Ahmed Jidaal

Ahmed Jidaal Ahmed Jidaal, Diplomat and Chairman of the National Agency Soiya Somalia H.E. His appointment by the then-President of Somalia, H.E.

Ahmed Abdiaziz Jidaal is an influential figure in Somali youth development and community advancement. His educational journey began in Somalia, where he completed his primary and secondary education and later continued his higher studies in Kenya, gaining knowledge that would fuel his commitment to Somali youth both domestically and abroad. Ahmed’s dedication to youth empowerment is evident in his

longstanding involvement with community-centered initiatives. He previously served as the chairman of Somali Charity, a charitable organization dedicated to supporting Somali communities. He founded Ubad Academy, an institution that nurtures young talent in sports, producing skilled who represent Somalia on both national and regional levels. In 2018, Ahmed was honored as the first chairman of the Somali International Youth Agency (SOIYA) at its inception. Mohamed Abdullahi Farmaajo, marked a pivotal moment in his career, as he assumed a national leadership role dedicated to empowering the Somali youth. Under his stewardship, SOIYA has since flourished, impacting the lives of countless young people and fostering partnerships that strengthen the agency’s reach and mission. Ahmed Abdiaziz Jidaal’s commitment continues to be a driving force for SOIYA and a source of inspiration for Somali youth as he advocates for educational opportunities, skill development, and the overall advancement of the next generation.

RW Xassan Cali Kheyre ayaa madaxweyne Xassan Sheekh ku eedeeyey in uu u ogolaaday Itoobiya Badda Soomaaliya, wuxuuna ku ...
12/12/2024

RW Xassan Cali Kheyre ayaa madaxweyne Xassan Sheekh ku eedeeyey in uu u ogolaaday Itoobiya Badda Soomaaliya, wuxuuna ku sifeeyey xadgudub cad oo lagula kacay Qaranimada Soomaaliyeed.

Kheyre ayaa sheegay in aan la laalin Is afgaradkii h**ey u dhexmaray SL & Itoobiya, xalayna MW Xassan Sheekh mid kale saxiixay, taas oo halis ku ah Madax banaanida Soomaaliya.

12/12/2024

Agaasimaha Guud Wasaaradda Ganacsiga Warshadaha Iyo Maalgashiga SSC-Khaatumo Hoodo maxamed ibraahim oo saaka bixisay 30 Liisan oo ah Liisamadii bishii November ay goosteen ganacsatada Maamulka SSC-Khaatumo.

Jaaliyada SSC-Khaatumo ee magaalada London ayaa soo dhawayn  ballaadhan u samaysay  Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hid...
12/12/2024

Jaaliyada SSC-Khaatumo ee magaalada London ayaa soo dhawayn ballaadhan u samaysay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee SSC-Khaatumo oo safar shaqo ku jooga Caasimada Wadanka UK.

Wasiirka ayaa warbixin ka siiyey Jaaliyada waxyaabihii dowlada SSC-Khaatumo u qabsoomtey mudadii ay jirtay iyo waxyaabaha hada u qorshaysan.

Wasiirka ayaa sidoo kale ku bogaadiyey doorkii ay jaaliyada London ay ku lahayd xilligii halgankii iyo dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo

Wasiirka ayaa jaaliyada kula dardaarmay in dalka la dhistob, dibna ay ugu soo noqdaan aqoonyahanada si ay qayb ugu noqdaan dal dhiska socda

12/12/2024

Magaada Buhoodle ee Gobolka Cayn oo laga Daahfuray Cashuuraha Berriga

MD Xasan Sheekh Dallka halaga qabto. War baahida Itoobiya u haysa ma kursiga Village miyaa. Tan soo noqosho malaha Sayla...
12/12/2024

MD Xasan Sheekh Dallka halaga qabto. War baahida Itoobiya u haysa ma kursiga Village miyaa. Tan soo noqosho malaha Saylac waa ku daysay 100℅ waa la xaraashay. Imaaraad illaahay gudka kugu rid.

Agaasimaha Gaadiidka SSCKH ayaa Gudoonsiiyay Sumada Gaadiidka darawalada Gaadiidka Taasoo si rasmi ah Maanta ay u qaadan...
10/12/2024

Agaasimaha Gaadiidka SSCKH ayaa Gudoonsiiyay Sumada Gaadiidka darawalada Gaadiidka Taasoo si rasmi ah Maanta ay u qaadanayaan gaadiidlayda wuxuuna ugu Baaqay Shacabka inay ka faa’idaystaan mudada Cashuur dhaafka.

10/12/2024

Waligaa yuusan hadal kaa tagin Before iyo After wada socda

10/12/2024

Ninkan waa kii lahaa reer Khaatumow soo socda. Bal dhagayso cabaadka ka yeedhaya.

SSCKH ayaa ka qaybgashay Furitaanka kulan aqoon kororsi ah oo ku saabsan Xisaabaadka Guud ee Somalia iyo maamul goboleed...
10/12/2024

SSCKH ayaa ka qaybgashay Furitaanka kulan aqoon kororsi ah oo ku saabsan Xisaabaadka Guud ee Somalia iyo maamul goboleedyada dalka iyo habka maamulka iyo maaliyada guud (PFM).

Kulankan oo ka dhacay Abuja Nigeria ayaa waxaa ka qaybgalay Xisaabiyaha Guud ee maamulka SSCKH Mahamud Ibraahim Xuseen.

Waxaa kale oo kulankan goob joog ka ahaa xisaabiyaha Guud ee DFS Abdirahmaan Mahamed Anas oo soo bandhigay u jeedada safarka iyo qorshayaasha waftiga Iyo muhiimada uu leeyahay kulankan.

10/12/2024

Jamaahiirta Oo Calankoodii SSC Khaatumo Ku Dhex Xaragoonaya Magaalada Ceerigaabo

Taliyihi ciidamada Danab ee ka howlgalayay Magaalada Kismaayo ayee dowladda Somalia ka qaaday xilka .Taliye Carab Dheeg ...
10/12/2024

Taliyihi ciidamada Danab ee ka howlgalayay Magaalada Kismaayo ayee dowladda Somalia ka qaaday xilka .

Taliye Carab Dheeg wuxuu caan ku ahaa ladagaalnka AS wuxuuna ka xoreeyay khawaarijta degaana badan oo ka mida Jubbland .

Maalin ka hor ayuu ka hadlay in muda badan ciidanka uu hogaamiyo dalacsiin & darajooyin uu ugu raadiyay taliska ciidanka Somalia balse taas loo diiiday .

Markii ciidanka ay ka goosteen Jubbland horay ayaa dalacsiin laga siiiyay ayuu yiri taas oo macnaheeda ay tahay in ciidankii qaranka la siyaasadeeyay xitaa dalacsiin tooda sharaf dhacna ay ku tahay hogaanka sare ee ciidanka Somalia .

Maxaa u hadashay ayaa hadda Isaga shaqadiisa looga ceeriyay balse Jubbland ciidanka Danab ee joogo deganadaas Isaga ayee hoostagaan oo ma jiro Taliye ku dhiiran karo in Booska Carab in uu galo .

Arimaha ciidanka in la siyaasadeeyo sax miyaa ?

Axmed Xariir Gaas, oo ahaa xildhibaan h**e ee Puntland, ayaa ku gafay SSC-Khaatumo iyo Reer Buuhoodle qoraal uu ku faafi...
08/12/2024

Axmed Xariir Gaas, oo ahaa xildhibaan h**e ee Puntland, ayaa ku gafay SSC-Khaatumo iyo Reer Buuhoodle qoraal uu ku faafiyey baraha bulshada. Qoraalkaas ayaa noqday mid ay si weyn uga jawaab celiyey bulshada SSC-Khaatumo,

08/12/2024

Buhoooodle Champion ssc khaatumo cup 2024🏆

08/12/2024

Magaca ssc khaatumo maha wax lagu baryatago

HOGGAAMIYE KUXIGEENKA MAAMULKA SSC-KHAATUMO OO SOO XIDHAY TARTANKA CIYAARAHA DEGMOOYINKA SSC-KHAATUMO.Laascaanood 08.Dec...
08/12/2024

HOGGAAMIYE KUXIGEENKA MAAMULKA SSC-KHAATUMO OO SOO XIDHAY TARTANKA CIYAARAHA DEGMOOYINKA SSC-KHAATUMO.

Laascaanood 08.Dec.2024:- Hoggaamiye kuxigeenka Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil Shiine ayaa soo xidhay tartanka kubadda cagta ee degmooyinka Maamulka SSC-Khaatumo kaas oo ka socday caasimadda.

Tartanka oo ay ka soo qabgaleen shan degmo oo ka tirsan degmooyinka Maamulka SSC-Khaatumo ayaa waxa ku guulaystey degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.

Hoggaamiye kuxigeenka ayaa ku ammaanay dhallinyarada SSC-Khaatumo sida ay u muujiyeen xasilloonida, nabadda, ciyaar wanaagga iyo isdhexgalka quruxda badan, waxaana uu ku boorriyey bahda Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha iyo Xidhiidhka Kubadda cagta SSC-Khaatumo in la joogteeyo lana badiyo ciyaaraha noocan oo kale ah.

-DHAMMAAD-

Xafiiska Warfaafinta iyo Xidhiidhka Dadweynaha Madaxtooyada Maamulka SSC-Khaatumo
Email: [email protected]

08/12/2024

Garaad Jaamac Garaad Cali

🌟 Hambalyo Guul Taariikhi ah! 🌟Warbaahinta WidhWidh Media waxay hambalyo diirran iyo bogaadin sharaf leh u diraysaa Koox...
08/12/2024

🌟 Hambalyo Guul Taariikhi ah! 🌟

Warbaahinta WidhWidh Media waxay hambalyo diirran iyo bogaadin sharaf leh u diraysaa Kooxda Degmada Buuhoodle, oo si geesinnimo leh ugu guulaysatay Koobka Degmooyinka SSC-Khaatumo 2024. 🎉🏆

Guushan waxay muujinaysaa dadaalka, kartida, iyo isku-duubnida ciyaartoyda, maamulka, iyo taageerayaasha kooxda. Waxay sidoo kale astaan u tahay horumarka isboortiga ee ka socda deegaanada SSC-Khaatumo.

Waxaan si gaar ah u bogaadinaynaa dhammaan kooxihii tartankan ka qeybgalay, kuwaas oo soo bandhigay ciyaar wanaag iyo niyadsami mudan in lagu daydo. Isboortigu waa is-dhexgal iyo midnimo, waxaana rajeynaynaa guulo kale oo waaweyn mustaqbalka.

👏 Hambalyo Kooxda Buuhoodle!
💫 Guul, Horumar iyo Isku-duubni ciyaaraha SSC-Khaatumo!
⚽🏅 SSC-Khaatumo waa midnimo iyo mustaqbal ifaya!

Address

Wadada Airport-ka, Degmada Wadajir, Muqdisho, Soomaaliya
Mogadishu

Telephone

+252615048266

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Jidaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ahmed Jidaal:

Videos

Share