Muxzin Production

Muxzin Production Kusoo dhawoow bogeena Facebook. Follow and Like our page.

25/03/2024

Challenge mr beast rigooleh

19/03/2024

Boska gabadha hadi aad joogi lahayd maxaad sameyn lahayd

Ramadan Mubarak qarabo
19/03/2024

Ramadan Mubarak qarabo

11/03/2024
Ramadan Mubarak ☪️
11/03/2024

Ramadan Mubarak ☪️

20/02/2024

Dhulkeena qurux badanah

07/02/2024

War deg deg deg ah abwaan nageye oo hada hadlay io wax badan ayuu ka shifay

Laacibka ugu wanaagsan ee tartanka ayaa la guddoonsiiyay Diini Maxamed Daahir oo ka tirsanaa ciyaartoyda dowladda Galmud...
05/02/2024

Laacibka ugu wanaagsan ee tartanka ayaa la guddoonsiiyay Diini Maxamed Daahir oo ka tirsanaa ciyaartoyda dowladda Galmudug ee tartanka ku guuleystay.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoonsiiyay.

Laacibka ugu wanaagsan ee tartanka ayaa la guddoonsiiyay Diini Maxamed Daahir oo ka tirsanaa ciyaartoyda dowladda Galmud...
05/02/2024

Laacibka ugu wanaagsan ee tartanka ayaa la guddoonsiiyay Diini Maxamed Daahir oo ka tirsanaa ciyaartoyda dowladda Galmudug ee tartanka ku guuleystay.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoonsiiyay.

Caddeeymaha dhaawacyadii gacmaha  gacankudhiiglaha ee aan horay idiinla wadaagay.KU QANAC RUNTA QARAAR.
05/02/2024

Caddeeymaha dhaawacyadii gacmaha gacankudhiiglaha ee aan horay idiinla wadaagay.

KU QANAC RUNTA QARAAR.

Mid aan Bajaaj Raac u diray Ayaa ii Gambisay Balse weey ii cudur daaratay, Kadib waan iska soo baxay magaalada ayaan soo...
04/02/2024

Mid aan Bajaaj Raac u diray Ayaa ii Gambisay Balse weey ii cudur daaratay, Kadib waan iska soo baxay magaalada ayaan soo aaday, waxaanba U imid iyadoo Meel dhan u kala kacsan tahay.

Markaasbaan Aaminay Oraahdii ahayd “Qoraxdu Inta ay kaa maqantahay Dad kale ayeey i feeysaa”😁😁.

30/01/2024

Farxiyo fishka oo markii ugu horeysay live tiktok soo gasha dawasho wacan

30/01/2024

Way way wlhi way cod macan yihin sii Share gareya asxabey

26/01/2024

Easy is not easy

18/01/2024

sii sheer gareya

Geeridu waa Xaq Laakiin Tan waa Masiibo.😭Afar isbuuc kahor Ayuu Arooskeedu Ka Dhacay Magaalada Dooloow ee Gobolka Gedo ,...
15/01/2024

Geeridu waa Xaq Laakiin Tan waa Masiibo.😭

Afar isbuuc kahor Ayuu Arooskeedu Ka Dhacay Magaalada Dooloow ee Gobolka Gedo , isla Maalinkaas Waxaa Geeriyootay ayeeydeed Hooyo oo Hambalyadii Tacsi Ayaa Dabooshay , isbuuc Kadib ayaa Saygeedii oo Nairobi Kusugan Loo Kaxeeyey, Waxaana sii Galbisay Habaryarteed Hooyadeed La Dhalatay oo uwadday Nairobi.

Qadarta Eebbe, Duleedka Magaalada Gaarisa Ayey Shil Baabuur Ku Galeen Waxaana Halkaas Ku Geeriyooday Dhowr Qof oo ay Kamid Tahay Habaryarteed oo ahayd Qoftii uwaday Guriga ay ku Aqal Gali Lahayd oo Ku Diyaarsanaa Magaalada Nairobi , ayadana Dhaawac Halis ah ayaa soo Gaaray oo Waxaa Dhiig Kaga Furmay Madaxa Koomo Ayeyna Gashay , Qaliin ay Gashay Kadib Waa Lagu Guuleystay Balse isbuuc Kadib Shilka Saaka ayaa ilaahay oofsaday oo ay Geeriyootay.

Inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun aynu uducayno Walaasheen aasiya.

Khalaas Saakay Way Bexeen Xulka Koonfur Galbeed by by Muqdisho Baydhabo janaayo 💔💔💔
14/01/2024

Khalaas Saakay Way Bexeen Xulka Koonfur Galbeed by by Muqdisho Baydhabo janaayo 💔💔💔

12/01/2024

way cala calen wlhi ayaaga is diilay say waxay leyihiin waa baabanay

Waxan sameyno yaa sameyn kara he viva Galmudug💙🤍💚🦁👑 🥰
12/01/2024

Waxan sameyno yaa sameyn kara he viva Galmudug💙🤍💚🦁👑 🥰

12/01/2024

galmudug guul fanka ficilbaa inoo dheer

Degdeg:- Sida hadda aan ka xaqiijiyay ehelka waxaa dalka Jabuuti ku dhimatay wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye . Waxaa la ...
20/12/2023

Degdeg:- Sida hadda aan ka xaqiijiyay ehelka waxaa dalka Jabuuti ku dhimatay wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye .

Waxaa la ii xaqiijiyay in qalliin ay gashay maadama maalmahan ay xanuunsanayd kadibna isbitaalkii la geeyay ay ku geeriyootey.

Adduunyo meel la isku soo joogo lama hubo ee aan u duceyno wasiiradeenna.

13/12/2023

video qurxoon soo socda come son

10/12/2023

Mid Cabtooy ah Ayaa Lookeenay Warqad Qaan Sheegad ah 📝

Ee Kuxusantahay Biya Udhigma $100 Inuu Cabay Bishaan 💵

Qoladi Ceelka Ayuu Wacay Waxuuna Kudhahay:💬

Ilaaheey igatahay inanan Cabin Biyaha Aad Igusheegateen 👀

Ee ilinti Katimid Xalay Taageerayaasha Arsenal
Maa Igu Dalacdeen 😂😂😂😱

Mention taageere Arsenal kana dhuumo 😂😂🙈

10/12/2023

guur waa burwaaqo

10/12/2023

Maanta waxan maqlay gabar jaceylkeda ku dhaheysa "xppi waxan rajeyn laha dunida inan kaligena kuso harno"

Marka aqyaarey dadka islaamed yaan la dhibin mid walbo qabrigiisa ha galo ⚰️😂😂

sawiro qurxoon igu imow malinta aad dhalasho dhiganeyso io video qurxoon
10/12/2023

sawiro qurxoon igu imow malinta aad dhalasho dhiganeyso io video qurxoon

03/12/2023
ma u bahan tahay sawiro qurxoon in laga qado xalfad ama siminar io wixii la hal malo oo lagu sarayo fraam io logada gana...
03/12/2023

ma u bahan tahay sawiro qurxoon in laga qado xalfad ama siminar io wixii la hal malo oo lagu sarayo fraam io logada ganacsigada hadi aad ubahan tahay ila soo xarir

meel walbo aad joogto waa kugu imanah

03/12/2023

wixii ku dhacay la yabay wlhi

Address

Waberi
Mogadishu
0000

Telephone

+252612418531

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muxzin Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share