Allaha na wada fahansiiyo kalaamka allaah🤲🤲
Dhalinyaro go'an qadashada maanta waa guusha beritole
Tariikhada Sheikh Mohamed moalim Hassan
By Dr sahraMohamed
Raaxatul Qalbi
Shere please
Asma maxamed maxamuud waxa ay xifdisay Qur'aan kariimka ah
Waxay naga mudantahay in aan dhahno maasha allah
Waa Xalqad kale iyo Barnaamijkii Cajiibka ahaa ee waad U qalantaa 'انت كفو'.
Qaybtan waxa marti ku ah Saynab.
Ninkeedda iyo labo caruur ah oo ay dhashay ayaa Waxa ay ahaayeen Dadka Maqalka naafadda ka ah (Dhagool), kadib waxa ay baratay Luuqadda Ishaaradda oo ah luuqadda ay ku wadda hadlaan dadka maqalka naafadda ka ah, kadibna waxa ay Furatay urur khayri ah oo ay ku Caawinayso Dadka Maqalka naafadda ka ah, iyadda oo xataa dadka ku dhiiri gelisa Siddii ay u barran lahaayeen Luuqadda Ishaaradda si ay u caawiyaan Dadkaas.
Saynab waxa lagu balamiyey isbitaal iyadda oo aan filayn ayaanna loo sameeyey Kedis cajiib ah iyadda oo ilmada ceshan wayday.
Halkan uga yeer haddi uu jiro qof abaal kuu gallay oo aad niyadda ku hayso.
X Muuqaalka Stc Bahrain 🇧🇭