Mohamed deeq daahir

Mohamed deeq daahir Noloshu Wey sii Ifeysaa Markaan Udhaqaaqno Rumeynta Riyooyinkeena

Wey jirtay waqti  uu ahaa kan ugu fiican ee la isticmaalo   waxaad soo marto waa dhigaal xasuuseed🧠
17/11/2023

Wey jirtay waqti uu ahaa kan ugu fiican ee la isticmaalo waxaad soo marto waa dhigaal xasuuseed🧠

Inaad kuqanacsanaato arimahaaga waa furaha farxadaada.
15/11/2023

Inaad kuqanacsanaato arimahaaga waa furaha farxadaada.

03/11/2023

Jawiga muqdisho roob iyo kuleyl isku dhex jira
Alx

Baarinimo🥰
24/10/2023

Baarinimo🥰

Labadii bishaan oktoobar) bay ku beegnayd markii uu Salaaxuddiin Al Ayyuubi Quddus ka xoreeyay Saliibiyiintii, kadib mar...
23/10/2023

Labadii bishaan oktoobar) bay ku beegnayd markii uu Salaaxuddiin Al Ayyuubi Quddus ka xoreeyay Saliibiyiintii, kadib markii ay gumaysanayeen in kabadan 80 sano.

Mar kale, 80 sano wax ka dhoow oo ay inna abuurmayeen inna toos u gumaysanayeen, dib ayaa looga xoraynayaa Ilaahay Idinkii.
Allah Akbar☝️✊
الله أكبر تكبير ✊☝️

Hotel kuyaaala jazeerada maldevs  adigu ma seexan leheed hotelkaan  bada hoosteeda ah
20/10/2023

Hotel kuyaaala jazeerada maldevs adigu ma seexan leheed hotelkaan bada hoosteeda ah

qof walba Facebook asxaab ku nahay Postigan batiisa hasoo dhigo ama ha share gareeyo luqadaha dunida ugu waaweyn aan ku ...
18/10/2023

qof walba Facebook asxaab ku nahay Postigan batiisa hasoo dhigo ama ha share gareeyo

luqadaha dunida ugu waaweyn aan ku gudbino Risaaladeena

Af ingiriis 👇

*For publication in all languages of the world ..*
*Double standards* ..

Af Faransiis 👇

*Pour publication dans toutes les langues du monde ..*
*Deux poids, deux mesures* ..

Af isbeyn 👇

*Para publicación en todos los idiomas del mundo ..*
*Doble rasero* ..

Af taltyaani 👇

*Per la pubblicazione in tutte le lingue del mondo ..*
*Doppio standard* ..

Af Ruush 👇

*Для публикации на всех языках мира ..*
*Двойные стандарты* ..

Af turki 👇

*Dünyanın tüm dillerinde yayınlanması için..*
*Çifte standartlar* ..

Af jarmal 👇

*Zur Veröffentlichung in allen Sprachen der Welt ..*
*Doppelmoral*

Af bortaqiis 👇

*Para publicação em todas as línguas do mundo ..*
*Padrões duplos*..

Af indunuusiya. 👇

*Untuk publikasi dalam semua bahasa di dunia ..*
*Standar ganda*..

Gaaalkaan asagaaa dhib oohin udambeesa inshlh dadkeena reer falastiin wan u aar gudeeeennaaaa

😭😭😭 aaawi wadamadii carabta islaamka sheeganay allow ale caawa ciil ayan la ilimeenayaaa. Waxaan ogaaday inaysan jirin wadan islaam ah oo carab sheegta oo ay yihiin dhamaantood yahuud iyo yahuud kal kalayaaal

Hooyo waa hooyo had iyo jeer🥰🥰
13/10/2023

Hooyo waa hooyo had iyo jeer🥰🥰

Abas ibnu firnaas wuxuu ahaa ninkii ugu horeeyey ee sameeya qalab lagu duulo Waxana lagu naanaysi jiray (the father of f...
13/10/2023

Abas ibnu firnaas wuxuu ahaa ninkii ugu horeeyey ee sameeya qalab lagu duulo Waxana lagu naanaysi jiray (the father of fly) waa Spanish muslima Waxa uu noolaa xiligii dawladii Andulus. Magaciisa dhabta ahi waa Abu Al qaasim cabas ibnu firnaas Wuxuu dhashay taariikhdu markay ahayd 810-kii ee miilaadiga Wuxuuna ku dhashay magaalada Ronda ee dalka Spain.

Cabas waxa uu ahaa aqoonyahanadii ugu cadcadaa ee dawladii islaamka Andulus waxayabihii uu aqoonta dheer ulahaa Waxa kamid

Cabas waxa uu geeryooday taariikhdu markay ahayd 887-dii Waxa uu ku dhintay magaalada Qurduba oo ahayd caasimadi dawladii islaamka ee Andulus, Waxana la sheegaa aqoonta lagu sameeyey diyaaradaha in isaga Laga

12/10/2023

Habeen wangsan qaraabo

Xaqiiqdii, Noloshu waa Imtixaan. Waxaa nalaku imtixaanayaa Cabsi, Gaajo, inaan weyno Naf & Maal. Alle SWT wuxuu doonayaa...
11/10/2023

Xaqiiqdii, Noloshu waa Imtixaan. Waxaa nalaku imtixaanayaa Cabsi, Gaajo, inaan weyno Naf & Maal. Alle SWT wuxuu doonayaa inuu eego in Iimaankeenu dhab yahay. Ilaa xadka saburkeenu gaarsiisan yahay. Ilaa inta aan adkeysi leenahay. ama in aan is dhiibno haddii waswaas yar Sheydaan xagiisa nooga yimaado. Ogow Imtixaan kasta oo Alle xagiisa ka ahaada waa mid kheyr inoo ah.

09/10/2023
Dadku waa wada safar   soomaaliya qofwalba ma kumeelgaarbey utahay
08/10/2023

Dadku waa wada safar soomaaliya qofwalba ma kumeelgaarbey utahay

06/10/2023

Dhargi meysid aadmiga
Inaad dhimato mooyee,
Dhulkana waxaad kuleedahay
dhirirkaaga meel la eg.

-Miiraaale

05/10/2023

Dadka qaar ayaa marka eey lakulmayaan qofka eey xiriir wadaaga yihiin iska jecel iney hab siiyaan ana waxaanba is iraa amaa habsiintaada aan xalaasha eheen darteed aakhiro janada looga celiyaa.

Dhaqaatiirtu  warqada eey bukaanka uqoraan  maxey nuucaan ugu qoraan  oo lagala jeedaa?Yaab!!
04/10/2023

Dhaqaatiirtu warqada eey bukaanka uqoraan maxey nuucaan ugu qoraan oo lagala jeedaa?

Yaab!!

Maxey kula tahay jawaabtu?
03/10/2023

Maxey kula tahay jawaabtu?

Arbacada oo eey taarikhdu ku asteysantahay  4  oct 2023 waxaa la saadaalinayaa iney di,i doonaan  roobab lixaad leh  oo ...
03/10/2023

Arbacada oo eey taarikhdu ku asteysantahay 4 oct 2023 waxaa la saadaalinayaa iney di,i doonaan roobab lixaad leh oo daadad sababi kara iyadoo eey xusid mudantahay in hey,ada maareynta musiiboyinka soomaaliya ee (SODMA) eey todobaadyadii ugu danbeysay eey kadigeysay roobabkaan la sheegay iney ka di,i doonaan bariga afrika.

02/10/2023

Aamuska aad aamusto kolka laguugu jeesjeesayo waxey keentaa sarreyn

02/10/2023

Waqtigu waa hadiyad
Caafimaadkuna waa nimcada ugu weyn oo aan heysano
Alxamdulilaah

Machanical engenering
02/10/2023

Machanical engenering

Qof waliba heer ugaar ah ayuu marayaa
02/10/2023

Qof waliba heer ugaar ah ayuu marayaa

Address

252
Mogadishu
252

Telephone

+252684354936

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed deeq daahir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share