Muuqaal Warbixin:
Xaflad ay ku qalin bedelanayeen arday dhameysatay dugsiga sare oo gaarsay 105 arday kuwaas oo ka qalin jabinayay iskuulada cumar bin Al khadab iyo Abubakar Alsidik oo kamid ah iskuulada jamciyadda hoos yimaada ayaa lagu qabtay magaalada mogadishu.
Xafladda ayaa waxaa goob joog ka ahaa maamulka sare ee jamciyadda abubakar alsidik,maamulka iyo macaliminta iskuulada jamciyadda,waalidiin,arday iyo xubno ka socday kaamacadaha dalka.
Jamciyadda abubakar alsidik ayaa ah hayad u taagan horomarinta iyo taabo galinta waxbarashada dalka.
#DHAMBAAL
#Xaflad
#graduation
Xafladda qalin bedelashada dufcada 6 aad ee machad barashada daraasaadka islaamida ah معهد المحراب للدراسات الإسلامية
#Xaflad
#qalinjabin
#dhambaaltv
Warbixin: Magaalada mogadishu ayaa lagu qabtay Xafladda Caleemasaarka midowga ardayda 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐘𝐚𝐫𝐦𝐮𝐮𝐤 taas oo ay kasoo qeybgaleen marti sharaf kala duwan,waalid,jaamacado,Shirkadda isgaarsiinta Hormuud iyo marti sharaf kale.
Xaflada nuucaan ah ayaa noqoneysa mid aan hora looga baranin dugsiyada gobolka banadir.
Warbixin:xafladda qalin jabinta dufcada 8-aad ee baratay qur'aanka karimka iskuulada New generation international school iyo Ahlaam international school.
#dhambaaltv
#DHAMBAAL
#xaflad.
#qalinjabin
xafladda qalin jabinta dufcada 1-aad we machadka daraasaat ka qur'aanka iyo culuumtiisa ee Nuurul Macrifa oo ay ka qalin bedesheen in ka badan 20 arday oo isugu jirta xufaad iyo kuwa khatimay qur'aanka karemka.
#dhambaaltv
#Mogadishu
Degmada daarusalaam ee magalada mogadishu ayaa waxaa laga furay masjid loogu magacdaray saxaabiga sacad ibnu mucaad,wuxuuna kamaid noqon doona masaajidda ay maamusho jamaciyadda Abubakar Alsidiiq oo ah jamciyad ka shaqeysa hormarinta masaajidda.
#dhambaalTV
#mogadishu
xafladda qalin jabinta machadka 𝐝𝐚𝐚𝐫𝐮𝐬𝐮𝐧𝐚𝐡 ee barashada qur'aanka kareemka iyo culuumtiisa ee degmada dharkeyn leey magaalada mogadishu.
#dhambaaltv
#mogadishu_somalia
Ruweydo yariiseey: " waxaan nahay family dun iyo cirbad waxaana tolaa farshaxanka dun iyo cirbad"
Cabdiraxman saciid axmed: shirkadda Som Fire protection and Security Inc. Waxay idin keentay qalab gurigaaga adoo jiifka kusoo wacaya haddii goobtaada shaqo uu dab ka kaco"
Saciido maxamed cartan: "ANSU waa aplication aad si online ah aad uga adeegan karted aadna ka helaysid in la badan 15 kun oo products ah"
Xamse xaaji baasto "Ice creamka waxaan ka sameynaa qudaarta dalka sida cambaha,qaraha iyo wixii la mid ah" @sweet and roll
#suuqweynahamogadishu
#dhambaaladvert
#dhambaaltv
Safnaa herbal oil "waxaan idiin haynaa saliido,careams iyo wax yaabo badan oo fashion ah waxaana idin sameynay qiimo dhimis"
#suuqweynahamogadishu
#dhambaaltv
Shirwac faarax kulane: "xarunta kaararka caafimaad ee soomaaliyeed waxaad ka helaysaan,kaarka qoyska kaarka ardayda,iyo kaarka shaqsiga"Somali Health Cards Center .
#suuqweynahamogadishu
#dhambaaltv
#dhambaaladvert
Ubax yacquub: "waxaan iibininaa dhirta guryaha lagu qurxiyo gudaha iyo banaankaba"
@treehouse
#suuqweynahamogadishu
#dhambaaltv
Maama xirsiyo Abdulle siyaad: " waa sanadii 4aad ee aan ka qeyb galayno barnaamijkaan suuqweynaha mogadiahu waa barnaamij qiimo badan oo dhiiro galiyay dhalinyarada ganacsiga ku jira"
#suuqweynahamogadishu
#dhambaaltv
#dhambaaladvert