِ الله
Waa Bananbixii Weyna Ee Siyarada Caalimkii
Weynaa Ee Somaliyeed & Qudhbigii Banaadir
(𝗦𝗵 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝘅𝗺𝗮𝗻" 𝗦𝗵𝗲𝗶𝗸𝗵 𝗖𝗮𝗯𝗱𝘂𝗹𝗹𝗮𝗵𝗶_𝗦𝗵 𝗦𝘂𝘂𝗳𝗶)
Waxaa Kaso Qeybgley Xaflda Siyaarada Guud
Ahaan Culimaau'diinka Ahlu Suna Wal Jamaca
Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Somaliyeed
Waxaa Lagu Soo Qatimey Dikriga Iyo Salwatka
Nabadoon Cali Fooddey
Kuso.Dhawaada Sali Aad U Mcn Uu Noo Akhrinayo.Khalifkeena Khaliif Yuusuf Siidow Asago Dhameystiran Waa So Gelin Doonaa Inshaa Allah
Toos Dhafarka ziyarada Calimkii weynaa
(سَلَاْمُ اَلله فِيْ كُلِّ اَلْزَمَاْنِ * عَلى شِيْخِيْ حَسَنْ بَحْرُ اَلْعَطَاْءِ)
(أَلَاْ يَاْنَجْــلُ يُــوْسُـفُ أَنْتَ بَـدْرُ * بَــدَاْ بِــيْنَ اَلْأَكَـاْبِرِ وَاَلْوَرَاْءِ)
(𝗦𝗵 𝗫𝗮𝘀𝗮𝗻 𝗬𝘂𝘀𝘂𝗳 𝗔𝗹 𝗤𝗮𝗮𝗱𝗶𝗿𝗶𝘆𝗶 𝗔𝗹 𝗠𝗮𝗿𝗸𝗶𝘆𝗶)
🔴 𝗧𝗼𝗼𝘀_𝗠𝗼𝗴𝗮𝗱𝗶𝘀𝗵𝘂 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗮
وَلِي الله وَِلي الله 🌸 أُوِيْس أَحْمَدْ وَلِي الله
كَــــرَاْمَتُهُ كَـــثِيْرَاْتُ 🌸 فَلَاْ أُحْصِيْهِ كَمْ وَاَلله
Waa Banaanbixii Weynaa Ee Siyaaradii Shiikheyna
Qudhubkii Dhariiqada Qadiriyada Ee Dalka Somalia
(𝗦𝗵𝗲𝗶𝗸𝗵 𝗨𝘄𝗲𝘆𝘀 𝗕𝗶𝗻 𝗔𝘅𝗺𝗮𝗱 𝗔𝗹 𝗤𝗮𝗮𝗱𝗶𝗿𝗶𝘆𝗮) All Mash'hur
𝗦𝗵𝗲𝗶𝗸𝗵 𝗫𝗮𝗮𝗷𝗶 𝗨𝘄𝗲𝘆𝘀 𝗗𝗵𝗲𝗲𝗿𝗲 Siyaarada Shiikha Waxey
Si Toos Ugu Socotaa Xarunta Shiikheyna Sayidkena
(𝗦𝗵𝗲𝗶𝗸𝗵 𝗨𝘄𝗲𝘆𝘀 𝗦𝗵 𝗠𝘂𝘂𝘀𝗲_ 𝗦𝗵𝗲𝗶𝗸𝗵 𝗨𝘄𝗲𝘆𝘀 𝗔𝗹 𝗤𝗮𝗮𝗱𝗶𝗿𝗶𝘆𝗮)
Magaalada Caasimada Muqdisho Xaafada Nasteexo
Siyaarada. Maqbuul Allah Kadhigo Sii 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗲 Gareeya
Karoona
"Kariimoow na dhaafi Coronaha"-Maki Xaaji.
Kulan Quraan Akhris
Xarunta Dhexe Dhariiqada Qaadiriya
Waxaa Lagu Qabtay
Kulan Quraan Aqris ah oo Alle looga Baryayay
in Umada Soomaaliyeed uu ka Bad baadiyo
Cudurka Coronavirus Kulanka Waxaa SO
Agaasimay Madaxa Ugu Sareeya Dhariiqada Qaadiriya
Asayid Sheikh Awees Sheikh Xaaji Muuse
Sheikh Awees Al Qadiriyaa
&Naaibul Caamka Qadiriya
Asayid Sheikh Weli Sh maxamad Xasan
Kulanka Waxaa Kaso Qeeb Geleen Dhamaan
Culimada Somaliyeed Gaar Ahaan
Ahlu Dhuruqu Suufiya Iyo Xubno Ka Mid Ah
Xukuumada Soomaaliya Qeebteeda Arimaha
Diinta Waxaana Hugaaminaayay Waziir Ku
xigeenka Wazaarada Diinta iyo Owqaafta
Mudane Cismaan Aadan Dhuuboow
Mahadsanid Waziir Dhuuqow Booqashada Ad
ku imaatay xarunta Laga Xukumo Dhamaan
Dhariiqooyinka Ayaan Kaga Mahad Celineynaa
Wehelkaaga Ka Dhigo
Al Uweysiya TV
Al Uweysiya TV
Goormaa Kugu Danbeeysay
Waa Caruurta da'da yar ee dugsiyada magaalada Muqdisho ayaa maanta ka qeyb galay Salaad roobdoon ah oo laga oogay magaalada Muqdisho.
Al Uweysiya TV
Fariin Cafimaad Muwaadin
Kataxadar naftaada iyo Bulshada
Dawasho Wacan
Fadlan Kamid Noqo Dadka Ku xeran
Al Uweysiya TV