War Sugan

War Sugan halkan waxaad kala soconaysan war lagu kal soonaan karo

30/05/2024

...Difaaca Cirka Ee Diyaaradaha Helicopters-ka Iyo Burburinta Xoogaga Cadawga Iyo Madaafiicda Hoobiyayaal Oo Guutada A**l Qudus Waqooyiga Marinka Gaza. Al-Aqsa

28/05/2024

Dawo muqalka Ururka Xisbullah ayaa rasaas ooda uga qaaday qalab basaasnimo ah oo lala beegsaday xerada ciidamada Israa'iil ee Al-Abad oo ku taal xadka koonfureed ee Lubnaan.

Isbitaalka Martyrs Al-Aqsa ee Gaza ayaa wajahaya dhibaato halis ah - ilaa 1,200 bukaan oo ku jira xaruntan caafimaad aya...
25/05/2024

Isbitaalka Martyrs Al-Aqsa ee Gaza ayaa wajahaya dhibaato halis ah - ilaa 1,200 bukaan oo ku jira xaruntan caafimaad ayaa halis ugu jira inay dhintaan shidaal la'aan awgeed.

Maamulka isbitaalka ayaa ka digay masiibo caafimaad oo soo wajahda bukaanada hadii aan shiidaalka lagu keenin saacado kooban. In badan oo ka mid ah cisbitaalka ayaa h**eba koronto la’aan ahaa, mugdiguna wuxuu halis gelinayaa nolosha bukaannada.

Israa'iil ma joojinayso weerarrada ay ku hayso Rafah, inkastoo ay go'aan ka soo saartay maxkamadda caalamiga ah ee cadaa...
25/05/2024

Israa'iil ma joojinayso weerarrada ay ku hayso Rafah, inkastoo ay go'aan ka soo saartay maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda Miki Zohar,

Wasiirka Dhaqanka iyo Isboortiga ee Israa’iil, ayaa sheegay in ka sakow go’aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda, haddana ay sii socon doonaan weerarrada ka dhanka ah degaanka Rafah ee koonfurta Marinka Gaza.

Sida ay sheegayaan wararka hordhaca ah, badhtamaha dalka Yemen ee gobolka Al-baydha, diyaarad dagaal oo Maraykan ah oo a...
20/05/2024

Sida ay sheegayaan wararka hordhaca ah, badhtamaha dalka Yemen ee gobolka Al-baydha, diyaarad dagaal oo Maraykan ah oo aan duuliyaha lahayn ee “MQ-9” ayaa ku burburtay, taas oo ay soo rideen ciidamada difaaca cirka ee Yemen.

Diyarada wafdiga madaxwaynaha iiran uu ku jiray oo laxaqiijiyay in ay kuburburtay dalkasi
19/05/2024

Diyarada wafdiga madaxwaynaha iiran uu ku jiray oo laxaqiijiyay in ay kuburburtay dalkasi

17/05/2024

Muuqaal la soo duubay ayaa muujinaya difaaca cirka ee Yemen oo soo ridaya diyaarad aan duuliye lahayn oo uu leeyahay Mareykanka MQ-9, kaasoo dhaq-dhaqaaqyo cadawtinimo ah ka waday hawada gobolka Marib.

Flowe dheh saad ula socoto warka calamka markay dhacayan

17/05/2024

Dawo muqaal shiishyahan falstna oo tooganaya askari isra**l waqoyiga marinka qasa

15/05/2024

🤣🤣🤣 Muqaal kan hada ku qosli waydo dhaqtar aad cadi ma tuhid

15/05/2024

Alab lagu wareray oo jayna dumarka somaliyed looga kenay ma gacma gashiba xage lagu xirta gabaray commentiga nagula wadag 🤣🤣🤣

Shirkada soo sarta gradka macmalka ah ee OPenAI  ayaa soo sartay nooc cusub oo kii h**e ka waxtar badan sida inu kula ha...
15/05/2024

Shirkada soo sarta gradka macmalka ah ee OPenAI ayaa soo sartay nooc cusub oo kii h**e ka waxtar badan sida inu kula hadlikro sida qof aad ula shekaysan karto waxna waydiin karto inu wax arki karo sida in camerada aad ka tusta wax uuna kuu sharaxo

Waa sida in uu wax arko waxna maqlo halka awal ka aha qoral oo kaliya arintan aya la filaya inay dunida wax wayn ku soo kordhin doonto
GPT4 O!

15/05/2024

🔥 Saldhigga weyn ee ciidamada yahuda aya dabkan ka kacay shalay

15/05/2024

Gantalkan ma ka lexan karay askarigan hadi uusan ku mashqul sanaan lahayn talefonka .....muqalkan waa lubnan kooxda iska cabinta oo xera basaaska iyo diyaradaha askari ku jira gantal la helay

14/05/2024

Waliga ragaw sidan ma kugu dhacday 🤣

Warshada u dhiganta kuwa dalalka hormaeay oo soo saeta baburta raxada aya laga dah furay dawld deganka somalidaNabada iy...
14/05/2024

Warshada u dhiganta kuwa dalalka hormaeay oo soo saeta baburta raxada aya laga dah furay dawld deganka somalida

Nabada iyo cadalada deganka iyo madxwayne daacad aya surgaliyay hormarkan balsa inu sii wara adgtahay hadan xilka si saxa oo xor lagu dooran madaxda deganka oo daah furan

Madaxwayme deganka DDS MMC

13/05/2024

Hadi midabkan aad ku aragto cirka Waxa micnahedu yahay in falara birlab ah kayimid qoraxda kulaylkeeda inay soo gareen dhulka

Falaraha iyo awooda danabaysan ee birlabta ah waxay qatar galin karan ama khal khal ku abuuri karan waxkasta oo ku shaqeya qul qulka danabka am birlabta sida korantada xargaha isgarsiinta ee intarnetka dayax gacmedyad taso keni karta in hormarka isgarsiinta bini aadunku garay ay danto lana wayo wax qalaba oo shaqeya

Balsa arintan ma aha mid dhawan dhacaysa waa wax soo badanaya awal waxa iftinkan lagu arki jiray cirfyada dhulka dhanka waqoyi balsa hada wadama badan aya sanadahan lagu arkay tan waxy mu jinaysa in kulaylka dunidu sii siyaday difaca lakabka dhulka ka sareyana daciifay ama wasaqoobay

Maxay kula tahay inad ku nolan karta duni aan lahayn isgarsiin iyo intarnet toona sida qarnigi 18 tobnaad ee fardaha iyo seefaha usana jirin gantal lahago iyo casriga manta la marayo ayna sheka noqoto waba talefon la istic mali jiray

11/05/2024

dumarkan wax fiican maysan samyn oo gobanima leh xita muqalkan in laga bahiyo waa uu diidana inta aysan dilin

Ana qabiil gobalka mudug mar xuunka all ha unaxaristo

War dag daga Ugu yaran shan gantal ayaa laga ganay waqoyiga ciraq la lan bar tilmamaystay saldhig miltari oo maraykanku ...
21/04/2024

War dag daga Ugu yaran shan gantal ayaa laga ganay waqoyiga ciraq la lan bar tilmamaystay saldhig miltari oo maraykanku ku leeyahay waqoyi bari suriya

Xalada ayaa sii xumanaysa bariga dhaxe

xili xalay uun ahayd marka saldhig ciidmada ciraq garabka iran dhistay ay la kulmen qaraxyo iyo duqaymo marykankuna iska fogeyay inuu ka danbayay duqaynta

Balsa ayagu ku tuhun sanyeen in marykanku ka danbeyay duqaymahas oo qasara garsiiyay saldhiga ay ciidankasi daganayeen

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when War Sugan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share