Goosaar

Goosaar My name Yahye Abas I'm senior Of Graphic Designer, Content Creator and Founder with Gooplus.co ICT a
(1)

Imisa jeer ayaad maqashey kalmadda ah“ Dadka ha uga sheekeenin hadafyadaadda nolasha lkn waxaa tustaa Guulahaaga. “ saba...
09/10/2024

Imisa jeer ayaad maqashey kalmadda ah
“ Dadka ha uga sheekeenin hadafyadaadda nolasha lkn waxaa tustaa Guulahaaga. “ sababta sidaas laguu leeyahay waxaa kamid ah labba mid un
1. Marka kowaad inaa hesho amaan hordhac ah kadib na aad isdhigato adigoo meesha ka saara joogteyn tii guusha ku horseedi laheed.
2. Waa mida lawaadee in lagu dhaliilo oo aad niyad jabto kadib na aad iskaga harto waxii aad ku taameyse inaa ka guul gaarto.

Waaba la gaari donaa inaa guulahaaga soo bandhigto oo ay dadku ku wad wadaan lkn Adiga ummada ha hor dhicin.

𝐅𝐔𝐑𝐒𝐀𝐃 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐊𝐀 𝐁𝐀𝐍𝐀𝐀𝐍 𝐒𝐔𝐔𝐐𝐀 𝐃𝐀𝐀𝐁𝐀𝐂𝐀𝐀𝐃𝐃𝐀Suuqa Daabacaada ee Soomaaliya gaar ahaan Moqdishu jaanis weyn ayaa ka banaan oo ...
08/10/2024

𝐅𝐔𝐑𝐒𝐀𝐃 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐊𝐀 𝐁𝐀𝐍𝐀𝐀𝐍
𝐒𝐔𝐔𝐐𝐀 𝐃𝐀𝐀𝐁𝐀𝐂𝐀𝐀𝐃𝐃𝐀

Suuqa Daabacaada ee Soomaaliya gaar ahaan Moqdishu jaanis weyn ayaa ka banaan oo mudan in laga faaideysto, Waxaan moodi jirey inuu cariiri badan ka jiro suuqa daabacada madaama ee jiraan Shirkado sida ee sheegtan shaqeenaye in ka badan 5 sano, 10 sano xataa qaar shaqeenaya in ka basan 20 sano hadana aan wali ku filnaanin in la eg 60% baahida suuqa, waxee cadenee inuu jaanis ka furan yahay halkaas.

𝑾𝒂𝒂𝒅 𝒌𝒂 𝒇𝒂𝒂𝒊𝒅𝒆𝒚𝒔𝒂𝒏 𝒌𝒂𝒓𝒕𝒂𝒂 𝒉𝒂𝒅𝒂𝒂𝒅
𝑸𝒐𝒅𝒐𝒃𝒂𝒅𝒂𝒏 𝒙𝒂𝒍 𝒖 𝒉𝒆𝒍𝒊 𝒌𝒂𝒓𝒕𝒐:

1. Machines carsi ah oo daabici kara noocyada kala duwan ee Colors, Sidoo kale na aad diirashoyin badan aad ka heli karto Shay walba asigoo Tayo leh.
2. Shaqaale u carbisan Wax iibinta waayo shirkadaha hada shaqeeya badankood, Shaqaalaha u qaabilsan wax iibinta ( Sales ) waaba kuwa careysan, oo aan ku fiicneen Communications ka iyo qancinta macmiilka.
3. Customer care xirfad yahan ah na waad u baahan tahay inaa hesho, si caqabada macmiilka mar walba si dagan loogu xaliyo.

FG: qiimaha daabacaada Moqdishu waxuu ka qaalisan yahay inta la daabaco shay Nairobi sababtana ma aqaano lkn Shirkadaha ka shaqeeya markan weydiiyay waxee iigu jawabeen waa Canshuurta xad dhaafka ah ee meel walba ka saaran, waa loogu cudur daari laha midaas hade wax tayo leh daabici lahaayeen.

Goosaar

✅ Nokia badeecadeda ugu h**eyse waxey iibinaayeen tiishka suulida✅ Shirkadda Samsung waxey ku bilabeen inee iibiyaan bag...
03/10/2024

✅ Nokia badeecadeda ugu h**eyse waxey iibinaayeen tiishka suulida
✅ Shirkadda Samsung waxey ku bilabeen inee iibiyaan bagaash ama quudul daruurigga.
✅ Shirkadda Lamborghini waxee ku bilaabeen inee iibiyaan cagafyadda.
✅ Shirkadda LG ee sameysa Qalabka electronica markoodii h**e waxee ku bilaabeen iibinta Creams ka, hadana waa mid kamid ah Shirkadaha Technology da kuwooda ugu sareeya.

Tilaabadda ugu horreeya ee shirkaddaadu ma noqon doonto kan ugu fiican, mana heli doontid wax soo saarka ugu fiican bilawga.

Oggolow inaad ku bilawdo cilladaha oo hagaajiso maalin kasta.

Guushu waa joogteynta xalinta baahiyaha suuqa ee jira ama raadinta baahiyo kale

Nala Guuleyso✌🏿


𝐃𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐱𝐢𝐢𝐬𝐞𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚, 𝐋𝐤𝐧 𝐦𝐚 𝐧𝐢𝐡𝐢𝐧 𝐤𝐮𝐰𝐚 𝐣𝐞𝐜𝐞𝐥 𝐢𝐧𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐝𝐚𝐚𝐥 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐛𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐬𝐢 𝐞𝐞 𝐮 𝐤𝐚𝐬𝐛𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧...
23/08/2024

𝐃𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐱𝐢𝐢𝐬𝐞𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚, 𝐋𝐤𝐧 𝐦𝐚 𝐧𝐢𝐡𝐢𝐧 𝐤𝐮𝐰𝐚 𝐣𝐞𝐜𝐞𝐥 𝐢𝐧𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐝𝐚𝐚𝐥 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐛𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐬𝐢 𝐞𝐞 𝐮 𝐤𝐚𝐬𝐛𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐨.

Waxaan halkaan idin kula wadaagayaa ilaa dhowr Youtube Channel oo aad si free ah uga baraneyso Nashqadeynta, gaar ahaan Barnaamijka oo ah kan aan ugu jeclahay barnaamij yadda nashqadeynta. Cashiradaan waxaa bixinaaya Macalimiin Website yo caalami ah ka bixiya isla kooriskaan nashqadeenta, lkn Channel kaan si free ah ayay ku bixinayaan.

𝐌𝐚𝐱𝐞𝐞 𝐮𝐠𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧 𝐃𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐝𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐛𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚 𝐂𝐨𝐮𝐫𝐬𝐞 𝐠𝐚 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 𝐤𝐚 𝐬𝐢 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡 𝐚𝐡?.
Dhalinyarada Soomaaliyeed aad ayay u dedaaleen waqti badana way galiyeen, baahi badana way dabooleen lkn waxaa looga duwan yahay, Qibrada Xirfadda Nashqadeynta, Qibrada Wax jeedinta, Sawabta aan idin kugu dooray waxee tahay, “ Markaa Online wax ka baraneyso, waxaa la doorbidaa soojeediye walba midka uu ka qibrad badan yahay waayo wuu ka xog badan yahay. “

Link yadaan raac hadaad u baahan tahay Course Free Adobe Illustrator ah :

https://youtu.be/Ib8UBwu3yGA?si=1lLoDz8XJuFMm2Oi

https://youtu.be/3NBKRywEbNs?si=NVLOd_GcV1Rvg7GA

https://youtu.be/r9gaPGQ1EG0?si=KwF2A218J9Yppu4m

Hadii aad isleedahay waa ka maaranta, waxaa jiro dhalinyaro u baahan ee fadlan la wadaag, una share garee si ay uga faaideystaan.



Goosaar

Guul daradu waa cashirka ugu h**eeya ee guusha, Shay walba oo aad ku hamineyso inaa ka guul gaarto marka h**e biloow, oo...
23/08/2024

Guul daradu waa cashirka ugu h**eeya ee guusha, Shay walba oo aad ku hamineyso inaa ka guul gaarto marka h**e biloow, oo isku day samee kadib dhib malahan hadaad guul dareesato, waayo waxaa ogaaneysa wadadaas inaadan ku gaari karin halka uu yoolkaagu yahay.



Goosaar

Ceebey tacaal, Hadhow na waxaa lagu dhihi rabaan Soomaaliya aa deen lagu leeyahay. 😁Ufiirso: Hay’adaha Dowladda Soomaali...
16/08/2024

Ceebey tacaal, Hadhow na waxaa lagu dhihi rabaan Soomaaliya aa deen lagu leeyahay. 😁

Ufiirso: Hay’adaha Dowladda Soomaaliya Report yada ay soo saaraan nashqadeyntiisa way iskala weyn yihiin inee Dhalinyaradda Soomaaliyeed siiyaan mashrucaan, si lacagtas ay dalka ugu laabato shaqo abuurna ay u noqoto dhalinyaradda taas badalkeed Report Book 24 page ah in Wiil Kenyaan ah lagu siiyo $1,600.

Post ga an soo xigtey waxaa soo qorey Abdinasir Zoola oo xog ogaal ah, waxuu leeyahay kaliya Logo da Magaca waxaa ku baxdey nashqadeynteda $42M oo Dollar, kaliya in laga guuro oo loo badalo .

Taloow Agency da soomaalida meeqo ayay ku sameen lahaayeen oo Gooplus ugu h**eyso ?

Goosaar

𝟒 𝐐𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝 𝐮𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐢 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐚𝐦𝐢𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐝𝐝𝐚, 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐥𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐚𝐦𝐢𝐥𝐞𝐲𝐬𝐨. Qormadaan waxaa ku ogaan donaa macmiilkee mudan inaa la...
09/08/2024

𝟒 𝐐𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝 𝐮𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐢 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐚𝐦𝐢𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐝𝐝𝐚,
𝐌𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐥𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐚𝐦𝐢𝐥𝐞𝐲𝐬𝐨.

Qormadaan waxaa ku ogaan donaa macmiilkee mudan inaa lalla xaajoodo iyo, Jawaabaha ku haboon si uu macaamilkiina uu umirro dhalo.
Macaamiisha waxaa loo qeybiyaa ilaa 4 qaanadood, Koox walba oo qaanad gooni ah ku jirtana waxaa jirta nidaam gaar oo lagula macaamilo:

𝑸𝑨𝑨𝑵𝑨𝑫𝑫𝑨 1𝒂𝒂𝒅: Macmiilka waxuu wax ku xushaa / doortaa qiimaha (Price) ka, Macmiilkaan waxuu wax ku qiimeeya qiima ugu hooseeya ee suurtagalka ah haduba helaayo, 50 Albaab ayuu u gargaracaya si looga dhimo $1, waxba k**a galin tayadda iyo qiimaha adeegga. FG: Ha isku dayin inaa qanciso, u ogaloow inu soo wareego.

𝑸𝑨𝑨𝑵𝑨𝑫𝑫𝑨 2𝒂𝒂𝒅: Qaannadaan waxaa ku jira Macmiil siyaasadiisu tahay inuu kala xulashooyin badan sameeyo si uu naftiisa u qanciyo lacagta ka baxeyso awgeed, kahor inta uusan waxba kaa iibsan, Waa Macmiil ay ku adag tahay inuu go’aan gaaro ama aad ugu yaran isku fahantaan shay. Waxuu ku leeyahay qiimeen ii samee hadana malahan go’an uu ku diido ama ku qaato. Ujeedkiisu na waxey tahay inuu helo adeeg tayo leh qiimo hooseeyana ku helo adeegaas / badeecadaas.

𝑸𝑨𝑨𝑵𝑨𝑫𝑫𝑨 3𝒂𝒂𝒅: Macmiilkaan waxaa ugu wici kartaa SAXANNE ( Know It All ), waa halbeeg ku tusinaaya “Aqoonyari inee jirto, waana qatar” Kooxdaan waxee jecelyihiin inee dhahaan “ Shaqadaan way sahlan tahay, Tusaale: Logo waa wax sahlan Anigaa sameen karo ba, maaha shaqadan shaqo u baahan waqti badan inaa galisid, maya maya Anigaa kuu aqaano waa wax Photoshop lagu kala tuuri karo (Multimedia ladhaha iwm.)
” KU DHEH: Ok Waa wax sahlan oo fudud, waana kugu raacney inee cid walba sameen karto, Maxee tahay sawabta aad u raadineysaan oo aad lacag ugu bixineysan in shaqadan la idin qabto, hadiiba ee macno laheen, maa iska deysid lacagtana hakuu baaqatee.?

[QAANADDA 3aad….] Dood dheer ha u furin, Una oggaloow macmiilkaaga inuu ogaado caqli galnimada caqabadaha shaqadda, tilaabooyinka loo qaadayo si loo gaaro natiijada uu rabo, midna ogoow doodaha noocaan oo kale ah, waa xirfad larabo in hoos loogu dhigo qiimaha shaqadda aad ku qaban laheed, si shaqo culees lakugu diro ayadoo aan laguu ogaleen qiimaha saxda ah.
FG: Ha sirmin oo haku dhicin Dabin adiga oo si toos ah uga jawaabaaya wax macmiilku ku doodayo.

𝑸𝑨𝑨𝑵𝑨𝑫𝑫𝑨 4𝒂𝒂𝒅: kooxdaan waa koox macaamiisha kamid ah oo Tayo wax ku iibsata (Value Buyer), Iibsadaha tayadda wax ku iibsada waxaa haysata caqabad aan la xallin, wuxuuna ogyahay in kaliya marka uu maalgalin sameeyo un, in ay awoodi doonaan inay dhibaatada ka baxaan.
Weydii su'aalahaan si aad u go'aamiso, jihada uu macmiilkaaga aadaayo.
1) weydii suaal ah, Caqabadda ganacsikaaga haysata saamayn inte la eg ayay ku yeelan karta, tartanka suuqa ee Ganacsikaaga?. 2) Boqolkiiba meeqo ayad degdeg ugu baahan tahay. ?.

FG: Mar walba oo aad isku daydo ina fahanto baahida macmiilka waa mar walba oo aad awood u yeelan karto inaa jiheyso halka uu xalka ka raadin lahaa, xisaabta kuma jiraan kuwa dooda raba.

Qeybta Comment ga inoogu reeb doodaadda
ama taageeridaadda.

Goosaar

𝐑𝐨𝐥𝐚𝐱 𝐚𝐦𝐚 𝐀𝐩𝐩𝐥𝐞 𝐖𝐚𝐭𝐜𝐡 ⌚️Dadku waxba k**a galin saameentadda / Sumcadaadda suuqa (Brand), lkn dadku waxey doorbidaan shay...
06/08/2024

𝐑𝐨𝐥𝐚𝐱 𝐚𝐦𝐚 𝐀𝐩𝐩𝐥𝐞 𝐖𝐚𝐭𝐜𝐡 ⌚️

Dadku waxba k**a galin saameentadda / Sumcadaadda suuqa (Brand), lkn dadku waxey doorbidaan shayga ee ku badalanayaan ama ee ka helayaan Sumcadaadda Ganacsi ( Brand ). Sida tusaale Saacadaha shirkadda Apple soo saarto waxaa lagu xushaa ( Technology da ) halka Rolax saacada ugu qaalisan dunidana lagu xusho qiimo, Darajo ( Status ).

Sawabtoo ah Sumcadda (Brand) ku maaha waxa aad adiga ku sifeeneyso ganacsikaga ina tahay, lkn Brand kagu waa sida ee macaamiishadu ka aaminsan tahay inaa tahay. Tusaale : Saacadda Rolax waxee macaamiishedu ka amisan yihiin qofka xerta inee u tahay calaamad darajo sare, halka Saacada iPhone na laga aamisnan yahay inee si fudud ula falgali karto Moobeel kaga gacanta, xaraggo na ay u dheertahay.

𝑯𝒂𝒅𝒂𝒃𝒂 𝒎𝒂 𝒊𝒔𝒍𝒂 𝒇𝒂𝒉𝒎𝒊 𝒌𝒂𝒓𝒏𝒂𝒂, 𝒇𝒂𝒓𝒒𝒊𝒈𝒂 𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒙𝒆𝒆𝒚𝒂 𝑩𝒓𝒂𝒏𝒅𝒊𝒏𝒈 𝒊𝒚𝒐 𝑩𝒓𝒂𝒏𝒅 ?.
Branding ku waa sida aad u abuuri karto dareen soo jiidasho leh, waa sida aad u sameen karto qibrad dadku ay kugu xushaan, iyo inuu Brand kaagu noqdo summad dadku xushaan sida Apple oo kale.

Brand ku maxuu yahay?, Brand ku waa sida ee dadku kuu arkan ama kusoo dhaweeyaan. Waa qibrada wanaagsan / xumaan ee ganacsikaga ka heestaan ee wax qabad kaaga laxariirta. Waana sida ee fariintada kaaga gaarsiiyan dadka kale ee dunida ku nool ee ganacsikaaga aqoonin.

Hadalka oo kooban: Branding ku waa jiliin, halka Brand ku uu yahay jawaab celin ( Response ).

Qeybta Comments noogu reeb, Dooddaada ama Taageeridaadda.

Goosaar ❤️

Lawa Dulmi ayaa jirta oo Allaah laga galo, midna wuu cafiyaa midna marnaba Allaah ma cafiyo!. Ilaahey ma cafiyo oo uma n...
21/07/2024

Lawa Dulmi ayaa jirta oo Allaah laga galo, midna wuu cafiyaa midna marnaba Allaah ma cafiyo!.

Ilaahey ma cafiyo oo uma naxariisto qofka Allaah wax la wadaajiyay ( Shirki sameeyay ),

Shirkiyoow maxaa tahay ?
Shirkiggu waa Xaq uu Allaah leeyahay inaa cid aan Allaah aheen qeyb ka siiso ama la wadaajisid, xataa 0.00001% ha ahaatee, Waa shirki waana Gaalnimo, Diinta ayaa looga baxaa ( Allaah ayaana ka magan galney).

Maxaa u daliil ah : قال الله جل وعلا: وَلَوْ أَشْرَكُوا لَحَبِطَ عَنْهُمْ مَا كَانُوا يَعْمَلُونَ [الأنعام:88] وقال سبحانه: وَلَقَدْ أُوحِيَ إِلَيْكَ وَإِلَى الَّذِينَ مِنْ قَبْلِكَ لَئِنْ أَشْرَكْتَ لَيَحْبَطَنََّ عَمَلُكَ وَلَتَكُونَنَّ مِنَ الْخَاسِرِينَ [الزمر:65]

Tusaale maxa kamid ah shirkigga :

Hadii aad Qof gaarsiiso heerka uu Allaah kaa joogo, Qofkaas Allaah ayaad la wadaajisey ( Hadii aad NABI MUXAMMED NNKH, aad weydiisato kaalmo inuu ilaahey Janno ku galiyo oo naar kaa badbaadiyo waxaa tahay Gaal Mushrik ah, Sheeko kale iska iloow oo ah in Sheikh hebal iyo qabri hebal la baryo ) .

Maxaa u daliil u ah :

‎قوله جل وعلا: اتَّقُوا اللَّهَ وَابْتَغُوا إِلَيْهِ الْوَسِيلَةَ وَجَاهِدُوا فِي سَبِيلِهِ [المائدة:35]

‎قال الله : وَيَعْبُدُونَ مِنْ دُونِ اللَّهِ مَا لا يَضُرُّهُمْ وَلا يَنْفَعُهُمْ وَيَقُولُونَ هؤلاء شفعاؤنا عند الله . فرد عليهم سبحانه بقوله: قُلْ أَتُنَبِّئُونََ اللَّهَ بِمَا لا يَعْلَمُ فِي السَّمَاوَاتِ وَلا فِي الْأَرْضِ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَى عَمَّا يُشْرِكُونَ [يونس:18][1].

Suufida Maxaa lagu heestaa hadabba ?

Qofka Suufiga ah Mad’habkiisa waxaa ku qoran, qaarkoodna ay aaminsan yihiin in Sheikh hebal ilaaheey loo mari karo ( Connecting to Allaah As Remote ), oo aysan Shirki aheen in qof la baryo oo kaalmo la weydiisto.!

Waxuu ku leeyahay:

- Nabiga CSW. Waa qeyru qalqilaah ( Waa sax ), Fadliga Nabiga ayaan u mareynaa si uu Allaah ducada nooga aqbalo.
- Sheikh Hebal Qabrigiisa ma caabudno, Hayeh ?, lkn Karaamaddiisa aa u kaashaneynaa inuu Allaah wax noo sahlo.

Hadaad aaminsan tahay in Allaah ka sakoow Qof la kaalmo weydiisan karo, Mushrik aya tahay, sidaad doonto u xanaaq, Allaah ayaana ka magan galney.

WAXAAN SAXAY ALLE AYAY U SUGNADEN,
WAXAAN QALDEY NA NAFTEYDA IYO SHAYDAN.

ADIGA ISBARO: Goobta shaqada marka la joogo waxa jiro laba qofood oo loo kala yaqaano Functional People Vs Vital People,...
20/04/2024

ADIGA ISBARO: Goobta shaqada marka la joogo waxa jiro laba qofood oo loo kala yaqaano Functional People Vs Vital People, Functional person ka waxa lagu yaqanaa shagada uu qabtey ayuu Daal, Madax xanuun iyo stress (Walwal) ka qadaa, halka qofka Vital Person ka ah na uu energy dheeraad ah ka qaado shaqada uu qabtey, lesk**a nogdo laba dhaqan, ceeb maaha inaa mid kamid ah nogoto, lkn way kala qiimo fiican yihiin,
Adiga midkee tahay?

Hadii aad dooneyso inaa isbarato ama aad dhisto
Sumcada shaqsiyadeed ee aad leedahay ka faaideyso kaan bilaash ka ah

Personal Branding: Build a Digital Personality with the 5-Step Approach, Raac link gaan oo ka baro
Website ka Machadka SomX 👇🏾

https://somx.io/somx/somx-course-about/course-v1:somX+Webinars2404+Webinars2404/

Kawaran Soomaaliya oo Switzerland ku nool!Switzerland sanadkii 8 bilood oo kamid ah waxaa ka da’a baraf oo maba arkaan c...
18/04/2024

Kawaran Soomaaliya oo Switzerland ku nool!

Switzerland sanadkii 8 bilood oo kamid ah waxaa ka da’a baraf oo maba arkaan cimilo normal ah,
4 bilood oo sanadkii ah mooyaanee. Switzerland si aad wax u beerto waa inaa qodaa hal meter iyo bar oo god ah markaas baa wax beeri kartaa!.

Sidaas oo ay tahay 4 taas bilood ayey soo saartaan waxa ee cuni lahayeen sanadkii wadanka oo dhan, Mida la yaabka ah waxee tahay qamadiga ee reer Switzerland beertaan ayaa soomaaliya loo soo dhoofiyaa.

Bal kawaran soomaalida hadee ku noolaan lahaayeen Switzerland, xaalkooda siduu noqon lahaa ?

Dhiiragalin : Nabiga NNKH waxuu dhahay ; Dadka waxaa ugu caajisnimo badan qofka kari waayey inuu Allaah baryo ( oo baahi...
05/04/2024

Dhiiragalin : Nabiga NNKH waxuu dhahay ; Dadka waxaa ugu caajisnimo badan qofka kari waayey inuu Allaah baryo ( oo baahidiisa waydiisto ), Dadka waxaa ugu baqaylsan qofka Salaanta dadka ka baqayla ( waayo Salaantu waa Duco iyo inaa walaalkaga u weydiiso naxariista Alle ).

Waa laba sifood oo aadanaha dhaxdooda ku xun in lagu sifoowana ay tahay ayaan daro weyn,
Sidaas awgeed maadaama 10 ka dambe ee Ramadaan lagu jiro, waliba na ay tahay Jimcihii ugu dambeeyey ee bisha ramadaan, waxaan isku dhiiragalineynaa inaa Nafteena, Waalidkena, iyo Muslimiinta dhamaan u duceyno.

Sababaha keena in ducada lagaa aqbalo waxaa kamid ah inaa Waalid kaga u duceyso iyo Muslimiinta si guud, hana iloobin inaa Reer Falestiin u duceyso inuu ilaahey dulmiga ka dulqaado.

Alhamdulillah, I’m thrilled to share that I’ve successfully completed the Marketing Masterclass webinar at SomX ! 🎓 Huge...
03/04/2024

Alhamdulillah, I’m thrilled to share that I’ve successfully completed the Marketing Masterclass webinar at SomX ! 🎓 Huge thanks to the insightful facilitator, Ustaad Mohamed Muse Hassan for his invaluable teachings!

This course has equipped me with essential insights that I’m eager to apply and enhance my digital marketing skills. One particular rule that resonated with me is Rule 5th: “You don’t need to pay money to build a business brand, because if you are a small business or a startup business, you don’t need to spend money to build a brand. But you need to pay money to have your customers respond to the message in social marketing.” 💡 Additionally, Rule No. 8 provides an incredible strategy for finding target customers through traditional journal marketing. 📰

I’m grateful for this enriching experience and look forward to implementing these strategies to further grow and succeed in the digital marketing landscape! 💪



Shacabka Soomaaliyeed ee Amni Xumada iyo Bur burka ka jira Wadooyinka Dalka ugu qasbanaaday in ay Diyaarad raacaan ayaa ...
06/03/2024

Shacabka Soomaaliyeed ee Amni Xumada iyo Bur burka ka jira Wadooyinka Dalka ugu qasbanaaday in ay Diyaarad raacaan ayaa markale maanta lagu dhibayaa Garoonka Aadan cade iyadoo laga rabo lacag $9 Dolar oo lagu soo rogay taasi oo Shirkad gaar ah loo shubaayo sidoo kalana Xogta dadka safraya lagu keydinayo.

Maskiin baa misko la fuulo leh.

15/02/2024

Suaal dadka intooda badan ay is weydiiyaa oo ah,
siduu ku ogaada xayeeysiimaha waxa aan aniga xiiseenaayo ?

Goosaar nagu soo biiri walaal 😍

14/02/2024
𝗛𝗶𝗶𝗴𝘀𝗶𝗴𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘀𝗮𝗻𝗮𝗱𝗸𝗮𝗮𝗻 𝗖𝘂𝗿𝗱𝘂𝗻 𝗸𝗮 𝗮𝗵,Waa inaa Ganacsiyada dalka kusoo kordhinoTamar cusub iyo hal abuur saaid ah si aan qe...
24/01/2024

𝗛𝗶𝗶𝗴𝘀𝗶𝗴𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘀𝗮𝗻𝗮𝗱𝗸𝗮𝗮𝗻 𝗖𝘂𝗿𝗱𝘂𝗻 𝗸𝗮 𝗮𝗵,
Waa inaa Ganacsiyada dalka kusoo kordhino
Tamar cusub iyo hal abuur saaid ah si aan qeyb
uga qaadano xalka ganacsigooda.

𝗕𝗮𝘀𝗲𝗱 𝗼𝗻 𝘁𝗵𝗲 𝗻𝗲𝗲𝗱𝘀 𝗼𝗳 𝘁𝗵𝗲 𝗰𝗿𝗲𝗮𝘁𝗶𝘃𝗲 𝗮𝗻𝗱
𝗮𝗱𝘃𝗲𝗿𝘁𝗶𝘀𝗶𝗻𝗴 𝗯𝘂𝘀𝗶𝗻𝗲𝘀𝘀, 𝘄𝗲 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗲 𝘄𝗶𝘁𝗵 𝘆𝗼𝘂
𝗼𝘂𝗿 𝗺𝗼𝘀𝘁 𝗶𝗺𝗽𝗼𝗿𝘁𝗮𝗻𝘁 𝘀𝗲𝗿𝘃𝗶𝗰𝗲𝘀:

🎨 Branding & Identity
💻 Graphic Design
🌐 Web Hosting & Development
🖌️ Content Creation
📢 Digital Marketing

Don't make mistakes this year, Elevate your business and go the extra mile for your business. Let's Talk together your online business solutions! 💼✨

Get in Touch 👇
https://wa.me/message/WWSFI5OA3ORCM1
Email: [email protected]

𝗗𝗼𝗼𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗧𝗩 𝗰𝗮𝗮𝗹𝗮𝗺𝗸𝗮.1: Ciribtirka Fakhriga iyo yareenta heerka shaqa la'aanta.2: Dhibaatooyinka isbadalka cimilada iyo s...
22/01/2024

𝗗𝗼𝗼𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗧𝗩 𝗰𝗮𝗮𝗹𝗮𝗺𝗸𝗮.

1: Ciribtirka Fakhriga iyo yareenta heerka shaqa la'aanta.
2: Dhibaatooyinka isbadalka cimilada iyo samayntiisa sida loo waji hi karo, loo yareen karo dhibtaadaas Nagu soo food leh sanadaha danbe.
3: Waxbarashadda: ka doodidda waxbarashada cusub ee digital ka ah iyo mida Traditional ka ah
4. Isbadalka xowliga ah ee Technology da soo kordhisey iyo sida loola jaan qaadi karo

𝗗𝗼𝗼𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗧𝗩 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗱𝗮

1: Maxay raga somaaliyeed ku doorteen Gabdhaha Morroco.
2: Gabdhu in lala guursadaa Ma haboontahy
3: Naag laqabo Mashaqaysan kartaa Iwm.

Gooplus ®️
19/01/2024

Gooplus ®️

New Year, New Mission
Extra Mile Big Impact ( 𝗧𝘂𝗿𝗻 𝗢𝗻 🔔 )

𝗧𝗮𝗹𝗹𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝗳𝗶𝗸𝗿𝗮𝗱 𝗴𝗮𝗻𝗮𝗰𝘀𝗶 𝗼𝗼 𝗚𝗮𝗯𝗱𝗵𝗮𝗵𝗮 𝗮𝗻𝗳𝗶𝗰𝗶 𝗸𝗮𝗿𝘁𝗮.Gabdhaha ad bey u jecel yihiin ineeganacsiyo samestan Ikn dhibka heest...
04/01/2024

𝗧𝗮𝗹𝗹𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝗳𝗶𝗸𝗿𝗮𝗱 𝗴𝗮𝗻𝗮𝗰𝘀𝗶
𝗼𝗼 𝗚𝗮𝗯𝗱𝗵𝗮𝗵𝗮 𝗮𝗻𝗳𝗶𝗰𝗶 𝗸𝗮𝗿𝘁𝗮.
Gabdhaha ad bey u jecel yihiin inee
ganacsiyo samestan Ikn dhibka heesto
waxu yahay, Gabar Medicine baratay aa waxe ku leedahay waxaa libinaa ( Creams ka lesku cadeeyo) waad iibin kartaa Ikn soo k**a
ficna meesha aad Cream libin laheed oo
Gabdhaha isku cadeeyaan inaa la timaado fikrad ah (Daawo anfaceysa Gabdhaha is cadeeyey ee is cadeeskii ku xanunsadey maqaarkooda).

Ganacsigu waa ka jwbida baahida Bulshada!

31/12/2023

Sanadka intusan dhaman hal su’aal ikaga jawaba somaliyey, 2024 hadii Qaranka iyo qabiil kaga iska hor yimadan yaa garab siin laheed ?

29/12/2023

Reer Hiirshabeele caawa madaxiina Facebook ku joognaa hadii kale, Niman Muriidi Mayoow Muungaale soo tabal caareestey aa uga guuri laheen facebook .

Beri lee Caasimadda hanala taabsanina 😂

14/12/2023

Jimca wanaagsan, Like saar Page ka hadii aanan deen lakugu laheen 😂

Da’da uu jiro iyo cuqdada laabtiisa biya dhigatey isma lahan, Gacantaa jari weydo waala dhunkadaaye adeeroow dhunko **aa...
13/12/2023

Da’da uu jiro iyo cuqdada laabtiisa biya dhigatey isma lahan, Gacantaa jari weydo waala dhunkadaaye adeeroow dhunko

**aayga ❤️

Address


Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252625132101

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Goosaar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Goosaar:

Videos

Share

wac Number kan 0615132101

soo dalbo Logo Design O qaali ah

Nearby media companies