Isagoo Madaxweyne aan aheyn ayuu talo waalidnimo Siiyey, Balse maka qaadan, Maanta ayey heystaa oo Shalaay ayey ku sugan yihiin, Intaadan Falin ka fiirso.
Xildhibaan Mahad horay Ayuu ula hadlay Farmaajo haduu wax maqlaayay😀😀
Xildhibaan Abdurahman Odowaa oo bil kahor ka hadlay gacan ka hadalkii maanta. isagoo fariin u diray xildhibaanada ku cusub Golaha shacabka~ daawo muqaal qosol badan
10_dhacdo oo LA rabo inuu dadka uga jawaabo ka hor inta aan laga Aqbalin inuu isi sharaxo Mohamed Abdullahi farmaajo
Xildhibaan Abdurahman Odowaa ciyaal weero ayaa lala joogi la'yahay qeybo kamid ah Muqdisho.
Xildhibaan Mahad Salad oo bogaadiyay kulanka kowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, sidoo kalane bogaadiyay da’daalka Raysal Wasaare Rooble ee gunaanadka doorashada.
Xildhibaan Abdurahman Odowaa : "Waxaan rejaynaynaa in doorashada guddoonka baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa lagu soo gebagebeeyo muddo 7 illaa 10 maalin gudahood".
2012 Waxaan Soo Dhisay Madaxweyne Xassan Sheekh, 2016 Waan isku Dayay Weyna igu Cuslaatay, Haddana Waan Soo Wadaa ee Odayga ila Qaada. Xildhibaan Abdurahman Odowaa
Sanbaloolshe oo farriin u diray Kutlada NISA
“NISA Taliyaheeda waa qaatay Shahaadada, Hal Taliye ma lahane waa Taliye badan yihiin, waxaa la yiri Aabaha wiilkiisa gabar waa siin karaa, umana guurin karo kumana dhaqi karo waxaa la rabaa Xildhibaannada dadkii ku dhaqmi lahaa oo dowlad ku hoggaamin lahaa dalka inaa badbaadisaan la idinku tala galay ee Askar amar qaadata inaa noqotaan la idinkuma tala galin, markaa shalay. askar aheydeen iyo maanta oo Xildhibaano tihiin waa in hab dhaqankiina kala duwanaadaa”
Fahad oo quustay iyo Xildhibaanadii taageersanaa oo shahaadadooda qaadanaya.
Muqdisho maxaa ka socdo maanta?
Hussein Abdulle Mohamed