Jamaacada Shiekh Yusuf Direed

Jamaacada Shiekh Yusuf Direed kusoo dhawada page Kan oo aan kusoo gudbino qeerka iyo wacdiyada

06/01/2025

Siyaarada Sheekh Cali Samatar oo lagu Qabtay Magaalo Diimeedka Lagu'risqay, ee Gobalka, Mudig.

SAWIRO Siyaarada Sheekh Cali Samatar oo lagu Qabtay Magaalo Diimeedka Lagu`risqay ee Gobalka Mudug.
06/01/2025

SAWIRO Siyaarada Sheekh Cali Samatar oo lagu Qabtay Magaalo Diimeedka Lagu`risqay ee Gobalka Mudug.

06/01/2025

GL Saadaq Shiikh Yuusuf Direed Ayaa Siyaarada Shiikh Cali Samatar Xasan Allaha Unaxariistee kaqayb galay
Nala Socda Axbaabta

08/11/2024

Degmeda Guriceel oo lagu Qabtay Siyaarada Macalim Cali Cabdi Xirsi.

31/10/2024

Dr.Sheikh Mohamed Shakir Ali Hassan iyo Muqdisho kagaqayb galay siyaarada shiikheena shiikh cabdulqaadir jiilaani رحمه الله تعالى رحمة واسعة واسكنه الفردوس الأعلى يارب العالمين.

23/10/2024

Dhuusamareeb oo Maanta lagu Soo Dhaweeyay
Muftiga Magaaladaasi Sheekh Xuseen Shidane:

Waxaa Maanta Dhuusamreeb Si Diiran loogu Soo Dhaweeyay Muftigii Dhuusamareeb Sheekh Xuseen Shidane oo Safar Caafimaad ug...
23/10/2024

Waxaa Maanta Dhuusamreeb Si Diiran loogu Soo Dhaweeyay Muftigii Dhuusamareeb Sheekh Xuseen Shidane oo Safar Caafimaad ugu Maqnaa Dalka Dibadiisa.


16/10/2024

Dhuusamareeb oo lagu Qabtay Siyaarada Sheekh Cabdul Qaadir Jiilaani.

07/10/2024

Shiiq Cali Nuur Cilmi ayaa wacdi ka jeediyay gogosha dib u heshiisiinta beelaya Mareexaan iyo Surge.

28/09/2024

Waraysi Tariikh Nololeedka Sheikh maxamuud guraceel ( sheikh maxamuud Al-Ashari )

26/09/2024

Deegaanka Farjano oo ka mida deegaannada ay ka hirgaleen adeegyada Bulshada ayaa lagu qabtay Munaasabada Dhalashada Nabigeena Muxammad NNKH.

25/09/2024

Xananleey oo Lagu Qabtay Xuska Mawlidka Nabiga.

24/09/2024

Waxa Aan isugu Nimid Tacsida Sheekh Maxamed Baardheere,
Sheekh Xasan Aadan.

24/09/2024

ilaahay ha u Naxariisto Sheekh Maxamed Baardheere,
Sheekh Daahir Cabdulle,

24/09/2024

Sheekh Cali Nuur Cilmi
"Waxaan Halkaan Tacsi uga Dirayaa Qaraabadii eheladii iyo Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed Geerida Sheekh Maxamed Sheekh Cabdulaahi Baardheere,

24/09/2024

Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan Ayaa Katacsiyeeyay
Geeridi Xanuunka Badneed Xili Oo Kusugnaa Aaska Shiikha
Sh Maxamed Sh C/lahi Baardhere
Raxmatullaahi Caleyhi

24/09/2024

Mawcido cajiib ah oo kahadlaysa mawliidka nabiga scw.

20/09/2024

Haanta-dheer Muqdisho. Xuska dhalashada Nabigeenna Muxamed NNKH ayaa mar kale maanta lagu qabtay maagalada Muqdisho.

Address

Https://maps. App. Goo. Gl/xDpGagZYeSHNJrWv 9
Mogadishu
JAMAACATUREERSHIIQYUSUFDIREED

Telephone

+252624377047

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jamaacada Shiekh Yusuf Direed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share