Aqoonso

Aqoonso AQOONSO waa Channel bulshada soomaaliyeed u soo gudbiya xogo kala duwan oo ku saabsan: waxbarashada,

11/06/2023

Hadalkan Garaad abdirisaq garaad soofe wuxuu jeediyay 2017kii mar la yidhi ciidanka khaatumo iyo kuwo Somaliland baaa laysku dhafayaa oo sidaasaynuna snm kaga mid nahay runtii waxay ahayd gunimo dadka gumaysiga lagu barayo lkn garaadku waa indheergarad sida ay wax u dheceen buu sii saadaaliyay waligiina halgan buu ku jiray

Maxaad ka taqaanaa ninka aasaasay maalinka qashinka gobolada SSC Alle ha u naxariistee xuseen dacwi ducaale oo ahaa maay...
18/05/2023

Maxaad ka taqaanaa ninka aasaasay maalinka qashinka gobolada SSC Alle ha u naxariistee xuseen dacwi ducaale oo ahaa maayarkii magaalada buuhoodle ayaa 18 May u asteeyay inay noqoto maalinta qashinka gobolada Ssc xuseen dacwi Wuxuu ahaa nin maskax furan oo dalkiisa iyo dadkiisa wax badan u qabtay Alle ha u naxariistee 19 May 2010 isagoo salaadii cishe ka soo baxay ayuu magalada buhodle ku geeyiyooday

31/07/2022

Sadex sadex kadoorbid

>>Mubarik haadi

30/07/2022

Sadex arimood oo farxada kaaqadaya noloshana kaa xumaynaya

>>ustad mubarik

28/07/2022

Cabdi haybad lanbad iyo boon xirsi

27/07/2022

Gabaygii xiin finiin sayid maxamed cabdale xasan

26/07/2022

Riwaayada ismadhaanto abwaan geesi iy libaax kabeeye

25/07/2022

Maxaa sababa fashilka Aqonyahanka

>>Youtube --- Razeen training center

24/07/2022

Maxk**adii ugu cajiib sanayd

SIDEE DAWLADUHU UDORTAAN CAASIMADA?
18/07/2022

SIDEE DAWLADUHU UDORTAAN CAASIMADA?

Caasumad waa erey asal ahaan ka soo jeeda af-ka carabiga oo ah luuqadda Labaad eedalkeenna, waa af-ka saamaynta ugu badan ku leh af-soomaaliga, saamayntani w...

MAXAAD SAMAYN LAHAYAD HADII AAD OGAATO IN NOLOSHAADA AY KA HADHAY LIX BILOOD OO KALIYA?!!!HADII AAD OGAAN LAHAYD IN MUDA...
15/07/2022

MAXAAD SAMAYN LAHAYAD HADII AAD OGAATO IN NOLOSHAADA AY KA HADHAY LIX BILOOD OO KALIYA?!!!

HADII AAD OGAAN LAHAYD IN MUDADAAS KOOBANI CIMRIGAAGA KA DHIMANTAHAY,

KUMAAD WAQYIGAAGA LAQAADAN LAHYD
OO MAXAY AHAAN LAHAYD SHAQADA AAD? QABAN LAHAYD? AMA ARIMAHA AAD HAGAAJIN LAHAYD?
JAWAABTA SU,AASHASI WAXAY KUU IFTIIMINAYSAA QAYB DHAN ONOLOSHADA KAMIDA OO KAA MADOOBAYD

>>IBRAAHIM FIQI

Ma Ogtahay: Venezuela Waxay Leedahay Qiimaha Shidaalka Ugu Raqiisan Adduunka, $0.022 (PKR 4.54) Literkiiba.Halka liter w...
14/07/2022

Ma Ogtahay: Venezuela Waxay Leedahay Qiimaha Shidaalka Ugu Raqiisan Adduunka, $0.022 (PKR 4.54) Literkiiba.
Halka liter wuxuu ka hoseyaa $0.1

Ninkan oo u dhashay Dalka Southafrika ayaa suuxay  kadib markii loo sheegay 15 sano  Guri uu kiro ka bixinaayey inay xaa...
13/07/2022

Ninkan oo u dhashay Dalka Southafrika ayaa suuxay kadib markii loo sheegay 15 sano Guri uu kiro ka bixinaayey inay xaaskiisu lahayd guriga🀣🀣

Waa Sawiradii Oogu Faseexsanaa Abid ee laga Qaado Meerayaasha Iyo Xidigaha.Waxa iska soo daba dhacaya sawiraantii ugu h*...
12/07/2022

Waa Sawiradii Oogu Faseexsanaa Abid ee laga Qaado Meerayaasha Iyo Xidigaha.

Waxa iska soo daba dhacaya sawiraantii ugu h**eeyey ee James Web telescope Uu qaaday, ilaa Iyo xalay
Waxaan aad aragtiin waa koonkan aan ku nool nahay dhibic kasta waa urur xidigeed ay xidig waliba ka kooban tahay 1 ilaa 60 meere qaarkoodna ayba ka badan yihiiin Xidig Walbana Midba midka Kale Wuxuu Ujira Masaafo Aanan La qiyaasi Karin Badnideeda.

Gaalada Allaha Kusoo Hanuuniyo Anagana Yaqiinteena Allaha Ku Xoojiyo.

11/07/2022

Lama galaay | Markii ugu danbaysay wuxu muquuray bada

Dhammaan ummadda islaamka gaar ahaan bulshada soomaaliyeed waxaan halkan uga diraynaa hambalyada ciidda barakaysan ee ci...
10/07/2022

Dhammaan ummadda islaamka gaar ahaan bulshada soomaaliyeed waxaan halkan uga diraynaa hambalyada ciidda barakaysan ee ciid Al-adxa.

Sannadka kiisa barwaaqo iyo badhaadhe alle ha inagu gaarsiiyo.

https://youtu.be/sUxqqWsHtyESheeko Cajiiba weeye soodaawo
16/02/2022

https://youtu.be/sUxqqWsHtyE

Sheeko Cajiiba weeye soodaawo

Messhu waa London waa subaxnimo axad ah, oday waayeel ah ayaa meel boosteejo ah ku sugaya baska.Dhiniciisa waxa fadhida haweenay uur leh, oo daal rafaad iyo ...

07/02/2022

Saynisyahanadu waxay ku tilmaameen socodka mid ka mid ah xirfadaha ugu adag ee aadanuhu barto.

06/02/2022
03/02/2022

Maxaynu u dhaqaajinnaa gacmaheenna marka aan soconayno

Marka aynu soconayno labadeena lugood waxay sameeyaan dhaqaaq is weydaar ah, marka
aynu h**e u qaadno lugteena midig, lugta bidix gadaal ayaynu kaga nimaadnaa, dhaqaaqa
luguhu wuxuu ruxan h**e iyo gadaal ah geliyaa dhammaan jidhka aadanaha.......
πŸ”” subscribe for more amazing videos: πŸ””
https://youtube.com/channel/UCNScatl2hgQrTIj_u0pAw1Q

🎬 other amazing videos: 🎬
https://youtu.be/xeQUVKWHkZQ
https://youtu.be/VPFX05UMXww
https://youtu.be/z6ECS6PpjZo
https://youtu.be/I6qSplTF2js

Resource:
https://www.berlitz.com/en-uy/blog/most-spoken-languages-world

πŸ™ Please like our social accounts: πŸ™
πŸ‘₯ https://www.facebook.com/AQOONSO1/
🐦 https://twitter.com/teamaqoonso?t=vz9QNpTUO0iCE5ZZlm6QPg&s=09
πŸš€ https://www.instagram.com/aqoonso1/

01/02/2022
30/01/2022

luuqado ay muhim tahay in aad ku hadasho | 2022

10 ka luuqadood ee adduunka hogaaminaya waqtigan waa muhiim inaad wax ka taqaano
Daawade Weligaa ma is weydiisay waa kuwee luqadaha lagaga hadlo adduunka?
Ama waa tee luuqadda loogu isticmaalka badan yahay aduunka?

languages that are important to speak at this time |2022
🎬 other amazing videos: 🎬
https://youtu.be/xeQUVKWHkZQ
https://youtu.be/VPFX05UMXww
https://youtu.be/z6ECS6PpjZo
https://youtu.be/I6qSplTF2js

Resource:
https://www.berlitz.com/en-uy/blog/most-spoken-languages-world

πŸ™ Please like our social accounts: πŸ™
πŸ‘₯ https://www.facebook.com/AQOONSO1/
🐦 https://twitter.com/teamaqoonso?t=vz9QNpTUO0iCE5ZZlm6QPg&s=09
πŸš€ https://www.instagram.com/aqoonso1/

luuqadood

23/01/2022

Waligaa Waayeel Ha Dhibin| Hadii kale?

12/01/2022

Maxaa Ethiopia 7 Sano Ka Reebay Aduunka |Ogoow Xaqiiq Kaa Qarsoon|

Tarbiyada Caruurta Iyo Erayada Ubadka Qalbiyadooda Wanaaga Ku Beero Wax Ka Baro Hadda Waalid Tahayna Ku Dhaqan.. Tusaale...
18/02/2021

Tarbiyada Caruurta Iyo Erayada Ubadka Qalbiyadooda Wanaaga Ku Beero Wax Ka Baro Hadda Waalid Tahayna Ku Dhaqan..

Tusaale Eraydaan Isticmaal::

-Waxaa Tahay Ruux Weyn.
-Waxaa Tahay Qof Geesi Ah.
-Waxaa Tahay Ruux Runta Jaceyl.
-Waxaa Tahay Qof Caqli Badan.
-Waxaa Tahay Ruux Wanagsan.
-Waxaa Tahay Qof Fahan Badan.
-Waxaa Tahay Ruux Dhiiran Markasta.
-Waxaa Tahay Qof Dadaal Badan.
-Ilmaha Kale Adiga Ka Karti Badan.
-Horay u Soco Aabe/Hooyo Dadaal.
-Waxaa Tahay Qof Meeshi Lagu Aadiyo Ka Soo Baxayo Fahan Iyo Garasho Leh..

Erayadaan Waxay Dhiiri Galin u Yihiin Caruurta, Waxayna Qeyb Ka Qaatan Dhisida Garaadka Caruurta, Wayna Mudan Yihiin Midaas..

-Caruurtada Bar Salaadaha Tukashadooda una Kici Xiliyada Salaada Wad oo Wehelkaga Ka Dhigo Meelna Yaysan Kaga Harin..

Sidoo Kale Caruurtada Bar Is Cafinta, Iyo Qalad In Aan Qalad Lagu Sixin.

-Ka Daa Canaanta Dilka Ah.
-Ka Daa Hadalka Argagaxa Leh.
-Ka Daa Caga Jugleynta Daran.
-Ka Daa Cabsida Tirada Badan.
-Ka Daa Guul Guul Ka Badan.

>Markaa Ku Aragto Qalad Gacanta Ka Qabo oo Dheh Aabe/Hooyo Waxaa Sameysay Maanta Waa Qalad Laakiin Qalad Qalad Laguma Saxo Waan Ku Cafiyey Markale Ha u Noqon oo Qof Weyn Camal u Dhaqan.

-Bar Baari Nimada Waalidka Iyo Ixtiraamka Dadka Waa Weyn, Dhowrista Kuwa Iyaga Ka Yar Yar Iyo u Dul Qaadashada Dhibatada.

-Bar Dardar Galinta Howlaha Iyo Shaqada Siday u Kala Horayso, Hana u Ogolaan Inay Macno Daro Meelaha u Taagnaadan..

-Ubadkaga Maanta Sidaa Ka Dhigto unbay Beri Ku Dhaqmi Doonan, Maanta u Diyaari Inay Noqdaan Madaxda Iyo Masuuliyiinta Ummada Ee Beri Siday Ku Noqon Lahayeen.

-Dadaal oo Dadaal oo La Kaasho Ruux Waliba Dadaalkaga Waalid Iyo Walal Talo Iyo Tusaalooyinka u Aruuri ugana Sheekey Sheekooyinka Xikmadaha Ku Dhisan.

-Caruurtada Waa Sidii Geed Hada Soo Baxay oo Kale, Haddan Adkeen oo Si Wanagsan u Dhilin oo Aadan Toos Toosin Hadhow Har Iyo Hoos Ma Yeelan Doono..

-uGu Dambeyn Noqo Waalid Wanagsan Caruurtadana u Door Ruux Sidaada oo Kale u Wanagsan Inkasto 100%100 Qof Ah uusan Jirin Hadana Dadaal oo Taxadar..

>Fariinta Hadda u Aragtay Inay Waxtar Leedahay Saaxiibada Gaarsii ..

18/02/2021

Gabadhaha Waa Naxariis Illaaahay Na Siiyay!!

Nin Ayaa La Weydiyay: Ma Jaceshahay In Gabadha Ku Curato ?

Wuxu Yiri::Hadduu Illaaahay Gabadha I Siiyo Waxaay Ahaan Doonta Dhibaato Dhab Ah, Markaan Shaqada Ka Soo Laabto, Waxay Dhahaysa::

Aaba Imaaday!
Aaba Imaaday!
HooYo Aaba Imaaday!

Waxaay Ku Soo Boodaa Dhabtaada Adigoo Ka War Hayn, Iyo Iyadoo Iga Codsan, 😒

Markaan Suabxdi Hurdada Ku Daaho, Xiliga Indhaha Kala Furo Waxaan Arki Doona Iyadoo Madaxayga Adtaagan oo Oynayso! Ama Iyado War ii Wado!

Qalbigeeda Aad Ayuu u Jilcan Yahay, Markay Qof Xariir La Sameyso, Ama Ay Saaxiibo Iskuulka Ku Yeelato, Ma Awoodo In Ay Adkaysato Sida Ragga, Waxayna Sugta Ilaa Aan Shaqada Ka soo Laabto, Markaan Guriga Imaadana Waxay Igaga Sheekeysa Dhaman Waxa Qalbigeeda Ku Jiro.

Si Wanaagsan.

Xitaa Xiliga Cunada Iyo Raashinka,
Waxaan Arka Iyadoo Taagan Miiska Agtiisa, oo Leh Aabe Kan Cun Aniga Sameeyay Maanta, Kan Waa Dooqayga Aniga Ayaa Kariyay, Aabe Soo Ma Macana ?

Oo Xitaa Maalintay Magalada Aado ooy Soo Iibsato Dhar Cusub, Waxay Ila Sugta Ilaa Aan Guriga Ka Imaado Aniga, Markaan Imaado Anigo Qolka Fadhiyo Ayay I Soo Hor IsTaagta, Iyado Iga Qasto Daawashada Tvga.

Waxayna Hadal Ka Bilowda::
Aabe Ka Waran Dharkaan ?
Soo Ma Qurux Badna ?
Ka Waran Siduu Kula Yahay ?

Waxaan uga Taga Daawashada Tvga, Si Aan Rayigeeda ugu Raaco uguna Sheekeeyo Quruxda Iyo Qiimaha Labiskeeda Cusub Ay Soo Iibsatay Maalintaas.

Intaas Oo Dhan Kadib!

Waxaa Ku Imaana Nin oo Ka Soo Doonana Gabadhaa Qalbigaga Ah, Ruuxdii Guriga Ah, Nalka Guriga Ah, Wuuna Naga Qaata Waligeedna Soma Celiyo!!. 😭

Qodobkaas Ilin Baa Iga Timid Qormadiisa 😒 ☝🏾

Wuxuu xidhnaa 12-sano Xaaskiisa way sugaysay gobanimo❀Bashiir Ahmed Makhtal ayaa kuxidhnaa xabsi kuyaala dalka itoobiya ...
17/02/2021

Wuxuu xidhnaa 12-sano Xaaskiisa way sugaysay gobanimo❀

Bashiir Ahmed Makhtal ayaa kuxidhnaa xabsi kuyaala dalka itoobiya muddo 12 sano ah.

Waxaana la xidhay waxyarun kadib markii uu dhacay guurka isaga Iyo Xaaskiisa Casiisa Sheekh Ibraahim .

Casiisa sh. Ibraahim oo ah gabadh ilaahay dulqaad iyo diin ku manaystay ayaa saygeeda sugaysay 12 sano, iyadoo aan ogayn goorta uu saygeeda Alle kasoo dayn doono cadowga.

Balse ugu dambayn Alle waa usoo celiyay xoriyadiisa waxa uuna dib ula midoobay Xaaskiisii mudada dheer usoo samraysay.

Gabdhaha Somaaliyeed waxay noogu samraa xaalado addag runtii ❀ fadlan ilaaali gabdhaheena sharafta badan.

Dhamaanteen aan u Uducayno in Alle awlaad baariya siiyo qoyskan.

dheh si qoysas badan ay tusaaale wanaagsan ugu noqoto qisadan

11/02/2021

sida ninkaygu yahay

02/01/2021

"JACAYLKII MULIYO IYO XUSEEN MECAAD"

waa sheeko jacayl oo dhex martay labo qof oo somaliyeed oo daganaa magala saylac, waxana buug kaqoray qoraaga wayn ee Xasan Nuur Kaabe,

dhawaan ayaanu bilaabi donaa iyadoo qaybo qayba,

13/09/2020

Wwww happy lamaaane isku farax san
Yaa yidhibsomalidu romance maahan🀣

12/09/2020

Gurigaga inaad adiga dayctirato

Waa qeyb kamida raganimadaπŸ˜’

10/09/2020

Si Fiican U Fiiri Adna Miyu u eg yahay Mise Saxaaf
Me Adna
Maanshallah

05/09/2020

β€οΈπŸ˜πŸ˜˜πŸ’πŸ‘« muqalkan wuxu shegaya raga somalida inay damac badan yihin πŸ˜­πŸ˜­πŸ™πŸ™

05/09/2020

Sawir qurux badan & lamane qurux badan β€οΈπŸ’πŸ™ Hadi aadan xaasid ahayn maanshallah dheh
sawirkan like saar β€οΈπŸ™πŸ™πŸ™

03/09/2020

Wwww Raaliyo ninki hela raga waxbuu dheer yahay
ma iskubraacnaa
Mention dheh raaliyada

03/09/2020

Ya Allah Ayeeyo beenta Ma ficna 60jir lacagtas cidna k**a dhibeyso
Subhaanalah😭😭😭

02/09/2020

β€οΈπŸ˜πŸ˜˜πŸ’πŸ‘« lamanaha sanadka jaceylka ha waaro πŸ™

01/09/2020

Sawir qiimo badan πŸ™ Hadi walalnimo qalbigaga ku weyn tahay sawirkan like saar

πŸ™πŸ™πŸ™

30/08/2020

Sawir qurux badan jaceyl badan ka muuqdo β€οΈπŸ‘©β€πŸ‘¦β€πŸ‘¦πŸ™πŸ™πŸ™ Hadi Hooyo qalbigaga ku weyn tahay sawirkan quruxda badan like saar πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™
Qiso Jacayl

Address

Mogadishu

Telephone

+17802719738

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aqoonso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Aqoonso:

Videos

Share

Category