Reer hebel cid waxa uu diidani ma jirto ee , nin waxa garanaya ha soo dirsato.
Short Film
Waraqa posta... short Film
Efiyisone Taandhada Dorashadu ka qabsoomayso ...
Maxa keenay Waqti in cida sugaysa #Amniga #Tandhada #Efiyisone laysku #Mandhafo?
Qudbad hore
Hadal uu hore u jeediyay gudomiye aqalka sare ee somaliy.
Xildhibaano ku sugna Goobta qaraxa
Xikdhibaan ku sugnaa goobta uu caawa qaraxa ka dhacay ayaa nooga warramay siduu jawiga noqday markuu qaraxa dhacay.
Xeebta liido
Daawo Muqalkii ugu horeeyay ee laga qabtay Qaraxii goordhow ka dhacay Xeebta Liido. Waxaa la sheegayaa in maqaayad lala eegtay
Dagaalka Maroodiga
Dagaal dhex maray Maroodi iyo reero Soomaali ah.
11 Maroodi iyo 4 qof ayaa ku dhintay dagaalkan.
Nimaan Osman ayaa ka warramaya.
Abwaan heelo
Waa kan gabaygi oo muuqaala daawasho wacan
Liintu maah tii qas-qaska ahayd
Wariye Axmed Maxamuud oo ka warbixiyay Liintii Xabsiga lagu dhex siiyay.
Go,aan
Wasiirka Hawlaha Guud oo soo saaray go'aan Caqabad ku ah Dadkii ku tabaaloobay Suuqa Waaheen.
©️SaabTV
Dooni ganacsi
Dooni u Rarnayd Ganacsato Somaliland Oo Uu Caawa Dab Qabsaday
______
Doon Uraran Ganacsatada Somaliland Oo Caawa Dab Ku Qabsaday Dekeda Cadan Ee Tawaahi Hanti Badan Ayaa Doonta Ku Gubatay Sida Ay Sheegayaan Wararka Aanu Ka Helnay.
Doonta Dabku Qabsaday Ayaa Udiyaar Ahayd Inay Usoo Safarto Dekeda Berbera Isla Caawa Intaan Shilku Ku Dhicin.
Badeecadaha Doonta Ku Raran Ayaa Ubadnaa Bagaash Waxaan Inta Ugu Badan Leh Sida Lay Xaqiijiyay Ganacsade Magaciisu Yahay Rashiid Ibraahim Ciise Oo Kamida Ganacsatada Badeecadaha Inta Badan Kasoo Waarida Dalka Yemen Sidoo Kalena Rashiid Ibraahim Ciise Waa Wakiilka Sigaarka Qamdanka Ee Dalka Yemen Lagu Sameeyo.
Doonta Ayaa Waxa Mulkiyadeeda Leh Ganacsade Somalilander Ah Oo Layidhaa Cali Ducaale Waana Nin Caana Oo Mudo Dheer Ka Shaqaynaayay Bada Hadiyo Jeer Ku Shaqeeya Doonyaha.
Wakiilka Doonta Iyo Badercadaha Saaran Ee Cadan Garaad Jibriil Faarax Ayaa Wuxu Sheegay In Dabkii Doonta Qabsaday La Damiyay Khasaare Weynina Ka Dhashay Badeecadihii Doonta Saarnaa Oo Ubadnaa Sigaarka Qamdanka Iyo Subaga Badharka Kuwaas Uu Leeyahay Ganacsade Rashiid Ibraahim Ciise.
Mulkiilaha Doonta Iyo Ganacsadaha Badeecadaha Uga Badani Usaaranyihiin Doonta Aanu Khadka Tilifoonk Kula Xidhiidhnay Noomay Suurta Galin Inaanu Helno.
Xigasho: Mohamed Abdillah Soofadhiiste
Berbera Somaliland.
Dugsig saxafada
Muuqaalkani Waa Sanadkii 2005 iyo Machadkii Tababarka Saxaafada ee AIDAM.
Wariyayaal iyo garyaqaano
Fariinta dawlada hose
Maayir Mooge " Shacabku Ma Imanayaan..... "
Hirsi haaji xasan
Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan oo shaaciyay musharraxnimadiisa. iyo jawigii goobta.