Warsheekh

Warsheekh Boga Shabakadda Warsheekh.com waa shabakad madax bannaan oo ka hadasha arrimaha Bulshada, Siyaasadda, Sports-ka iyo arrimaha Diinta.

Somalia’s Deputy Prime Minister Challenges Senate Speaker Over Attempted Removal
13/10/2024

Somalia’s Deputy Prime Minister Challenges Senate Speaker Over Attempted Removal

Somalia’s Deputy Prime Minister, Salah Ahmed Jama, has condemned his attempted removal from the Upper House of Parliament, calling it unconstitutional. The move, led by Senate Speaker Abdi Hashi Abdillahi, claimed Jama had automatically vacated his seat after missing four consecutive sessions. In ...

UN Envoy James Swan Concludes Key Discussions with Jubaland Leadership on Security and Governance
13/10/2024

UN Envoy James Swan Concludes Key Discussions with Jubaland Leadership on Security and Governance

James Swan, the Acting UN Special Representative for Somalia, wrapped up his visit to Jubaland on October 13, 2024, after holding high-level meetings with President Ahmed Mohamed Islam ‘Madobe’ and his cabinet. The visit, focused on a range of local and national issues, highlighted the UN’s on...

Somali National Army Foils Al-Shabab Attack, Neutralizes 25 Militants in Middle Shabelle
13/10/2024

Somali National Army Foils Al-Shabab Attack, Neutralizes 25 Militants in Middle Shabelle

The Somali National Army (SNA) successfully eliminated 25 Al-Shabab militants during a military operation in the rural area of Ras Qabow, located in the Middle Shabelle region, on Saturday. According to Mohamed Hassan Abukar Dhaladheere, commander of the 251st unit of the 25th brigade, the operation...

Egypt Offers Peacekeeping Troops to Somalia as AU Mission Nears End
12/10/2024

Egypt Offers Peacekeeping Troops to Somalia as AU Mission Nears End

Somalia has announced that Egypt has offered to deploy peacekeeping troops as part of a security partnership, as the mandate of the long-standing African Union peacekeeping mission in the Horn of Africa nation comes to an end. On Thursday, Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi attended a summit i...

12/10/2024

Weerar ee dad ku dhinteen oo lagu qaaday Israa’iil

12/08/2024

Dadka qaar ayaa caay u maleeya marka la dhaho, "Madaxweynuhu dhul buu boobay. Madaxweynuhu dalkii shiid ayuu ka dhigay. Madaxweynuhu waa fashilmay". Waxaas iyo ka daran iyadoo la dhahaa ayuu Xasan Sheekh xafiiska ka tegay 2016.

Waxyaabahaas waxaa la yiraa "perception". Waa ka-dhaadhicin lagu abuuro ra'yalcaam iyada oo la adeegsanayo borobagaando. Waana shaqada keliya ee ay qabtaan dadka mucaaradka ah.

Qofka mas'uuliyad aad hayso kugu caaya, kuma uusan caayin ee wuu ku dhaliilay. Waxaadna isaga caabbin kartaa in aad adiguna la timaado dood iyo hadal aad ra'yalcaamka uga iibiso in waxa lagaa sheegaa ay been yihiin.

Xasan waxa uu 2016 xafiiska ka soo baxay iyadoo islaanta jidka uga soo hor baxda ay leedahay "tuug dhulalkii boobay ayaad tahay". Isagoo Bannaanka jooga oo aanan xoolo, xukun iyo xoog heysan ayuu aragti iyo istaraatiijiyad isku keenay oo dadkii wada eedeynayay gaarsiiyay in ay amaanaan.

Maanta haddii asagoo Madaxweyne ah uu tabar u waayo inuu dadka ku qanciyo in uusan tuug ahayn ee uu dalkan iyo dawladinimadiisa dhisayo; walba yuusan aqbalin in ciddii dhaliishaba loo soo xiro. Waayo dadku berrito ayay asagoo bannaanka jooga dhihi doonaan isla waxa ay hadda leeyihiin. Markaasna awood uu ku xiro ma lahaan doono.

Dhaaley

Kigali, Ogostoo 11, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hog...
12/08/2024

Kigali, Ogostoo 11, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleema-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda Rwanda Mudane Paul Kagame.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa dilka Haniyah Hogaamiyihii Xamaas ku tilmaantay “dil siyaasadeed oo aan gebi...
31/07/2024

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa dilka Haniyah Hogaamiyihii Xamaas ku tilmaantay “dil siyaasadeed oo aan gebi ahaanba la aqbali karin”
Dhanka kale, Wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa s wax ay ku tilmaamay “dilka ceebta ah ee ka dhacay Tehraan”

Sidoo kale Warsaxaafadeed ay soo saaray Culimada Soomaaliyeed oo haatan shirweyne uu uga socdo Muqdisho ayaa waxaa looga hadlay dilka hoggaamiyihii Xamaas
Culimada Soomaaliyeed ayaa muslimiinta caalamka uga tacsiyeeyay geerida hoggaamiyahii garabka siyaasadda Ururka Xamaas ee Falastiin.

Wararki ugu dambeeyay dilkii Hogaamiyihii Xamaas
31/07/2024

Wararki ugu dambeeyay dilkii Hogaamiyihii Xamaas

Hoggaamiyahii dhaqdhaqaaqa Ururka Xamaas ee dhanka siyaasada Ismaaciil Haniyah ayaa aroornimadii h**e ee saakay lagu dilay magaalada Tehraan ee dalka Iiraan oo uu kaga qeyb galaayay xaflada Caleema saarka madaxweynaha cusub ee dalkaas. Geerida Ismaaciil Haniyah waxaa lagu baahiyay Wakaaladda Wararka...

Somali Prime Minister Hamsa Abdi Barre Commends Military Success in Jubbaland
31/07/2024

Somali Prime Minister Hamsa Abdi Barre Commends Military Success in Jubbaland

On Wednesday, Somali Prime Minister Hamsa Abdi Barre visited Jubbaland State to congratulate the Somali National Army (SNA) for their significant victory over al-Shabab militants, resulting in the deaths of over 80 insurgents. Accompanied by Jubbaland President Ahmed Mohamed Islam Madobe and senior....

Hamas Chief Ismail Haniyeh Assassinated in Iran Following Presidential Inauguration
31/07/2024

Hamas Chief Ismail Haniyeh Assassinated in Iran Following Presidential Inauguration

Hamas leader Ismail Haniyeh was killed in Iran after attending the inauguration of the nation’s new president, according to announcements from Iran and the militant organization early Wednesday. Hamas accused Israel of conducting an airstrike that led to the death of the head of the group’s poli...

Ethiopia Secures $3.4 Billion IMF Financing Program
30/07/2024

Ethiopia Secures $3.4 Billion IMF Financing Program

Ethiopia reached an agreement with the International Monetary Fund (IMF) for a new financing program valued at $3.4 billion. This deal is a significant milestone for Ethiopia, which has been grappling with high inflation and chronic foreign currency shortages. The IMF announced that the agreement wi...

Strengthening Turkish-Somali Relations
30/07/2024

Strengthening Turkish-Somali Relations

In a significant move to bolster bilateral ties, Turkish President Recep Tayyip Erdogan and Somali President Hassan Sheikh Mohamud held a detailed discussion on Monday, covering a range of important issues. According to Türkiye’s Communications Directorate, the conversation highlighted the deepen...

Lubnaan oo wadnaha farta lagu hayo iyo Israa’iil oo isku diyaarinaysa ‘Jawaab milatari oo adag’
29/07/2024

Lubnaan oo wadnaha farta lagu hayo iyo Israa’iil oo isku diyaarinaysa ‘Jawaab milatari oo adag’

Golaha wasiirada amniga Israa’iil ayaa u fasaxay ra’iisul wasaaraha Benjamin Netanyahu iyo wasiirkiisa gaashaandhigga inay go’aan ka gaaraan “waqtiga iyo qaabka looga jawaabayo” si ay jawaab ugu bixinayaan gantaalkii ku dhacay garoon kubada cagta oo ku yaalla buuraha Golan halkaas oo labo ...

Erdogan: Turkiga waxaa laga yaabaa in uu galo Isra’il si uu u caawiyo Falastin
29/07/2024

Erdogan: Turkiga waxaa laga yaabaa in uu galo Isra’il si uu u caawiyo Falastin

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Axaddii shalay sheegay, in laga yaabo in Turkiga uu gudaha u galo Isra’il, si la mid ah sidi ay horay uga sameeyeen Liiniya iyo Nagorno-Karabakh, balse ma uusan faah-faahin nuuca ay noqon doonto faragelinta uu soo hadal qaaday. Erdogan, oo si aada u d...

Haweeney wiil gabadheeda u dhaxday ku dishay magaalada Boosaaso
29/07/2024

Haweeney wiil gabadheeda u dhaxday ku dishay magaalada Boosaaso

Maxamuud Cabdi Bile Cabdi oo ahaa wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Boosaaso ayaa u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray Tooreey ay ku dhufatay xaaskiisa hooyadeed (Soddohdiis). Lama oga sababta ka dambeysa falkaan, hase ahaatee wararka aanu horudhaca u helayno waxay sheegayaan inuu jiray khilaaf...

Boat Sinks in Ethiopia’s Amhara Region, Leaving 19 Dead
29/07/2024

Boat Sinks in Ethiopia’s Amhara Region, Leaving 19 Dead

At least 19 people drowned when their boat sank in a river in Ethiopia’s northern Amhara region on Saturday, according to the region’s official media on Sunday. “Seven people including a child were saved in difficult circumstances,” the Amhara Media Corporation (AMC) reported, quoting a loca...

Successful Operation by Jubbaland’s Dervish Army in Bula Haji Forest
29/07/2024

Successful Operation by Jubbaland’s Dervish Army in Bula Haji Forest

The Jubbaland administration’s Dervish army, specifically the Birjeh brigade forces, conducted a military operation in the Bula Haji Forest area, resulting in the death and capture of members of the al-Shabab militant group. During the operation, two al-Shabab militants were killed, and a third wa...

Shirweynaha 2aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa ka furmay magaalada Muqdisho. Shirka oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda A...
29/07/2024

Shirweynaha 2aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa ka furmay magaalada Muqdisho. Shirka oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta DFS ayaa sannadkan waxa ay culimadu ku falanqayn doonaan qodobo kala duwan oo ay ka mid tahay xaqiijinta midnimadda ummadda, dhibaatooyinka khilaafka iyo kalatagga.

Axmed Madoowe oo wado socdaal dhiiro gelin ah (Sawiro)
26/07/2024

Axmed Madoowe oo wado socdaal dhiiro gelin ah (Sawiro)

Madaxweynaha maamulka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta gaaray degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose, xilli dhawaan wadada xariirisa magaalooyinka Kismaayo iyo Afmdow kooxaha khawaarijta laga saaray. Boqolaal shacab ah ayaa madaxweynaha ku soo dhaweeyay bartamaha magaaladaan. Mada...

Nin muruq-maal ah oo dameer carruurta ugu xamaasha, ayuu dameerkii ka xaraarugay.
26/07/2024

Nin muruq-maal ah oo dameer carruurta ugu xamaasha, ayuu dameerkii ka xaraarugay.

Dhaqtarka xoolaha oo meel xoogaa ah degganaa buu isku sii qaaday. Dhaqtarkii waxa uu yimid dameerkii oo ay naftu deysay. Ninkii oo murugo adduun ay meel walba uga timid, baa isaga oo nolosha quus ka jooga, waxa uu dhaqtarkii weydiiyay: Dhaqtaroow, dameerkeygu xoow u dhintay? Dhaqtarkii baaritaan dhe...

Ruushka iyo Shiinaha oo daandaansi militari kasameeyay hawada Mareykanka.
26/07/2024

Ruushka iyo Shiinaha oo daandaansi militari kasameeyay hawada Mareykanka.

Maraykanka ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee Ruushka iyo Shiinuhu inay ku soo dhowaadeen xuduudda hawada sare ee Maraykanka gaar ahaan agagaarka xeebaha gobolka Alaska.Xoghayaha difaaca ee Maraykanka Lloyd Austin ayaa u sheegay saxaafadda in wararka sheegaya in diyaaradaha Ruushka iyo Shiinaha...

Address

Mogadisho
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warsheekh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other News & Media Websites in Mogadishu

Show All