Mohamed Lafole Baashi

  • Home
  • Mohamed Lafole Baashi

Mohamed Lafole Baashi Journalist

All eyes are on him.
18/06/2024

All eyes are on him.

Mashaqadda Manta kataagan Dalka Ninkii kabixin lahaa.Mudane Madexweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo in badan Waa La tabey.
11/06/2024

Mashaqadda Manta kataagan Dalka Ninkii kabixin lahaa.

Mudane Madexweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo in badan Waa La tabey.

05/06/2024

Hello Garissa🇰🇪❤

04/06/2024

Hamplyo Laamanaha Ugu Shiddan Ifo_Nuura, Maanta waa Maalintiina, Farxad ii tahay in aan Ka Qeeb galo Arooskina Sxbky adiga iyo Duma❤🖤

Noqda kuwii isku waara oo ubad qeyr Qabo kala helo inshaallah Amin Amin ya rabi 🤲🤲🤲❤

 : Sacdihii lasoo Dhaafey Waxa account Fake ah oo laga sameystey Magaciisa oo la iskaga dhigaayo Agaasimaha ugu Saameyñt...
28/05/2024

: Sacdihii lasoo Dhaafey Waxa account Fake ah oo laga sameystey Magaciisa oo la iskaga dhigaayo Agaasimaha ugu Saameyñta badan Konfur_galbeed Somaalia iyo Agaasimaha guud ee wasaarada Tamarta iyo kheyraadka Biyaha DKG Jey Jey Abdullahi hajji oo dadka looga qaraabto Magacisa.

Iska ilaliya Facebookgaas Wax kajiro Malahan waana Mid laga been abuuranayo Agaasime jeylaani, waa in Sida ugu Dhaqsiyaha badan Report Dhahnaa.

Baidhabo: Wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayo agaasimaha guud ee wasaarada tamarta iyo kheyraadka biyaha Mudane Jeylaan...
22/04/2024

Baidhabo: Wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayo agaasimaha guud ee wasaarada tamarta iyo kheyraadka biyaha Mudane Jeylaani Xaaji isuguna jira Madax ka kale socota midowga Yurub iyo haayada UNICEF Somalia.

Ayaa Maanta kormeer ku tegay goobo ay ka socdaan shaqooyin biyo galin loogu sameynayo qeybo kamid ah kaamamka barakacaayasha iskana kaashanayaan wasaarada iyo unicef midowga yurubna maal galinayaan.

Ciid wanaagsan dhammaan ummadda Soomaaliyeed! Ciiddan teeda kale ilaahay haynagu gaadhsiiyo nabad iyo nolol inshaallah❤️
09/04/2024

Ciid wanaagsan dhammaan ummadda Soomaaliyeed! Ciiddan teeda kale ilaahay haynagu gaadhsiiyo nabad iyo nolol inshaallah❤️

Boqor Kubada cagta cawa oo mar kale dhaliyay Hat-trick 🚨 CAJIIB! Cristiano Ronaldo ayaa 43 daqiiqo gudaheed u dhaliyay H...
02/04/2024

Boqor Kubada cagta cawa oo mar kale dhaliyay Hat-trick

🚨 CAJIIB! Cristiano Ronaldo ayaa 43 daqiiqo gudaheed u dhaliyay Hat-trick mar kale Al Nassr! 😍

⚽️⚽️⚽️ Hat-trick 22 daqiiqo gudahood
⚽️⚽️⚽️ Hat-trick 43 daqiiqo gudahood habeenkii

Labo Hat-trick saddex maalmood gudahood, 39 jir waa Mid mucjisa ah ! 👏👏

Maxaad ku tilmaami lahayd

Halkani Waa Bartamaha Magaladda Hargeysa❤
02/04/2024

Halkani Waa Bartamaha Magaladda Hargeysa❤

WAR DEG DEG AH: Puntland oo aqoonsigii kala laabatay dowladda federaalka.
31/03/2024

WAR DEG DEG AH: Puntland oo aqoonsigii kala laabatay dowladda federaalka.

Natiijada la sii ogyahay ee ay qorsheeyeen Madaxtooyada iyo Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya in ay ka soo ba...
29/03/2024

Natiijada la sii ogyahay ee ay qorsheeyeen Madaxtooyada iyo Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya in ay ka soo baxdo fadhiga Labada Aqal ee loo ballansan yahay maalinta Sabtida ah 30ka Maarso 2024, waa mid sii cadayneysa in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud uusan danaynaynin wada jirka iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed, oo uu kashaqaynayo oo kaliya dano u gaar ah..

Qorshaha haatan socda ee Madaxweynuhu uu ku doonayo in uu kula wareego awoodaha Baarlamaanka iyo Guddoonka Labada Aqal ee la xisaabtan la’aanta xukuumadda, doorka hoggaamineed ee Ra’iisul-Wasaarah iyo hannaanka doorashooyinka, gaar ahaan masuuliyadaha heer xukuumadeed iyo heer dowlad-goboleed ee soo xulista Guddiga Doorashooyinka waa mid caddeyn u ah nooca dastuurka iyo doorashooyinka uu doonayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud.

Waxaa nasiib darro ah in Madaxweyne Xasan uu dhagaha ka furaysto tallooyinkii iyo dadaalladii lagu saxayey hannaanka loo marayo dib u eegista Dastuurka iyo in heshiis siyaasadeed laga gaaro qodobbada masiiriga ah, si dalku uu u yeesho dastuur heshiis lagu yahay.

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxay qaadeen jid halis ku ah sharciyadda iyo jiritaanka dowladnimada dalkeenna, sidaas awgeed waxaan ugu baaqaynaa in ay ka waantoobaan, kuna soo celiyaan Golaha shaqada ay wakiilka uga yihiin shacabka Soomaaliyeed ee ah ilaalinta sharciga iyo midnimada dalka.

Dastuurkan la rabo in lagu meel mariyo hanaan sharci darro ah, oo aanan haysanin aqbalaad bulsho, iyo heshiis umadeed, marnaba uma aqoon doonno dastuur leh sharciyad iyo dhaqangal, maadama uusan ka turjumeynin xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo qodobbadii tiir-dhexaadka u ahaa dib u heshiisiintii siyaasadeed ee ummadda Soomaaliyeed, sida awood qaybsiga.

Go’aan kasta oo baalmarsan xeer hoosaadka Baarlamaanka, heshiiska siyaasadeed ee Madasha Qaranka oo markii h**eba ay ka maqnayd Puntland iyo habraac si fowda ah loogu codeeyey oo aan heshiiska lagu aheyn ee Guddoonka Baarlamaanku ay ku doonayaan in ay ku meel mariyaan hindisaha halka dhinac ah ee dastuurka, waxa uu noqonayaa mid aan sharciyad haysanin.

Haddii Madaxtooyadu ay ku sii dhago adeygto qorshahan halista ku ah qarannimada Soomaaliyeed waxaa muhiim ah in la isugu yimaado shir wadatashi oo ay ka soo qeyb-galayaan masuuliyiinta iyo daneeyeyaasha siyaasadeed ee Soomaaliyeed, kaas oo lagu ilaalinayo dowladnimada iyo midnimada dalkeenna iyo dadkeena.

Wa Billaahi Al-towfiiq

25/03/2024

WAR DEG DEG AH: Garoowe_ Puntland war weyn ayaa kasoo wajahan oo ku aadan wax kabedelka Dastuurka iyo Mustaqbalka Soomaaliya.

GOOR DHAW LA SOCO.

Caasimadda Garoowe iyo Xabiibul Malaayin.
21/03/2024

Caasimadda Garoowe iyo Xabiibul Malaayin.

MW h**e Xildhibaan Shariif Shiikh Axmed Shir Jaraa’id “Shalay aniga Madaxweyne Xasan Shiikh iyo rag kale oo mucaarad ah ...
21/03/2024

MW h**e Xildhibaan Shariif Shiikh Axmed

Shir Jaraa’id

“Shalay aniga Madaxweyne Xasan Shiikh iyo rag kale oo mucaarad ah halkan ayaan wada taagneyn annagoo ka horjeedno Farmaajo oo aan ku eedeyneynay hannaankii doorashada inuu afduubay , qabiilnimo ma aheyn waxa aan ku diidaneyn . Maanta wixii aan barigaa wadajir u diidaneyn wax ka culus ayaa socda, dastuur umaddu wada leedahay ayuu Madaxweynuhu leeyahay sidan rabo haleygu qoro,oo yaan leyga farafareyn, cidna kalama tashanayo.

Waxaan u sheegayaa walaalkeey xitaa hadii wax aan sax aheyn ay Baarlamaanka mariyaan ma shaqeyn doonaan.

Waxaa intaa dheer muddo ayaan uga caqli celineynay sanad ka badan Madaxweynaha inuu ka joogo ummadda wax ayan u dhameyn. Wax kasta waxa ay gaareen hadda heerkii ugu hooseeyay oo qabyaaladii baa xoogeysatay , is aaminaadii ayaa hoos u dhacday.
Waxaan leenahay Madaxweyne ku soo laabo waddada saxda ah , dalkaan ha gaarsiin meel aan laga soo celin karin , wixii shalay aad diidaneyd cid kaa yeeleysa ma jirto “

Update: Xabiibul Malaayin Mudane Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo  iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray mag...
21/03/2024

Update: Xabiibul Malaayin Mudane Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe, waxaana kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Masuuliyiinta Goleyaasha kala duwan ee Puntland iyo Shacabka Garoowe.

Ugu Dambeyntii, Aabaha Siyaasadda Soomalia Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo oo Gaarey Magaladda Garoowe, xili Si diiran...
21/03/2024

Ugu Dambeyntii, Aabaha Siyaasadda Soomalia Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo oo Gaarey Magaladda Garoowe, xili Si diiran usoo dhoweyay Madexweyne Dani.

Dhanka kale Waxaa Barito Lasugahayaa Madexweyne Sharif Sheikh Ahmed

Waxaa Manta Magaladda Garowe caasimadda Puntland kusoo wajahan Xabiibul Malaayin Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo.
21/03/2024

Waxaa Manta Magaladda Garowe caasimadda Puntland kusoo wajahan Xabiibul Malaayin Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo.

“In kabadan (70) Xildhibaan Ka tirsan labada Aqal Ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa ka hor yimid wax-Ka-bedelka Dastuurka O...
18/03/2024

“In kabadan (70) Xildhibaan Ka tirsan labada Aqal Ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa ka hor yimid wax-Ka-bedelka Dastuurka Oo ay Ku Sheegeen in dadka iyo dalkana lagu kala fogeynayo,

ETV.

Address


Telephone

0613124585

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Lafole Baashi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Lafole Baashi:

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share